You are here: Home » Opinion » Tacsi: Nabadoon Dayib Guure Faarax
Tacsi: Nabadoon Dayib Guure Faarax
INAALILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeri yooday marxuun NADABOON DAYIB GUURE FAARAX oo shalay Tariikhdu markay ahyd 27/6/2009 ku geeriyooday Magaalada Qardho ee gobalka KarKaar waxaan leenahay eheladii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo janadii fardowssana alle haka waraabsho Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin Waxaa diraaya tacsidaan Dhamaan Aqoonyahanka rer Puntland Ee ku dhaqan Gudaha Puntland .
DR: cabdi Raxmaan Xaaji cilmi (DR BURCI)
ENG: Abdi fataax Cabdiaahi Cartan (JAY JAY)
Dr: Axmed siciid Qaloonbi (Qaloonbi)
ENG: Cabdi qaadir maxamed saleebaan (Xiddo)
Pro: Maxamed Xasan Cabdi Gooni

waxaa na soo gaarsiiyey ruushka78@hotmail.com
Liked this post?
Subscribe to the RSS feed or to Daily email updates, right now!