(Log in)

July 2009

Ka Qayb Qaadasho Dhismaha Dhulka Agoonta ee Gaalkacyo thumbnail

Ka Qayb Qaadasho Dhismaha Dhulka Agoonta ee Gaalkacyo

(July 30, 2009)

Sida aad ogtihiin agoonta magaalada gaalkacyo malahan hoyi ayaga ugaara ee waxay dagan yihiin dugsiga sare ee Cumar Samatar ee Gaalkacyo waxayna dulsaar ku yihiin dugsiga.
Qaylodhaan Abaar iyo Biyo La’aan ah oo Ka soo Baxdey Maaamulka Qardho thumbnail

Qaylodhaan Abaar iyo Biyo La’aan ah oo Ka soo Baxdey Maaamulka Qardho

(July 30, 2009)

Maamulka Degmadda Qardho oo qaylo dhaan ka soo saaray Biyo la'aanta iyo abaarta ka jirta Gobolka karkaar.
2000 oo Qof oo Ka Qaybgalay Aaska 7 Qof oo Soomaaliyeed Dalka Sweden thumbnail

2000 oo Qof oo Ka Qaybgalay Aaska 7 Qof oo Soomaaliyeed Dalka Sweden

(July 30, 2009)

Waa aaskii u balaarnaa ee hal mar loo sameeyo qoys Muslimiin ah dalka Sweden
Gobolka Sh.Hoose oo Lagu Arkay Diyaarado Dagaal oo Dul Heehaabaya. thumbnail

Gobolka Sh.Hoose oo Lagu Arkay Diyaarado Dagaal oo Dul Heehaabaya.

(July 30, 2009)

Lama oga Dalka laga leeyahay diyaaradahan, balse waxa la aamisanyahay suurtagalnimada in ay ka soo dul kaceen Maraakiibta dagaalka ee shisheeye ee ku sugan meelo ka mid ah Badweynta Hidiya.
Cabashooyin Ka Soo Baxaya Barakacayaasha Ku Dhaqan Magaalada Garowe. thumbnail

Cabashooyin Ka Soo Baxaya Barakacayaasha Ku Dhaqan Magaalada Garowe.

(July 30, 2009)

Barakacayashan ayaa ah kuwa aan haysan wax daryeel ah, hasa ahaatee waxaa jira Ururo NGO-yo ah oo mararka qaar gargaar la gaaro dadkaa, iyadoo gargaarkaasna uusan ahayen mid dabooli kara baahidooda.
Daahir Riyaale:  Beesha Caalamka ma maamusho Soomaliland! thumbnail

Daahir Riyaale: Beesha Caalamka ma maamusho Soomaliland!

(July 30, 2009)

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku dhawaaqay in Doorashada ay dhici doonto ayadoo Diinwaangelintii la qaaday, wax kama jiraan laga soo qaadayo, oo habkii waagii hore ee safafka ahaa, codka loo dhiiban doono.
Ma isku Dhigmaan Safarkii Maryan Mursan ee Somaliland iyo Kii Waayahacusub ee Puntland? thumbnail

Ma isku Dhigmaan Safarkii Maryan Mursan ee Somaliland iyo Kii Waayahacusub ee Puntland?

(July 28, 2009)

Maryan Mursal Ciise Xaaji Bootaan ayaa waxay timid Somaliland 11 Bishii Lixaad, waxana Garoonka Cigaal ku soo dhoweeyey dadweyne iyo waliba Mas'uuliyiin ka tirsan Somaliland
Is caddee! thumbnail

Is caddee!

(July 18, 2009)

Is caddee waa oraah loo jeediyo ninkii Muqdisho taga oo hadalkiisa ama ficilkiisa ay ka caddaan weydo cidda uu ka tirsan yahay ama uu taageersan yahay.
Tahniyad Meher (Cabdiladiif Maxamed iyo Warsan Yassin) thumbnail

Tahniyad Meher (Cabdiladiif Maxamed iyo Warsan Yassin)

(July 7, 2009)

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhamaan Bahda Horseed Media iyo Reer Cismaan Keenadiid waxay halkan tahniyad diiran uga dirayaan; Cabdiladiif Maxamed C/raxmaan iyo Warsan Yaasiin Cismaan Keenadiid oo uu Meherkoodii ka dhacay magaalada Boosaaso 4tii July 2009. Waxaan illaahay uga baryeynaa inay noqdaan kuwii isku Waara Amiin Amiin Amiin !!!!
TACSI: JACBUR JOOME INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN thumbnail

TACSI: JACBUR JOOME INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

(July 2, 2009)

Waxaa maanta ku dhintey magaalada Qardho Cabdirisaaq Maxamuud Joome oo loo yaqaaney Jacbur Joome, Jacbur Joome waxa uu ahaa nin caan ah oo laga yaqaaney Gobolka Bari, kana mid cuqaasha deegaanka Rabbi janadii Farowso haka waraabiyo Cabdirisaaq Maxamuud.