Sida aad ogtihiin agoonta magaalada gaalkacyo malahan hoyi ayaga ugaara ee waxay dagan yihiin dugsiga sare ee Cumar Samatar ee Gaalkacyo waxayna dulsaar ku yihiin dugsiga.
Alle mahadiis waxaa loo helay dhul loo dhiso agoonta gaalkacyo sida idinkaga muuqata sawirada dhismihii oo iskugu jira lix qaybood oo kala ah :-
1- Jiifkii oo ka kooban sadex qaybood iskugu jira waxayna qaybta jiifku ka koobantahay 18 qol iyo sadex musqulood .
2- Fasalada oo ka kooban 12 fasal iyo labo xafiis.
3- Xafiisyadii.
4- Hoolkii cuntada lagu cuni lahaa iyo bakhaaradii raashinka lagu kaydin lahaa.
5- Masaajidkii oo ay halkii marba ku tukankaraan 600 oo qof waana masaajid weyn.
6- Garoomada ciyaalku ku ciyaaraan iyo jardiimo lagu nasto . iyo meelo dhirta lagu beero.
Marka walaalayaal dhismuhu waa gabagabo sidaas daraadeed waxaan idinka codsanaynaa inaad ka qaybqaadataan dhamaystirka dhismaha dhulka agoonta gaalkacyo oo hadda qabyo ah, qarash la,aan awgeed sida idinkaga muuqata sawirada kor ka muuqda.
Waxaanan ilaahay ooga baryaynaa cidkasta oo ka qayb qaadaata sadaqadaas jaariyada inuu janada ugu badalo.
F.G. ciddii ka qaybqaadatay dhismaha agoonta gaalkacyo
Waxaad ka eegi kartaan websedka www.alrisaala.com
Walaalayaal waxaad ugu soo hagaajinjartaa wixii aad ku darsanaysaan saddaqadaas ciwaanadaan:-
Inaad toos ugu dirto adigoo raacaya sidan soo socota
C/o: C/risaaq Daahir Afrax
Taleefan:25290-756172,Gaalkacyo
Qaataha:Agoonta Cumar Samatar (Galkacyo)
C/o: Maxamed Ciise looyaan
Taleefan:25290-751313,Gaalkacyo
Ama inaad ugu dirto Xawilaada Amal (Galkacyo)
1- acconka ooga furan xawaaladda amal express .
Account name : sws-xisaabta dhismaha xarunta
agoonta GK
Account number : 0711-04-10591-01
Ama inaad ugu dirto Xawilaada Dahabshiil(Galkacyo)
2- acconka ooga furan xawaaladda dahabshiil.
Account name : Somali welfare society
Account number : d 145
email : sws3@hotmail.com
Cidda lagala xiriirayo Dibadda
Sh:Sancaani tel:1-612 29989007,America
SH:Xuseen C/lle Cisman tel: 47-67139801, Norwey
C/qani Bari adag: 46736743757/Guriga
46-31484189,Sweden
Tel,England -44-7940656173
Wixii intaa dheer kala xiriir :- www.alrisaala.com
Liked this post?
Subscribe to the RSS feed or to Daily email updates, right now!