(Log in)

August 2009

Shirkii Midowga Afrika oo ka furmay Tripoli thumbnail

Shirkii Midowga Afrika oo ka furmay Tripoli

(August 31, 2009)

Maanta oo Isniin ah ayuu Magaalada Tripoli ee Caasimada Wadanka Libya ka furmay shir weyne ay kasoo qeyb galeen hogaamiyeyaasha Wadamada ku bahoobay Ururka Midowga Afrika.
Maxkamadaha Hiiraan oo kalsoonidii kala noqday Dowlada Soomaaliya thumbnail

Maxkamadaha Hiiraan oo kalsoonidii kala noqday Dowlada Soomaaliya

(August 31, 2009)

Maamulka maxkamadaha ee ka arrimiya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay shaaca ka qadeen in ay kalsoonidii ay u hayeen Dawalada FKMG ah ee Soomaaliya ay gabi ahaanba kala noqdeen.
Tira Koob Qaran ee Wadanka Kenya oo lasoo gaba gabeeyay thumbnail

Tira Koob Qaran ee Wadanka Kenya oo lasoo gaba gabeeyay

(August 31, 2009)

Waxaa maanta oo isniin ah dalka Kenya sii rasmi ah ku soo dhamaaday Tira koobki bilaabmay Asbuucii aan soo dhaafnay ka bilaabmay dhamaan gobolada Wadankaas.
Xaalada Shaqaalaha Markab la afduub oo laga dayriyey thumbnail

Xaalada Shaqaalaha Markab la afduub oo laga dayriyey

(August 31, 2009)

Shaqaalaha Markab ay haystaan Kooxaha Burcad Badeeda oo dalbaday in laga sii daayo Kooxahaas xili la soo sheegaayo in ay ku jiraan Xaalado khatar ah.
Ciidamada Itoobiya oo ka baxay fariisimo Beledweyne ku yaal thumbnail

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay fariisimo Beledweyne ku yaal

(August 31, 2009)

Ciidamada Itoobiyaanka ee todobaadkan soo galay magaalada Beledweyn ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa baneeyey fariisimihii ay halkaasi ka sameysteen.
Ahlusuna Waljamac oo qabatay gadiid dhuxul siday thumbnail

Ahlusuna Waljamac oo qabatay gadiid dhuxul siday

(August 31, 2009)

Gawaaridan oo ay tiradoodu gaareyso ilaa shan gaari oo sida dhuxul ayaa waxa ay ku jiraan saldhiga ciidanka Booliska ee magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay soo qabteen ciidamada Ahlusuna waljamaca oo halkaasi hawl galo ka sameeyey.
Ruushka oo Ka wel Welsan Dhalinta Ruushka ah ee Diinta Islaamka Barata thumbnail

Ruushka oo Ka wel Welsan Dhalinta Ruushka ah ee Diinta Islaamka Barata

(August 31, 2009)

Dawladda Ruushka ayaa ka fiirsanaysa in ay gebi ahaanba joojiso in dadka u dhashay dalka Ruushka ay diinta islaamka ka soo bartaan wadamo ka baxsan Ruushka.
Raysalwasaarihii Hore ee Dawladda Israel oo Maxkamad La Horkeenayo thumbnail

Raysalwasaarihii Hore ee Dawladda Israel oo Maxkamad La Horkeenayo

(August 31, 2009)

Horseed Media News Desk Ehud Olmert Raysalwasaarihii hore ee dawladda Israel ayaa lagu soo oogey musuq maasuq iyo helida lacago sharci daro ah. Xafiiska xeer ilaaliyaasha dalka Israel ayaa sheegay in maxkamad la horkeenayo Ehud Olmert kadib markii
California: Kumaankun qof oo Dab Guryahoodi Ka Barakiciyey thumbnail

California: Kumaankun qof oo Dab Guryahoodi Ka Barakiciyey

(August 31, 2009)

Horseed Media Wararka Dibada Waxaa weli ka holcaya kaymaha ku wareegsan Magaalada Los Angeles ee Gobolka California dab lixaad leh kaas oo aan weli lagu guuleysan in la xakameeyo. Hawada ayaa ah mid aad u kulul
Dalka Ciraaq Maxaabiis badan oo laga siidaayey oo murran keenay thumbnail

Dalka Ciraaq Maxaabiis badan oo laga siidaayey oo murran keenay

(August 31, 2009)

Warbixin shalay kasoo baxday xarunta ciidamada Maraykanka ee dalka Ciraaq, ayaa lagu shaaciyey in kumanaan maxaabiis ah oo ay horey u hayeen ciidamada Dowlada Maraykanka ee ku sugan wadanka Ciraaq ay ooda ka qaadeen maxaabiis badan oo ay hayeen.
Dhalinyarada Qardho oo dayactir ku sameenaya wadooyin thumbnail

Dhalinyarada Qardho oo dayactir ku sameenaya wadooyin

(August 31, 2009)

Ururka Dhalinyarada gadiidleyda ah ee gobalka Karkaar ayaa bilaabay olole ay dib u dhis ku sameenayaan qeybo kamid ah jidadka magaalada Qardho iyo kuwa isku xira magaalooyinka waaweyn.
Heshiis la dhex dhigay Beelo Ku Dagaalay Shabeelada dhexe thumbnail

Heshiis la dhex dhigay Beelo Ku Dagaalay Shabeelada dhexe

(August 31, 2009)

Horseed Media Jowhar, Sh/dhexe   Odayaasha, waxgaradka iyo culuma’-udiinka kasoo jeeda degmada cadalle ee G/sh/dhexe ayaa heshiis hordhac ah, waxa ay dhexdhigeen beelihii ku dagaalamayey deegaano hoos yimaada degmada cadalle ee G/sh/dhexe.   Kulan lagu dhex dhexaadinayey beelahan
Abaaro Ba’a oo ka jira Gobolka Baay thumbnail

Abaaro Ba’a oo ka jira Gobolka Baay

(August 31, 2009)

Degmooyin ka tirsan Gobalka Baay ayaa waxaa laga soo sheegayaa abaaro saameyn ku yeeshay dadka iyo xoolaha sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Al Shabaab oo sheegtay in Ramadaanka ay dagaalo sii wadi doonaan thumbnail

Al Shabaab oo sheegtay in Ramadaanka ay dagaalo sii wadi doonaan

(August 31, 2009)

Afhayeenka Ururka Al-shabaab ayaa ka hadlay Sheekh Cali Max'uud Raage(Cali Dheere) ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada ka socda qaybo kamid dalka ee udhaxeeya dawlada KMG ah ee Soomaaliya iyo xooga hubaysan ee kasoo horjeeda hanaanka dawlada KMG ah ee Soomaaliya.
HAMBALYO IYO DARDAARAN thumbnail

HAMBALYO IYO DARDAARAN

(August 31, 2009)

A L L A  W E Y N   N I N K I I    A A M I N A   A W O O D   L E H               KU;= GUDOOMIYAHA     DEGMADDA     GALKACYO                                       OG:- MADAXWEYNAHA D.G.P.L.    OG:= MADAXWEYNE
Karkaar oo ka guuleysatay Baay (Tartanka Ramadaanka) thumbnail

Karkaar oo ka guuleysatay Baay (Tartanka Ramadaanka)

(August 31, 2009)

Tartan Aqooneedka Gobalada Soomaaliya oo caawa markale idaacada Horseed Media, u qabatay gobalada Soomaliya, ayay ku tartameen gobalada Karkaar iyo Bay.
Eritereya iyo Itoobiya oo diiday in lagu dhex dhexaadiyo shirka Liibiya thumbnail

Eritereya iyo Itoobiya oo diiday in lagu dhex dhexaadiyo shirka Liibiya

(August 30, 2009)

Waxaa lagu wadaa in maalinimada beri ah oo ku beegan Isniin uu shirweyne aan caadi ahayn uga furmo magaalo madaxda dalka Liibiya ee Tripoli, hogaamiyaasha wadamada Afrika.
Masar oo dib ugu soo celineysa Puntland burcad badeed thumbnail

Masar oo dib ugu soo celineysa Puntland burcad badeed

(August 30, 2009)

Waxaa lagu wadaa in dhawaan ay soo gaaraan Puntland 8 burcad badeed ah oo ay dhawaan kaxeysteen labadii doonyood ee ka baxsaday xeebaha degmada Laas Qoray.

Next Page »