(Log in)

September 2009

Xisbiyada Soomaaliland oo heshiis ka gaaray Xiisadii Doorashada thumbnail

Xisbiyada Soomaaliland oo heshiis ka gaaray Xiisadii Doorashada

(September 30, 2009)

Waxaa maanta ka dhacday xarunta Madaxtooyada Hargeysa, kulan lagu saxiixayey heshiis lix qodob ka kooban oo lagu heshiisiinayey Xukuumada Daahir Riyaale iyo Xisbiyada Mucaaridka.
Maraykanka oo sheegay in ay kordheen Weerarada Burcad Badeeda thumbnail

Maraykanka oo sheegay in ay kordheen Weerarada Burcad Badeeda

(September 30, 2009)

Ciidamada Badda ee Wadanka Maraykanka ayaa waxaa ay sheegeen in ay sare u kaceen Weerarad Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ee ka qowlaysanaaya Xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed.
Wareegii labaad ee Burburka wadaadadda Soomaaliyeed thumbnail

Wareegii labaad ee Burburka wadaadadda Soomaaliyeed

(September 30, 2009)

Waxaan ognahay wareegii koowaad ee burburka wadaada waxaa kala baxay Sh Xasan iyo Sh Shariif, waxaa sidoo kale kala raacay
160 Ardey oo u FAriistey Imtixaanka Jaamacada Bariga Afrika ee Garoowe thumbnail

160 Ardey oo u FAriistey Imtixaanka Jaamacada Bariga Afrika ee Garoowe

(September 30, 2009)

Waxaa maanta markii ugu horaysay imtixan u fariistay xarunta Jaamacada Bariga africa ardaydii ugu horaysay ee iska soo diin waangalisay sanadkaa jaamacada, tan iyo xiligii dhawaan laga hirgaliyay gudha Magaalada Garowe
Xarakada Al-shabaab ee Kismaayo oo Dagaal Ku Dhawaaqday thumbnail

Xarakada Al-shabaab ee Kismaayo oo Dagaal Ku Dhawaaqday

(September 30, 2009)

daacadda Andulus ee taageerta Al-shabaab oo laga dhegayso magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa ka hadley Afhayeenka Al-shabaab ee Jubooyinka Xassan Yacquub Cali
Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Puntland oo Xabsiga la dhigay (Dhageyso) thumbnail

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Puntland oo Xabsiga la dhigay (Dhageyso)

(September 30, 2009)

Waxaa maanta xabsiga dhexe ee Caasimadda Puntland loo taxaabay Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Puntland
DAGAALKA LACAGAHA ADUUNKA MAXAAD KALA SOCOTAA?? thumbnail

DAGAALKA LACAGAHA ADUUNKA MAXAAD KALA SOCOTAA??

(September 30, 2009)

Waxaa mar walba soo rumoobaysa in nidaamka dhaqaale ee reer galbeedka aay hagto gacan qarsoon (The invisible Hand). Aragtidaan waxaa aabe u ahaa oo alifey dhaqaale yahankii reer Egland Adam Smith..
Ciidanka Dawladda oo Isaga Baxay Magaalada Beledweyne thumbnail

Ciidanka Dawladda oo Isaga Baxay Magaalada Beledweyne

(September 30, 2009)

Waxaa magaalada ku soo waajahan ciidamo uu wato Cabdiraxmaan Macow oo ka tirsan Xisbul Islaam, sidoo kale waxaa ku soo waajahan magaalada Kooxda Al-shabaab.
Tsunami Ka Dhacdey Jasiiraddo Ku Yaala Badda Baasifikada thumbnail

Tsunami Ka Dhacdey Jasiiraddo Ku Yaala Badda Baasifikada

(September 30, 2009)

Dad kor u dhaafaya 100 qof ayaa ku dhintey kadib markii Badgiriir uu ku dhuftey Jasiiradaha Samoa iyo Amercan Samoa ee ku yaala Badda Baasifikada.
20 Milyan oo Qof oo Ku Gaajaysan Geeska Afrika thumbnail

20 Milyan oo Qof oo Ku Gaajaysan Geeska Afrika

(September 30, 2009)

Abaarta ugu daran ayaa ka jirta Koonfurta Itoobiya, Waqooyiga Kenya, Somaliya, Uganda iyo Sudan.
Dalka Guinea Ayaa Canbaareyn Kala Kulmey Caalamka thumbnail

Dalka Guinea Ayaa Canbaareyn Kala Kulmey Caalamka

(September 30, 2009)

Sida laga soo xiganayo Isbitaalada dhimashada ayaa gaareysa 157 qof, sidoo kale qof Boolis ah oo magiciisa qariyey ayaa sheegay in ay heleen 87 qof oo meyd ah
Xaalad Nolo Xumo ayaa la soo deristay dadka Barkacayaasha ku sugan Jowhar thumbnail

Xaalad Nolo Xumo ayaa la soo deristay dadka Barkacayaasha ku sugan Jowhar

(September 30, 2009)

Boqolaal qoys oo ku sugan inta u dhaxeysa degaanadda Balcad iyo Muqdishu ayaa waxaa la soo gudboonaatay xaalad nolo xumo oo aad u adag.
Puntland: Ciidamada Nato ee bada ku sugan dan uma hayaan Somaliya (Dhageyso) thumbnail

Puntland: Ciidamada Nato ee bada ku sugan dan uma hayaan Somaliya (Dhageyso)

(September 29, 2009)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Col. Cismaan Axmed Afdalow ayaa Wareysi uu bixiyey ku sheegay in Ciidamad Nato ay yihiin kuwa Badda Soomaaliya u jooga Dano gaar ah.
Arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay dalka Masar thumbnail

Arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay dalka Masar

(September 29, 2009)

Xaflad qalin jabineed ee heerka Jaamacada ayaa habeenkii xaley waxa si weeyn ay uga dhacdey hoolka xafladaha ee Mu’tamar Azhar, xafladaas oo ay ku qalin jabinayeen ardey dhan 52
Eedeysnayaal Soomaalia ah oo Ka Soo Muuqdey Maxkamad Ku Taala Yemen thumbnail

Eedeysnayaal Soomaalia ah oo Ka Soo Muuqdey Maxkamad Ku Taala Yemen

(September 29, 2009)

Waxaa maanta Maxkamad ku taala wadanka Yemen ka soo hor muuqday Kooxo Burcadbadeednimo lagu eedeeyay oo Soomaali ah
Diyaarado Xaalufin Ku Haya Duurjoogta Puntland (Dhegayso) thumbnail

Diyaarado Xaalufin Ku Haya Duurjoogta Puntland (Dhegayso)

(September 29, 2009)

Dadka ku dhaqan Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa qaylodhaan ka soo sarey diyaarado muddooyinkii u danbeysey aad ugu soo badanaayey deegaanka Xaafuun
Madaxweynahya Puntland oo Dib ugu Laabtey Bosaso thumbnail

Madaxweynahya Puntland oo Dib ugu Laabtey Bosaso

(September 29, 2009)

Madaxweynaha Puntland ayaa dib ugu laabtey magaalada Bosaso kadib markii uu safar ku tegay deegaanada hoos taga Ufeyn ee dirirtu ku dhexmartey beelaha wada yaal halkaas
Ururka Xisbul Islaam oo Hoy u Yeelay Dad Hoyla’aan Ku Dhacdey. thumbnail

Ururka Xisbul Islaam oo Hoy u Yeelay Dad Hoyla’aan Ku Dhacdey.

(September 29, 2009)

Maamulka Buurhakaba oo kaa shanaya dadweynaha halkaas ku dhaqan ayey u suurta gashey in ay wax u qabtaan dadkii waxyeeladu soo gaartey

Next Page »