(Log in)

October 2009

Kalfadhigii 23-aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo maanta furmay(Sawiro). thumbnail

Kalfadhigii 23-aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo maanta furmay(Sawiro).

(October 31, 2009)

Kalfadhiga oo maanta Golaha Wakiilada u furmay ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyinta sar sare ee Dowlada Puntland iyo marti sharaf kale.
Kumanaan qof oo ka barakacay Degmada Ceelwaaq. thumbnail

Kumanaan qof oo ka barakacay Degmada Ceelwaaq.

(October 31, 2009)

Degmada Ceelwaaq waxaa beriyahan dambe ka da'ayay roobab watay daad kuwaas oo saameyey dad kumanaan ah.
Burcad Badeed qafaashay Dooni laga leeyahay Yemen. thumbnail

Burcad Badeed qafaashay Dooni laga leeyahay Yemen.

(October 31, 2009)

Burcad Badeeda Soomaalida ayaa qafaashay dooni maraayay Xeebaha dalka Soomaaliya.
Duqeymo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Muqdisho ka dhacay. thumbnail

Duqeymo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Muqdisho ka dhacay.

(October 31, 2009)

Duqeymahaas ayaa ahaa kuwa saamayn ku yeeshay dadweynaha rayidka ah ee ku nool qeybo ka mid ah Magaalada.
Faroole:”Ciidamada Amniga Puntland ayaa Qabtay Afarta Wiil oo Eriteray lagu soo Tababaray” thumbnail

Faroole:”Ciidamada Amniga Puntland ayaa Qabtay Afarta Wiil oo Eriteray lagu soo Tababaray”

(October 30, 2009)

Madaxweynaha DPL ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland isgoo Qudbad ka jeediyay Masjid Al-Hudaa Garoowe
Police-ka Konfur Afrika oo ka carara marka ay arkaan Lambarka Bad-baadada ee 10111 thumbnail

Police-ka Konfur Afrika oo ka carara marka ay arkaan Lambarka Bad-baadada ee 10111

(October 30, 2009)

Dooda Baarlamaaka ay ka yeesheen Arintaa Qabasha la,aanta Telefonada Degdegaa ayaa waxaa ku geeriyooday Soomaali ay soo weerareen Tuugada dhaca u geysata.
Xaalada Caafimaad ee Nabadoon Afguduud oo laga deyrinaayo. thumbnail

Xaalada Caafimaad ee Nabadoon Afguduud oo laga deyrinaayo.

(October 30, 2009)

Ehelada Nabadoonka ayaa sheegay in aan loo ogolan in ay ku booqdaan Nabadoonka xabsiga gudihiisa.
Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho. thumbnail

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho.

(October 30, 2009)

Qaraxaan ayaa ahaa mid lala beegsaday Ciidamada DFKM ah ee Soomaaliya,iyadoo aan la ogeyn cidi ka dambeysay.
Barack Obama oo Salaan Sharaf Siiyay Askar Maraykan ah oo lagu dilay Afghanistan. thumbnail

Barack Obama oo Salaan Sharaf Siiyay Askar Maraykan ah oo lagu dilay Afghanistan.

(October 30, 2009)

Madaxweyne Obama ayaa marki ugu horeysay salaan sharaf siiyey askar dhowaan lagu laayay Wadanka Afghanistan.
Ciidamada Uganda oo qabtay walxaha qarxa. thumbnail

Ciidamada Uganda oo qabtay walxaha qarxa.

(October 30, 2009)

Qabashadaani ayaa timi ka dib marki ay Xukumada Uganda feejignaan ka gashay hanjabaadi Kooxda Al-Shabaab.
Banaanbax ka soconaaya Magaalada Muqdisho. thumbnail

Banaanbax ka soconaaya Magaalada Muqdisho.

(October 30, 2009)

Banaanbaxaan ayaa noqonaaya ki ugu horeeyey oo ka dhaca Magaalada Muqdisho mudooyinki ugu dambeeyey.
QM oo cambaareysay weerarki lagu dili lahaa Madaxweyne Shariif. thumbnail

QM oo cambaareysay weerarki lagu dili lahaa Madaxweyne Shariif.

(October 30, 2009)

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in weerarkaas u yahay mid fuleynimo ah oo waxyaabo kale lagu dan leeyahay.
Burcad Badeed sheegtay in ay sii deyn doonaan Markab. thumbnail

Burcad Badeed sheegtay in ay sii deyn doonaan Markab.

(October 30, 2009)

Burcad Badeeda Soomaalida ayaa iminka xeebaha Soomaaliya ku haysta ku dhowaad 8-Markab oo ay u haystaan lacago madaxfurasho ah.
Raysal Wasaare Sharmaarke oo La Kulmay Javier Solana. thumbnail

Raysal Wasaare Sharmaarke oo La Kulmay Javier Solana.

(October 29, 2009)

Kulankaan ayaa Indhaha ay ku hayaan Dadyowga Caalamka sidii loo taageeri lahaa DFKG Soomaaliya.
Dagaalki ka socday Gaalkacyo oo goor dhowayd Istaagay. thumbnail

Dagaalki ka socday Gaalkacyo oo goor dhowayd Istaagay.

(October 29, 2009)

Dagaal aad u qaraar ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkaacyo kaas oo dhaliyey khasaaro aad u xoogan.
Britain oo baaq ujeedisay Burcad Badeeda haysta Lamaaneyaasha Ingiriiska ah. thumbnail

Britain oo baaq ujeedisay Burcad Badeeda haysta Lamaaneyaasha Ingiriiska ah.

(October 29, 2009)

Dowlada Britain ayaa baaqan soo saartay xilli ay welwel muujiyeen qoysaska lamaaneyaasha Ingiriiska ee la haysto.
Daahir Riyaale oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. thumbnail

Daahir Riyaale oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

(October 29, 2009)

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta dadweynaha Somaliland ku baaqay in ay si adag ula dagaalamaan Kooxda Al-Shabaab.
Nabadoonada Bosaaso oo maanta doortay Hogaan cusub(Sawiro). thumbnail

Nabadoonada Bosaaso oo maanta doortay Hogaan cusub(Sawiro).

(October 29, 2009)

Hoolka Dowlada hoose ee magalada Bosaaso ayaa maanta Nabadoonada degmada Bosaaso ay ku doorteen Gudoomiye,Gudoomiye kuxigeen koowaad iyo Gudoomiye ku xigeen labaad.

Next Page »