(Log in)

November 2009

Sidee Loo Arkey Mamnuucida Minaaradaha ee Dalka Switzerland? thumbnail

Sidee Loo Arkey Mamnuucida Minaaradaha ee Dalka Switzerland?

(November 30, 2009)

Mudaahaardyo, canbaarayn ba’an, wel wel iyo dabaaldeg ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii ay qaateen shacabka Swiss-ka kadib markii ay maalintii shalay(29.11.2009) u codeeyeen in la mamnuuco Minaaradaha laga taago masaajida Muslimiinta. Magaalooyinka waaweyn ee dalka Switzerland ee Zürich
Saxaafadda Soomaalida oo Shir ugu soo xirmay Nairobi (Sawiro) thumbnail

Saxaafadda Soomaalida oo Shir ugu soo xirmay Nairobi (Sawiro)

(November 30, 2009)

Waxaa maalinimadii Shalay kusoo gab gaboobey Hotel Meridian ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, shir balaaran oo looga hadlayey horumarinta Saxafadda Soomaaliya. Shirkan ayey kasoo qeyb galeen madaxda sare iyo agaasimayaasha, idaacadaha telefishinada, Jaraa’idka ku hadla afka
Maxamed Faroole oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabey thumbnail

Maxamed Faroole oo Ka Waramay Xilka Loo Magacaabey

(November 30, 2009)

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Dawladda Puntland
Golaha Wakiilada oo Meelmariyey Sharciga Deegaanka iyo Duurjoogta thumbnail

Golaha Wakiilada oo Meelmariyey Sharciga Deegaanka iyo Duurjoogta

(November 30, 2009)

Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta Ansixiyey Siyaasad lagu ansixinaayo Degaanka iyo Duurjoogta.
Abaaro iyo Biyo la’aan oo ka taagan degmada Caluula. thumbnail

Abaaro iyo Biyo la’aan oo ka taagan degmada Caluula.

(November 30, 2009)

Abaarahaas ayaa waxaa ay saamayn ku yeesheen dadka iyo Duunyada.
Xildhibaano ka tirsan DFKM ah oo u duulay dalka Kenya. thumbnail

Xildhibaano ka tirsan DFKM ah oo u duulay dalka Kenya.

(November 30, 2009)

Xildhibaanadaas ayaa waxaa ay ka qaybgeli doonaan Seminaar ka furmi doona dalka Kenya.
Maxkamada Milateriga DFKM ah oo Xukun dil ah ku riday Askari. thumbnail

Maxkamada Milateriga DFKM ah oo Xukun dil ah ku riday Askari.

(November 30, 2009)

Maxkamada Ciidanka Milateriga ayaa ku xukuntay dil Askari ka tirsanaan Ciidanka DFKM ah.
Maleeshiyaad ka tirsanaan jiray Xisbul Islaam oo ku biiray Al-Shabaab. thumbnail

Maleeshiyaad ka tirsanaan jiray Xisbul Islaam oo ku biiray Al-Shabaab.

(November 30, 2009)

Maleeshiyaadkaas ayaa waxaa hogaamin jiray sida la sheegay Axmed Madoobe.
Somali pirates capture super tanker taking oil to US thumbnail

Somali pirates capture super tanker taking oil to US

(November 30, 2009)

Somali pirates have captured a tanker carrying oil to the US, officials say.The Greek-owned Maran Centaurus was about 1,300km (800 miles) off the coast of Somalia when it was hijacked on Sunday, said the EU Naval task force.
Burcadbadeeda oo qabsadey markabkii ugu weynaa abid ay qabsadaan thumbnail

Burcadbadeeda oo qabsadey markabkii ugu weynaa abid ay qabsadaan

(November 30, 2009)

Burcadbadeeda Soomaalida ayey u suurta gashey in ay gacanta ku dhigaan markab ama tanker sidey saliid kaas oo kusii jeedey dalka Maraykanka waxaana uu ka soo tegay dalka Sucuudi Caraabiya, markabkan ayaa laga lahaa dalka Giriiga. War rasmi
Somali training camps fuel threat of attacks on US thumbnail

Somali training camps fuel threat of attacks on US

(November 30, 2009)

The recruits gather in scorching desert hideouts in Somalia, use portraits of President Barack Obama for target practice, learn how to make and detonate bombs, and vow allegiance to Osama bin Laden. Training camps in the lawless nation
89 jir Maxkamad La soo taagay Dalka Jarmalka thumbnail

89 jir Maxkamad La soo taagay Dalka Jarmalka

(November 30, 2009)

Waxaa ka bilaamatay dalka Jarmalka maxkmad, la soo hortaagey John Demjanjuk oo ah 89 jir, ninkan ayaa lagu eedeynayaa in uu galay denbiyo dagaal mudadii Nazi-gu uu ka talinaayey dalka Jarmalka ee dagaalkii labaad ee aduunka. Mr.John Demjanjuk
Burcad Badeed weerartay Markab kallumaysi. thumbnail

Burcad Badeed weerartay Markab kallumaysi.

(November 30, 2009)

Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ee ka qowlaysanaaya Xeebaha Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed ayaa weerar ku qaaday markab kallumaysi oo laga leeyahay dalka Spain. Sida ay ku warantay Wasaarada difaaca ee dalka Spain dooni ay wateen Burcad Badeed Soomaali
Porfirio Lobo oo Ku Guuleystey Doorashadii Dalka  Honduras thumbnail

Porfirio Lobo oo Ku Guuleystey Doorashadii Dalka Honduras

(November 30, 2009)

Musharaxa mucaaradka muxaafadka ah Porfirio Lobo ayaa u muuqda ninka ku guuleysanaya in uu noqdo Madaxweynaha dalka Honduras ee bartamaha qaarada Ameerika. Kadib markii la tiriyey laba meelood marka sadex loo qaybiyo codadka la dhiibtey ayuu helay Mr.Porfirio
Magacaabista Maxamed Faroole oo sii kordhisay walaacii horay loo qabey thumbnail

Magacaabista Maxamed Faroole oo sii kordhisay walaacii horay loo qabey

(November 30, 2009)

Madaxweynaha dawladda Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa wareegto uu xafiiskiisa ka soo saaray maalintii Axadda (29/11/2009) la taliye dhinaca saxaafadda ah oo ay dawladdu yeelato ugu magacaabay isla wiilkiisa Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Faroole taas oo noqotay warkii ugu
Dalka Uruguay oo doortey Madaxweyne Cusub thumbnail

Dalka Uruguay oo doortey Madaxweyne Cusub

(November 30, 2009)

Hogaamiyihii hore ee mucaaradka hubeysan José Mujica ayaa loo doortey in uu noqdo madaxweynaha dalka Uruguay ee Koonfurta Ameerika. José Mujica ayaa helay 50% codadkii la dhiibtey, ninka ay sida weyn ugu herdemeen loolanka jagada Madaxweynaha Luis Lacalle
Zlatan Ibrahimovic oo aamusiyey Real Madrid thumbnail

Zlatan Ibrahimovic oo aamusiyey Real Madrid

(November 30, 2009)

Cayaar muddo dheer la sugaayey ayaa waxaa caawa isaga horyimid labada kooxood ee sida weyn xilaftanku uga dhexeeyo waa Bercelona iyo Real Madrid, cayaarta ayaa ahayd mid aad u adag oo labada kooxoodba ay ku jireen sidii mid
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta magacaabey la taliyaal thumbnail

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta magacaabey la taliyaal

(November 29, 2009)

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta u magacaabey Maxamed Cabdiraxmaam Faroole in uu noqdo la taliyaha dhanka saxaafadda ee madaxweynaha, Maxamed oo ah wiilka madaxweynaha ayaa horey u ahaa agaasimaha Radio Garoowe oo laga dhegaysto magaalada Garoowe

Next Page »