December 2009
(December 31, 2009)
Doonidaas oo la sheegay in ay u rarneyd Ganacsato kasoo jeeda maamulka Somaliland ayaa la sheegay in marki hore ay ka timi dalka Yemen ayna kusi jeeday Dekada Magaalada Berbera,balse inta aysan gaarin Dekada Berbera ay rag
(December 31, 2009)
Wasiirka Wasaarada Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlada Puntland Injineer Maxamed Faarax Aadan oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in dhowaan dalka Libya tababar loogu qabtay kallumaysato kasoo jeeda degaanada Puntland. Waxaa u sheegay in kallumaysatadaas ay
(December 31, 2009)
Degmada Ufeyn ee ka mid ah degaanada hoos taga gobolka Bari ayaa lagu soo waramaaya in ay halkaas ka taaganyihin abaaro xoogan oo saameyey dad iyo duunyo. Gudoomiyaha degmada Ufeyn C/laahi Shire Jebiye oo u waramaayay Horseed Media
(December 31, 2009)
Kooxda Real Madrid ayaa qaaday tilaabo ay kaga dayaneyso Kooxda Barcelona, ka dib markii Xerada tababarka ee kooxda K.cagta Real Madrid ayaa dhawaan soo sareysa 107 ciyaaryahan oo xirfadoodu aad u sareyso, isla markaana la saadaalinayo in
(December 31, 2009)
Naadiyada Manchester United Iyo Arsenal aya Guulo muhiim ah gaaray ciyaarihii ay xalay dheeleyn,waxeyna 5-0 iyo 4-1 ugu kala badiyeen Kooxaha Wigan iyo Portsmouth. Kooxda Manchester United ayaa Goolal ku harqisay Naadiga Wigan,iyadoona Xiddiga Wadanka England Rooney
(December 31, 2009)
Kooxda Barcelona ayaa u yeertay Weeraryahnkeeda hore Samuel Eto’o si uu kooxda ula dabaaldago guulahii lixda Koob Ee sanadkan 2009,iyadoona Ciyaaryahankaan ay ku casuuntay inuu soo galo garoonka Camp Nou kulanka ay sabtida Villarreal la ciyaari doonto Barc.
(December 31, 2009)
Nin hubaysan ayaa maanta rasaas ooda uga qaadey suuqa labaad ee ugu weyn dalka Finland. Suuqa ayaa ku yaala magaalada Espoo oo dhinaca ku haysa caasimadda dalka Finland ee Helsinki, waxaana lagu magacaabaa Sello. Inta la ogyahay
(December 31, 2009)
Waxaa maalintii shalay lagu diley 8 qof kuwaas oo shan kamid ah ay ahaayeen CIA, Weerarkan ayaa loo adeegsadey ismiidaamin ama naftii hure, waxaana uu ka dhacay dalka Afqaanistaan. Waa khasarihii ugu weynaa ee soo gaara hay’adda sirdoonka
(December 31, 2009)
Waxaa laga hirgalainayaa maalmaha soo socda qalab kashfinaaya ama muujinaaya jiidhka dadka, (X-ray) garoonka diyaaradaha ee Schiphol oo ku yaala Amsterdam, sidaas waxaa sheegayay wasiirka arimaha gudaha ee Netherlands Guusje ter Horst, baaritaanka ayaa lagu samayan doonaa
(December 31, 2009)
7 malyan oo qof oo ku nool dalka Itoobiya ayaa waxaa soo foodsaarey khatar dhanka gaajada ah, kadib markii la waayey xili roobaadkii. 25 sano ka hor waxaa ku dhintey dalka Itoobiya 1 milyan oo qof kuwaas oo
(December 31, 2009)
Peter Moore (Photo: AFP) Peter Moore oo ah nin u dhashay dalka Britain ayey siidaayeen kooxdii heystay, ninkaasi oo afduub loogu heystay dalka Ciraaq Muddo 31 bilood ah. Kooxda lagu magacaabo Asaib al-Haq oo ah
(December 31, 2009)
Weeraryahanka Kooxda Liverpool Fernando Torres ayaa Goolkiisa 50aad Ee Premier League saxiixay ciyaartii xalay ay Naadigiisa Liverpool 1-0 kaga badisay Kooxda Aston Villa. Torres Goolkii uu saxiixay waxuu ahaa kiisa 50aad 72 Kulan uu Horyaalka Premiership-ka saftay, waxuuna
(December 31, 2009)
Kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa isku afgartay in Ciyaryahan Bilaal Ribery uu Real Madrid ku biiro marka uu dhamaado xili Ciyareedkaan. Sida uu ku soo waramayo web-page Europolitan.de, Kooxaha Real iyo Bayern ayaa ku heshiiyay
(December 31, 2009)
Weerayahnka Waddanka Honduros iyo Kooxda Inter Milan David Suazo ayaa si rasmi ah ugu biiray Kooxda Genoa ee Dalka Talyaaniga, ka dib markii ay Labada Naadi isku afgarteen heshiis amaah oo lix bilood ah. Qoraal la
(December 30, 2009)
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada Dowlada Puntland lagu qabtay kulan sidii loo sugi lahaa amaanka Isimada,Odeyaasha iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada oo loo qabtay. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’ad ka shaqaysa arimaha Amaanka,taas oo
(December 30, 2009)
Madaxa arimaha nabadgalyada Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in u Sanada 2010-ka Qaarada Afrika uu rajaynaayo in ay nabad iyo dimooqraadiyad heer sare ka dhalato oo wadamada Colaadaha iyo dagaalada ka taagan ay noqdaan kuwa xasilooni ka dhasha.
(December 30, 2009)
Kulankaan ay maanta wada qaateen Maamulka Dowlada Hoose iyo gudiyada matalaaya 16-Xaafadood ee ka koobantahay magaaladan Bosaaso ayaa waxaa looga hadlaayay sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen Amaanka guud ee magaalada iyo Canshuuraha shatiga oo sanad kasta xilligaan
(December 30, 2009)
Wasiirka arimaha dibada ee DFKM ah ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangeli ayaa waxaa u kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Iraan Maxamuud Axmedinejad,waxaana u kulankooda ka dhacay magaalada Tehraan ee caasimada dalka Iraan. Kulankaas ayaa dhacay maanta oo
Next Page »