January 2010
(January 31, 2010)
Waxaa caawa weerar bambaano lagu qaaday gurriga uu magaalada Bosaso ka degen yahay Ibraahim Cartan Ismaaciil(Xaaji Bakiin), oo horey u ahaan jiray Wasiir kuxigeenka Arrimaha Guddaha iyo Amniga ee Puntland. Gurriga Xaaji Bakiin oo ku yaal meel aan
(January 31, 2010)
Kooxda Masar ayaa ku guuleysatay tartankii Koobka Afrika ee 2010, kadib markii ay Kooxda Masar ciyaar kulul oo ay la yeelatay Ghana ku heshay hal gool Guushii ay in muddo ah sugayeen. Ciyaarta caawa oo gebo gabo u
(January 31, 2010)
Naadiga Manchester United ayaa markii ugu horeysay taariiqda Guul kala soo noqotay Garoonka Fly Emirates Stadium ee ku ciyaarto Kooxda Arsenal, ka dib markii ay 3-1 ku soo xasuuqday Naadiga Arsenal ciyaar ka tirsaneyd kulamada 24-aad ee
(January 31, 2010)
Madaxweynaha dalka Malawi ayaa maanta si rasmi ah ulla wareegay Hogaanka ama Guddoonka Midowga Afrika, kadib markii uu tartankii ka haray Hogaamiyihii horey xilkaasi u hayey Muccmar Qadaafi, Madaxweynaha dalka Liibiya. Ayadoo uu maanta shirweynihii 14aad ee Midowga
(January 31, 2010)
Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan magaalada Muqdisho (AMISOM), ayaa maanta saxaafadda usoo bandhigay wiil dhalinyaro ah oo ay sheegeen inuu kamid ahaa koox ka tirsan Al Shabaab oo weerar kusoo qaaday 3 bilood kahor. Afhayeenka AMISOM ee
(January 31, 2010)
Gudoomiyaha Guddiga loo Xilasaaray inay soo xulaan heesta uu yeelanlahaa Calanka cusub ee Puntland, Wasiiraka Dimuquraadiyeenta iyo Arrimaha Federaalka Dowlada Puntland, Dr.Cabdi Xasan Jimacaale ayaa maanta Saxaafa kula hadalay xarunta Madaxtooyada asagoo soo bandhigay Shuuradaha Lagu Xulaayo haysta Calanka Puntland.
(January 31, 2010)
Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ka furmo shirweynihii 14aad ee Midowga Afrika, oo sanadkan si gaar ah diirada loogu saari doono xaalada dalka Soomaaliya iyo Wadankii qaban lahaa Guddoonka Midowga Afrika. Madaxweynaha
(January 31, 2010)
Waxaa xalay uu dagaal xoogleh ka dhacay Degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo, dagaalkan ayaa bilowday kadib markii ay halkaasi gaareen ciidamo ka yimid magaalada Doolow. Dagaalkan ayaa qarxay saqdhexe xalay goor ay ahayd 2dii wuxuuna socday illaa saaka
(January 31, 2010)
Ugu yaraan 4 ka tirsan ciidamada dowlada Afghaanistan ayaa ku dhintay duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha Ciidamada NATO ee ku sugan dalkaasi Afghaanistaan. Duqeyntan ayaa maalinimadii shalay ka dhacday gobalka Wardak ee dalkaasi Afghaanistan, kadib markii iska horimaadka isfahan-waa
(January 31, 2010)
Qoraal uu shalay soo saaray Governorka gobalka Florida ee dalka Maraykanka Charlie Crist ayaa lagu sheegay in Gobalkiisa uu qarka u saaran yahay cadaadis dhanka adeega Caafimaadka ah kadib markii gobalkiisa la keenay Dhaawac badan oo laga soo
(January 31, 2010)
Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay afar wadan oo kamid ah dalalka Carabeed ay u diyaariso hubka gantaalada wax soo rida, sida lagu shaaciyey jaraa’ idka kasoo baxa dalka Maraykanka. Jariiradaha Washington Post iyo New York Times, ayaa labaduba
(January 31, 2010)
Warar soo shaac baxaya ayaa sheegaya in dowlada Thailand ay gacanta ku dhigtay Hub u socday dalka Iran oo ka yimid wadanka Waqooyiga Kuuriya. Hubkan oo gaaraya 35 ton, oo isugu jira gantaalada garabka laga rido, basuukayaal, fiyuusyada
(January 31, 2010)
Waxaa illaa iyo xalay soo gaarayey Warbaahinta Horseed Media Baaqyo iyo Tacsi ka imaaneysa Ardayda ku sugan gudaha Puntland iyo Dibadaba kuwaasi si weyn uga tiiraanyeysan Dilkii xalay Bosaso loogu geystay Allaha U naxariistee Cabdullahi Mahdi Sayidka. Baaqyadan
(January 30, 2010)
Waxaa caawa magaalada Bosaso lagu dilay Guddoomiyaha Ururka Isku xirka Ardayda Soomaaliyeed SSCO, Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Mahdi Sayidka. Dilkan ayey geysteen rag ku hubeysan bistoolado, kuwaasi oo xabada ku dhuftay Cabdullahi xili uu ku sugnaa nawaaxiga
(January 30, 2010)
Sida ay ku soo waramayaan Warbaahinta Dalka Ingiriiska Xiddiga Naadiga Chelsea John Terry ayaa xiriir sharci daro ah la leh Xaaska Ciyaaryahanka Daafaca kaga ciyaara Naadiga Manchester City Weyn Bridge, iyadoona ay fadeexadaan noqotay mid si weyn u
(January 30, 2010)
Weeraryahakii Hore Kooxda Chelsea Hernan Crespo ayaa si rasmi ugu biiray Kooxda Parma oo ah Naadigiisa ugu horeysay ee u ciyaaro Qaarada Yurub. “..Waxaan had iyo jeer ahaa Taageeraha Parma, ku soo laabashdeyda Kooxda waxey igu abuureysaa
(January 30, 2010)
Xiriirka Kubada Cagta Qaardaa Africa CAF ayaa bayaan uu soo saaray maanta ku shaaciyay in Xulka Togo ka mamnuucay ka qayb galka labada Koob ee Africa ee soo socto, iyadona ay usii dheertahay ganaax lacageed gaarya 50,000 oo
(January 30, 2010)
Gabadha u dhalatay Wadanka Mareekanka Sarena Williams ayaa ku guuleysatay Koobkeeda 12-aad Tartamada loo yaqaan Grand Slam, ka dib markii maalinmadii sabtida aheyd ay hanatay tartanka Australian Open. Sarebna Williams oo qiimeynta dhanka dumarka tenniska kaga jirta
Next Page »