Comments on: Doorashadii Dr.Faroole Sanad Kadib

By: ahmed yare
as/cw walaalayaal dadka reer puntland waa dad yar oo jecel hormarka iyo nabada laakiin waayadaan dame waxaa moodaa in aysan is aaminsanayn ma waxay rabaan sida walaalohood reer koonfureed in wadaado iyo qab qablayaal iyo qabiil dib u dhigaan oo ay istaagto rajadoodu iyo hormarkoodu fadlan madaxwayne walba waxuu haynayaa 4 sano oo kaliye marka aqoonyahanadiina oo dul qaata aad hormar gaarteene hadii kale wadaado waalan baa idiin talinaya

By: Bulxan
Faroole wuu fashilay, dibudhac dhinackasta ayuu u keenay Puntland. Waxkasta waa joogsadeyn. No Mashruuc, Madaxweyne Cade Muqdisho iyo Abdullaahi Yuusuf buu Lacag siin jiray, kan xagee wax mareyn. Waa su’aal aan idiin weydiinayaa, tan kale ha la sheego wuxuu qabtay dhibaato iyo abaaro mooyee? Garowe iyo dibad wareeg ayuu qabatay, wax kale ha la sheego. Bulxan

By: shirdoon ibraahim
anigu ma aan qabo faroole in uu wax u qabtay shacabka puntland e waxaan aaminsanahay in uu ka baxay ballan qaadikii uusameeyey waqtigii doorashada isaga oo xilka ku raadinayey balanta beenta ah , shacabka puntland waxa ay aad ula yaabanaayeen xukuumadii cadde musse waxaase i qarso noqotay tan faroole waayo xukuumadani waa mid aan haba yaratee waxba u qaban shacabkeeda faroole waxaan ugu baaqilahaa maadama uu ku fashilmay in uu wax ka qabto amaanka puntland. soo celinta lascanod iyo in uu mideeyo belaha dega puntland iyo balan qaadadii kale oo ahaa habaynta ciidama . madama aanuu intaa wax ku qaban waa in uu xilka iska wereejiyo sabata oo ah  shacabka ku dhaqan puntland waxay leeyihiin nimaad saacad ku baran weyday sanad kuma baranaysid. isku soo duu duub oo faroole wuu ku fashilmay in uu maamulo shacabka puntland waayo malaha waayo aragnimo iyo karti uu wax ku maamulo sida ay aamin sanyihiin shacabka reer puntland bye mohamed ahmed warsame shirdoon,,,,,,

By: Hassan
Nin baa laga sheegay, ma anagaa suudaanta keennay ” Faroole isagu dadka ma laayo, mana qarxiyo, ee dadkii kursiga hayn jiray ee lacagta cuni jiray ayaa waayey wixi ay heli jireen oo dadka laynaya si loo dhoho faroolaa fashilmay.

By: Shariif Xasan
Laba arimood oo uu ku fashilmay FAROOLE oo waawayn ayaa jira, anigu ka hadli maayo arimaha uu qaybta ka yahay sida budhcad badeeda iwm. Arinta 1aad wuxuu la degay dhaqaalihii Puntland isagoo dhinacna ka bilaabay inuu ugaadhsado shacabkii Puntland oo amxaaro u dhiibo iyo isagoo cashuurihii dekada si waaliyi ku jirto kor ugu qaaday taas oo keentay in Berbera la isku shubo. Arinta labaad waa kasii fogaanshaha xayn daabka umadda Soomaaliyeed ee muslinka ah iyo usii dhawaanshaha xukuumada Itoobiya ee gaalada ah, taas oo amnigii Puntland ka dhigtay mid gacan ku gabasho ah isagoo PIS tiina u aqoonsaday ciidan qaramaysan oo Puntland copy-gii xamarna lasoo wareegay. Waxaa kaloo iyana daymadeeda leh samaysashada calanka iyo astaanta, kala qaybinta Puntland oo uu SSC oo Laasku ugu horeeyo uu ka dhigay dhul beel laga haysto ayna tahay in beeshaasi dib Puntland ugu sooceliso (war ma dhibaadbaa???) oo amniga guud oo sidiisaba u khalkhalay mar hadii dhaqaalihii khalkhalay. Waxaa taas ka sii daran in odaygu uu ka xishoon waayay wixii C/laahi Yuusuf ka xishooday oo ah xuska maalintii la doortay. Waxaan soo xasuustay odaygii Max’ed Siyaad ahaa oo isagu wax la xuso ayuuba haystaye tolow kani muxuu xusyaa. Waa Yaab !!!! Nooloow ma daale… madaale nooloow…. Caynaanka hay … weligaa hay…..kkkk tolow odaygu dhoosha ma ka qoslay??

By: Xeyraan
Aad bey u maadsanyihiin Horseedmedia oo ah Webka aan ka bilaabo marka aan warar rabo dhexdexaadnimadooda darteed.Waxan qabaa in ey aad usuu koobeen diliilaha amaba guud mareen keliya.Runtii waxaad mooddaa in aan waxba laga qaban wixii lagu daliilayey maaulkii ka horreeyey kan hadda jooga.Wexeynu xusuusanaay in madaxweyne Faroole iyo raggii kale ee jagada u tartamayeyba ku hadaaqayeen qodobbo badan oy dhaliileen,ballanna ku qaadeen in ey wax ka qabanayaan.Waxa ka mida:Amniga,daqaalaha,xorriyadda saxaafadda,horomarinta mashaariicda,burcad-badeedda,tahriibta,musuqa iyo ka shaqeynta nabadeynta Somalia,iyo ugu damayn soo celinta dulka la inaka qabsaday.Haddaba maxaa ka qabsoomay arrimahaas oo dhan? waa WAXBA.Waa jirtaa in la habeeyey habka ey Was.Maaliyaddu u shaqeyso oo weliba loo dhiibay nin takhasus u leh,laakiin su’aashu waa aaway dakhligii la habeeyey ama laga badbaadiyey FADLANTA iyadoo eynu ognahay in weliba cashuurtii kor loo qaaday? mase dhici kartaa in aan ilaa hadda wax masruuc ah aan laqaban muddo sannad ah oo la waayo gaari dabdamis oo lgu damiyo dabkii ka dhacay magaalo madaxdii? Amniga wexey oran jireen farihii buu ka baxay,wexeyna ahayd weedh xun oo saadaal xun keeni karta,hadda uun buuse faraha ka baxay Allase ha ina badbaadiyo.Xagga masaariicda dadku rajo ku nool beeyba iska ahaayeen oo wax dhan bey ahayd intii la fiirsanayey aalado baaraya batrool.Calaa kullu xaal waa maamul afrikaani ah dakhli badanina soo gelin oo anigu haatan kamaba sugeyn wax qabad badan,laakiin waxan aad uga horjeedaa dabbaaldeg sannadguuro iyo guulwadenimadan layaabka leh iyadoo wax kasii darey mooyaane aan wax la qabtay jirin.Taa markaan ka hadlo waxan dadka ku guubaabinayaa in muqaddas laga dhigo jiritaanka Puntland oo mucaaradnimadu idinla gelin heer aan ka hor nimaadno maslaxadda P/Land.Xitaa haddii maamulku xun yahay halla saxo oo wixii quman oo ey sameeyaan gacan ha lagu siiyo oo atleast muujiya heerka muwaaddinnimadu ka taagantahay reer somaliland oo kale.Haku illaawin dareenkaagii P/Laannimo waxyaabo aad tirsaneyso daliishooda.Wa Billaai towfiiq.

By: Puntlander
Mudane Faroole Khodbaddaadii waan dhegaystay, waad mahadsantahay wax fiican ayaad qabatay, waxaan rajaynayaa in adiga iyo raggaaga ay dadaalka sii wadaan, rajo fiican ayaad nasiiseen in aanu Puntland ku soo laabano. Laakiin naga dhaaf adiga waxaad dhehday (dadkeena reer Magaalka ah xamar ayaynu ka nimi)… Ari boowe kama wada iman, reer magaalku Puntland waa joogi jiray.. Kaftan iga dheh !!!

By: Hersi
madaxweynuhu waxaa uu qiray in ay jiraan mucaarad xoogan oo kasoo jeda g/bari..isagoo aan kala saarin ..hadaba waxaa is weydiinleh marba hadii g/bari ay mucaaradsanyihiin maxaaba haray waayo degaanada p/land 70% wa gobolkaas..iyadoo aan ognahay in g/mudug aan laga jecleyn kadib goortuu udhiibay al-itaxaadkii ahaa p/land cadowgeeda..sool iyo sanaag iayaga waxey horey isugu dhiibeen somali-land intii yareyd ee so ahrteyna isagaa kasii careysiiyey..hadaba dowlada uu madaxweynaha ka yahay waa mid kusoo kooban oo kaliya sida hadalkiisaba ka muuqata garoowe iyo eyl(xarunta B/BADEEDKA)..dhanka kalena waxaa kusoo wajahan gobolka al-habaab kuwaasoo taageero ka helaya qaar kamid ah maamulkiisa kala qeybsan ..su,aashu waa illaa iyi inteebuu sii joogi karaa maamulkan faashilka ah.

By: Jamaame
Asc-dadka qaar waxaad u maleysaa iney iska hadlayan ama wax ban qoree halagaa sheego aay ka tahay. Dowladu runtii eed & ammaanba waa leedahay shicibkuna taa kama marna. Dhibaatooyinka P/land 2 arimood ayaa sal u ah. 1)b/badeedda 2)tahriibta.
1)b/badeedda dadka lafdhabarka u ah wa dad la yaqaan oo inaga tirsan oo nagu dhex nool shaxaadkana aynu u doonano. 2)tahriibta, dadka doonyaha leh waa kuwo la yaqaan. Waxay P/land keenen dad deeganadoda dhib ku haye & kuwo cuqubo & habaar wata. Dadka masaakiinta ee aay badda ku gurayaan wa dad ILLAAH abuurtay denbiga intaa la eg ee laga geliyana wa wax P/land meel u yaal markay ahaataba adduun & layska gudi doono. Fadhiga intaan ka kacno 2daa arrin aan kor ku soo sheegay wax ka qabano. Wabillaahi tawfiiq

By: mustafe mohmed(dhoonbe)
dhamaan waan salamayaa habda horseedmedia iyo walaalaha aragtidooda dhiibtay.
Run ahaantii waxqabadka madaxweyne faroole intii xilka hayay ma ahayn wax qabad muuqda,arimaha ugu wayeyn oo hor oolaa madaxweyne faroole waxaa ka mid ahaa:-
1. arinta laascanood ma uuna xalin,kaas oo la dhihi karo soo celinta lascanood waxay ka mid ahaan lahayn wax qabadkiisa 50%,lakin nasiib daro xil ismasaarin madaxweynuhu .
2.xalinta khilaafaad beelaha walaalaha ah ee wada degan degaan cagaaran taasna wax kama.
3.sameenta boolis iyo ku soo dabaalida amni dhamaan degaanka puntland ,marka aan leeyahay amni ku soo dabaalida waxaan wadaa in wadanku uu yahay mid xasiloon ka maran qaraxyo iyo filalka fool xuma leh.

By: WAXSAN SHEEG
ASC
FAALLA QORAHA WAA AFGOBAADSADAY, HASE YEESHE WAX LAGA AFGOBAADSADO MEESHA MA-YAALIN, WAANA LA-OGYAHAY DR. FAOOLE INUUSAN XISHOON.
WAXAA LAGA SUGAA INUU KU DHAWAAQO FASHIL CAD. WAXAA LA-LAAYEY WASIIRADIISII, BAARLAMAANKIISII, CIIDAMADIISII, WELINA WAA SOOJEEDA OO MEESHA WUXUU KU HAYAA HADAL IYO GABAY OO TAN WAXAA  NOOSHEEGAY TAARIIKHDIISII HORE MARKUU KA-SHAQAYN JIREY
BANGIGA GANACSIGA EE XAMAR

By: Ahme ogaal ciidle
faalla qorahana waxaa mooddaa inuu wax badan sheeg-shegin, oo uu aad u asturay ceebtii dowladda, taasna waxaan u qaatay dowlada oo xirta hadii warbaahinta ay waxsheegaan la xiro oo la xabiso.
Waan ka xumahay in puntland ay u weecatay jiho hor leh, oo nasiib darro iyo amni xumo ah, waxaa putnland hareeyey sanadkii tagay burcad badeedyo hor leh, lama oga lacagaha dowlada iyo dakhliga halka uu ku baxo.
faroole waan ka xumahay maahan nin istaahila inuu kursiga kusii fadhiyo muddo badan waana tan keentay in dad badan isaga huleelaan kana baxaan dalka.
ilaahow hogaan fiican oo khayr qaba kan noogu bedel

By: maxamed yusuf oman
as/cw waxaan anigu amin sanahy maqalka horseednet u yahy mida xaqiqda ka fooge wayo  xukumda faroole ee tagtaa darn waxaa kalsoni ah maka  hasto shacabka reer puntland ma ah waxaa la qarinkaro fashiled faroole  amani darda waxay gartay lagu badbad wayo masjida magaloyinka weyn weyn waan garnkaran inte masuul la dily inta qabail is dily dadkii la oranjiry somaliya ugu nabda jecel nabad jecelka lagu xamjiry magaloyinka puntland waxa ka jira amandardi abida soo martaa oo xata xafdaha dhexdoda waxay saymaysteen ciidamo ilal u garh fashilda xukumda faroole ma ah waxa u bahna tatbasho ee waxa weyn oo muqda waxay ku guldarast  kasbosho da shacabka waxa y ku fashilmatya saysadi dibad   kenya joubati   iyo somaliy den guud ka dhexyaso

By: god man
waxaa mahad leh marka hore illaahay jidka toosan nagu hagay. mida xigta hadaan gudagalo arimaha puntland run ahantii Dr:c/rixmaan marka uu qabtay jagada maxwaynaha puntland waxay ahayd sidan 1:amni majirin 2:burcad badeed3:sixir barar iyo sarifka lacagaha qalaad oo hadba meel taagan 4:dhaqaale xuma baahsan iyo wasiiro aan cilmi lahayn oo aan u qalmin jagada ay hayaan waayo nin aan cilmi lahayn waxbuu kharibaa ee wax ma wanaajiyo
oran maayo c/rixmaan malaha wax eedayn ah qofku waa ee doobaa waayo waxa uu masuul kayahay bulsho leh nin waalan iyo mid miyir qaba mid wax khariba iyo mid wax wanaajiya  mid mucaarad ah iyo midaan ahayn  warka halaraaco hana lootixgalo qaxqabadka puntland iyo faroole byeeeeeeeeeeee

By: Hersi
adigu waxaad labaxdey (abuu miscab)abuu mansuurna ictiqaadka iyo fikir baad wadaagtaan kulase yaabi mahayo waayo waxaad difaaceysaa in madaxweynaha uu wiilkiisa umagacaabey lataliyihiisa xafiiska(warbaahinta)sida warqadda nagacaabista ku xusan laakiin sida kale waa agaasimaha madaxtooyada..dunida islaamka iyo midda galada taariikhda abid ma dhicin in hogaamiye uu wiilkiisa u magacowdo lataliyihiisa waa cajiib!! wiilka waa nin wax bartey ahna reer p/land ..marka xigtana xaq u leh in jago loo magacaabo ..shaqooyinkana waa ay badan yihiin ..laakiin shaqadii agaasimaha madaxtooyada buu ninku ciriiriyey meeshuna maahan boqortooyo dhaxal noqonkarta ..midda amniga  horta haddaan amni jirin nololi maba jirto iskaba daa horumar iyo wanaag kale faroole waa uu ku fashilmay sugidda amniga ..kadib markuu ku xirtay magac badanayaasha qeybo ka mid ah ..layaabse malahan in aad difaacdo oo waa xaqiiq sida magacaada ka muuqataba in aad kamid tahay magac-badanayaasha dalka waalaya!!

By: ahmed abdirizk mohamed
dhamaantiin waa idn salaaamay….waxaaaan aad ugu mahad naqaya horseedmedia.madaxweyanan amaaan baaaan u soo jeeedinaya iyo dowlada oo dhan….dadka reeer puntland oo dhan waxaaan leeeyahay maaanta waxaaa idinkusooo wajahan xalaaad xun…dagaaal baaana layno ku haya yeey naaan netka waxa isugu qorine dalkeeeeni ayno bad baaadsano……..

By: Nuune kuujeede
Waa arrin farxad leh oo xusid mudan in madaxwaynaha puntland uu noqdo dr. C.raxman faroole waa nin qiimo badan ninkii dooni lahaayo ninkii diidi la haayo ninkii door bidi lahaayo dawo eebbe ina siiyayiyo faroole waa nuuree. I love him 4 what he is.