Xafladan oo ay soo agaasimeen jaaliyada east Africa ayaa waxaa ay ku salaysneed taageerida jirka holhol ee uu ku dhawaaqay garaad jaamac garaad ismail ducaale waxaana ay u dirayaan halbalyo garaad jaamac garaad ismail.
Waxaanu leenahay anagoo ah labadd gudi ee raga iyo haweenka ee jaaliyada nairobi garaad jaamac waxaa ku hortaalo hawl wayn hawshaas oo ah tii laguu igmaday in aad shacbigaag ka saarto dhibaatadda ay ku jiraan waxaana aan ku leenahay anagu aad ayaanu fikirkaaga wacan u soo dhawayneenaa adiguna dadaal kaaga hal kaas ka si wadaan.
Sidoo kale Waxaana ay leeyihiin isimadda kale ee ssc waxaanu si xushmadd leh uga codsanaynaa in ay qadariyaan hadalka shacbiga ssc oo aanu leenahay taladiinu ha noqoto mid meel u wadda hoyata wane in aad ka qayb gashaan dhamaantiin gogasha uu fidiyaya garaad jaamac garaad ismail ducaale idinka oo tixgalinayo hadalkayaga hadaanu nahay jaaliyada Nairobi.
C/wahaab Maxamed Cabdi Weyne
Nairobi,Kenya
Salaama
Xaqiiqda ka jirta SSC waa tayo xumada hogaamiye dhaqameedyada, kuwaasoo noqdey dube ay isticmaalaan siyaasiyiin eey isku heybyihiin shilimaan yarna u xoora.
Kuwaasoo ka tagey xilkoodii ahaa dhexdhexaadnimada,waxey iloobeen iney garaadyo u yihiin kan jooga HARGEYSA iyo kan GAROOWE waxey iloobeen ciidamada jooga laascaanood iyo nawaaxigeeda iney yihiin wiilashooda, waxey kala qeybiyeen beeshooda Hunguri daraadeed,
Waxaa haboon in la isweydiiyaa maxaa qabsoomey 10 kii sano ey puntland maamuleeysey SSC? jawabtu waa waxba.
hadaba maxaa fursad loosiin waayey garabka beesha kasoo jeeda ee hargeisa jooga oo runtii rag aqoon iyo waaye aragnimo karti lehba ey joogaan?
Maxaa qabsoomey xilligii yareyd eey somaliland joodtey laascaano? runtii wax badan oon lasoo koobi karin.
xaaladu maanta eega puntland waxa ka taagan.
SSC waa somaliland waligeedna wey aheyd
it is matter of time . intaanu xadkeena soo xireyno. Xaabsade geesi u kacay dadkiisa.
waxaaa la yiri soomaalidu been waa sheegtaa lkn been ma maah maahdo(Walaaalo is Xumaaansada Waana xoog Yareeyaan waana xoolo yareeyaan Dhulbahnte markuu 2 u qaybsamay cidna mid qura ka dhigi mayso oo markii dantii guud iyo tii bulsho ay tii shaqsi iyo tii hunguri ka xoog badatay,waxaaan oronlahaa pl iyo sl midna eed ha u soo jeedinina .
Somaliland waa u cadow cad SSC Taas waa shaki la aan.ninka garanwaayayna waxaan oran lahaa waa halkii doqoni yey kula dhalan,laascaano waxa ka taaagn iyo fawaaxishka qof walba waa dareemi karaa ama ka warqabaa in dadkii 20sano dganaa ayaa uga guuraan meelo kalle oo garoowe iyo wdamada dariska la ah haday Somaliland faaiido ssc u hayso laascaano meel cidllo ah may noqoteeen pl inatay jrtay cidi lascano kama qaxin,
caqlli gaab cilmi laawe imaan laawe ma xishoode Qadaiyad xume siyaasad laawe ayaa dhullbahnte u taliya maanta oo somaliland u hogaamiyay SSC WAA u cadow somalilamd
WAANKU SALAMAY DARWIISH WALALE WAXAA FIICAN IN LAGA HADLO RUNTA SSC CIDNA MA IIBSAN KARTO LAKIIN WAXAAN FILAAYA WAXAY KU TAAGERSANAYEEN IN XIL LAGA QAADAY OO LA ORAN JIRAY XAABSADE AYAA IIB SADAY OO BADAY GUMAYSIGA HAYSTA MAANTA GOBOLKA SOOL WAXAANA AAMIN SANAHAY DOWLADDA PUNTLAND MA IIBSAN WAAYO NINA GURIGIISA MA IIB SADO IIDOORNA MA AAMIN SANI IN UU SII HAYSAN KARO KII KA DANBEYEY IIBSIGA SOOL MAANTA MUXUU HAYAA WAA SU,AAL JAWAAB U BAAHAN(GUNIMO GEERI BAA DHANTA) DARWIISH
amran runtii fikarkada aad aya ula yabay bala adiga isku yara laabo
as\c dhamaan waxan halkan ka salmayaa shaqlaha horseed media salaan ka dib walaal amaran runtii wax filyaa in aad tahaya gabdha harti ah wax aad ula yabay fikirkada runtii dhulka ssc wax ku so dulay waa dirta waqooyi oo dhan wax laga qabsadyna waa mamulka ka jiray dadka ssc wax dhibka ku ahaya waa mamulka ka jira garoowe oo u iibsaday lascanood xurunta gobolka sool sideey u ibsadan walaheena ogadenia
waxaa yaab leh dadka ka soo jeeda gobolada sool may iska saaran cadawga ku soo suulay oo xooga ku haysta