Ninka dunida ugu dheer Sultan Kösen iyo kan u gaaban duniada inta la ogyahay He Pingping ayaa kulan kuwada qaatey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Sultan Kösen ayaa u arka marka uu dhinac taagan yahay saaxiibkiis He Pingping ilmo yar oo dhashey, laakiin labada nin waxa ay ku wada jiraan tiro labaatanaad Sultan Kösen waa 27 jir u dhashey dalka Turkiga halka He Pingping uu yahay 21 jir u dhashey dalka Shiinaha.
Sultan Kösen waa 2.47 miter laakiin saaxiibkiis He Pingping waa 0.75cm.
asc ilahay mahad leh ilahayna aburay midgan gaban iyo midka dhere ilhay abuuray mahadna leh mark ma islam misi wa galo wa iga su aal ma gaala misi wa islam hadi ay galo yahin ialahayki sa u buuray wu arka ilahay ha so hanuunyo jzk asc wad mahsantahin inta islamka salanta inta kala dhoolka
ALLOW WA KUGU MA HADAN BAL EEGA ALLE QUDRADIISA ALLOW U MADAADA U GARGAAR
Thanks allah dat’s sence for us
ilaah baa mahad iskaleh
وهو الخالق المصور العليم
يخلق ما يشاء
هى عبرة لمن يعتبر
Allaah Subxaanuhu watacaalaa waa siduudoono yeele (Facaalun limaa yuriid)
waa mucjiso ee qofwalboow ku cibraqaado.
isna xisaabi intaan lagu xisaabin
masha allah waxa waaye alahay qadartiis
waa in lagu cira qaato weeye labada nin in ay dherarka is legyihi isku maba dhowaba that is all?
rayigaygu waa alle abuurtiisu ku diin malaha maxaa yeelay rabi isga ayaa xaalada og dunida maadama uu siagu abuuray waxaan talo ku soo jeedin in aan in aan lagu qoslin abuurta alle
aslamacalykum brother’s and sister this the creation of allah (swt) my allah guide them and show his truly straight bath.
abuurista allaah layaab malahan in wax laga sheegana mahaboona waxan kusoo gaabinayaa oraahdayda allaah ayaa mahad leh dhamaanteed waxna hakasheegina
yes waa macquul rabi baa mahadleh
kkkkkkkkkk
waa abuuris ilaahay bal inta ay kala dheeryihiin eega.
waa ilaahay qudradihiiisa
Ilaahay qadartiisa waa wax lagu cibraqaato
khalqista allaah cidii wax fahmaysaa waainay allaah mahadiso allxamdulillaahi rabilcaalamiin