Dahabshiil
Golis

Barlamaanka DFKM ah oo ku baaqay Dowladda Kenya in ay si deyso Xildhibaanada ay xirtay.

Gudoonka Sare ee Barlamaanka DFKM ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Dowladda dalka Kenya ugu baaqeen in ay si deg deg ah uu soo si deyso Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka DFKM ah oo ay xabsiga dhigtay.

Prof. Maxamed Cumar Dalxa Gudoomiye Kuxigeenka kowaad ee DFKM ah  oo maanta la hadlaayay idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in ay aad uga xunyihin talaabadda ay qaaday Dowladda Kenya oo ah in ay xir xirto Mudaneyaal ka tirsan Barlamaanka DFKM ah.

Waxaana uu hadalki ku daray in ay masuuliyinta ugu sareysa Dowladda Kenya ay ugu baaqayaan in ay xabsiga kasoo si daayaan isla markaana ay xorriyadooda siiyaan.

Habeenimadi xalay Ciidanka Amaanka ee Kenya ayaa Soomaali aad uu tiro badan oo ay ku jiraan Mudaneyaal ka tirsan Barlamaanka Kenya ay ka xir xireen Magaaladda Nairobi ee caasimada dalkaas Kenya.

Horseed Media.

RELATED STORIES

One Response to “Barlamaanka DFKM ah oo ku baaqay Dowladda Kenya in ay si deyso Xildhibaanada ay xirtay.”

  1. baaba says:

    ASC
    DAWLADDA KENYA WAXAAN UGA MAHADCELINYA SIDA WANAAGSAN OO AYDALKEDA UGA ILAASHANEYSO QAWDHAWSATADA SOOMAALI BARLAMAANKA KU SHEEGGA AH.
    WAXAAD OGTHIIN ENEY HUBKA IYAGU SOOGELIYAN SIDEY U GUBI KLAHAAYEEN DALKA KENYA OO HADDA AH MEESHA KELIYA EE GEESKA AFRIKA KA DHAQAN, MARKA HADDII AY-ISDIFAACAAN WAA MID WAAJIB AH, WAANA KU KHASBAN YIHIIN ENEYSIDAAS YEELAAN, HADDI KALE SIDA SOOMAALIYA KU DHACDAY BAA IYAGU KU DHICIN