Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa waxaa ay Markab nooca xamuulka qaada ka afduubteen xeebaha maamulka Somaliland.
Markabkaas ayaa waxaa lagu magacaaba MV Layla-S,waxaana laga leeyahay dalka Cambodia. Waxaana ay afduubteen isagoo maraayay xeebaha magaaladda Berbera ee maamulka Somaliland.
Andrew Mwangura,oo ah sarkaal ka tirsan Ururka Badmaaxyada Geeska Afrika ayaa sheegay in markab la afduubtay ka dib marki uu Bagaash uu ku dejiyey Dekadda Berbera ee Somaliland.
Waxaana uu sheegay in Shaqaalaha saaran markabka ay isugu jiraan kuwa uu dhashay dalalka Somali,Pakistan,Hindiya,Sri Lanka iyo Suuriya.
Mr.Mwangura ayaa sheegay in markabkaas ay iska leeyihin ganacsato uu kala dhashay dalalka Suuriya iyo Imaaraatka Carabta.
Burcad Badeeda Soomaalida oo aad uu hubeysna ayaa aan la aqoon halka ay uu jiheyeen markabkaas.
Horseed Media
burcad badeeda ha shaqaysteen anaa la iga bilaa
Waxaaad ogaataa aflagaadada mawanaag sana umaduna waa wadadhasheen zaynab israil haku til maamin
waxan idin sheegayaa Puntland maraakiibta ganacsiga oo bosaso alaabta ka soo dejiya waligeed lama qabsan, waana deked wayn oo busy ah 24 hours 20 markab baa ku soo xirtay maalintii, waa dowlad power leh burcad badeeda xeebaha fog fog ee puntland bay wax ka ugaarsadaan lakin somaliland waa taas barbara xeebteeda laga afduubanayo markabkii alabta u siday, afka yaan laga faanin ee wax muuqda qabta ba dhihi lahaa isaqland…
ASALAMU ALAIKUM: HOREED WAXAY SOO QORTAY WARKA BBC IYO IDAACADAHA ADUNKA EE ADIGU DAWO AYAAD U BAAHANTAY EE RAADSO . TO WADANI
bahda horseed waxaan leeyahay walaalayaal wadanka somaliya igula quruxbadanyahay qoraalkiina .somaliland meel ay ka shaqayso caalamka yaa arkay iyo cid u taqan somaliya waa somaliya meel ay ka aadi karto ma jirto xeebaha somaliya soomaali baa leh gobolada waqooyi galbeed cid qadi karta oo israil geyn kartaa ma jirto that is it bye
waxaan u sheegayaa saxaaafawaad salaamantihiin bahda horseed ,waxaan ahay akhristayaasha horseed,waxaan idiin sheegayaa sida aad u qorteen maqaalkan wuu khaldanyahay,soomaaliland ma aha dowlad,waa gobal sheeganaya goitaan,aan ictiraaf heysan, xeebtana waa xeeb soomaaliyeed
waaa arin mucjisaa oo burcadkii somaliland ayay ka dhashaaan runtii aniga fikirkayga waxaa ilaa muuqdaa in soomaliya ay qabsandoonana burcad badeed maxaa yaalay dowladaha somaliland iyo puntland ayaaba howshaan wada