Madaxweynaha DFKM ah ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa si rasmi ah Safiir uu magacaabay dalka Maraykanka.
War Saxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa madaxtooyadda Madaxweynaha ayuu si rasmi ah Wadanka Maraykanka Safiir ugu magacaabay Abuukar Cabdoow Carmaan.
Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu talaabadaas qaaday ka dib marki uu la tashtay La Taliyeyaashiisa iyo markii tala soo jeedin loo sameeyey.
Mudane Abuukar Cabdoow Carmaan oo iminka laga dhigay Safiirka DFKM ah ee Soomaaliya ee uu fadhiya Maraykanka, ayaa waxaa uu mudo badan ku noolaa dalka Maraykanka.
Waxaana lagu tiriyaa in uu ka mid yahay Aqoonyahanadda Soomaaliyeed magac ku leh dalkaas isla markaana la socda xaaladda iminka ka taagan dalka.
Hore dalka Maraykanka waxaa Soomaaliya Safiir uga ahaa Cilmi Ducaale, kaas oo isla markaana ah Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay.
Arintaan ayaa imaanaysa xilli dhowaan Wasiirka arimaha dibadda ee DFKM ah Cali Jaamac Jangeli uu ku dhawaaqay in la xirayo Safaaraddo qaar oo ku yaala wadamada Caalamka gaar ahaan kuwa Qaaradda Yurub.
Horseed Media.
cali walaal safaradaha la xir xiraya wa 8 sabata kloo xirayana wa 6 safiir waa daarood 2 kale waa sharifaynku siyasad bay ka wataan yaan laydin garan ah waa sidedas safardood wax la xiraya
wuxu ma safiir baa mise waa magac u yaal kkkkkkk.
as.c.waxaan ka xumahay in webka HORSED uu kala garan la,yahay SAFIR iyo ERGAY.M/weyne ma magacaabin safiir ee waxuu magacaabay ergay gaar ah oo fuliya danaha somalida ee cariga mareykanka.taana waxey salka ku heysaa talooyinkii wasiirka arimaha dibadda ee ahaa in la dhimo safaradaha aan ku leenahay wadamada aduunka gaar ahaan yurub iyo aduun weynaha intiisa kale.shaqsigaan loo magacaabay waa nin hore u daganaa wadanka mareykanka oo umadiisa iskaa wax u qabso ugu shaqeynayo umadiisa iyo dalkiisa.waayo safiir tiim badan ayuu u baahan yahay.waraka aad soo qortaan waa in noqdaan qaar rasmi ah oo aad ka soo min guurisaan ilaha rasmiga ah ee dawladda.
Tan iyo bur-burkii dowladdi dhexe,somalia 01/26/1991 kii.waxa ka dhaca mooyee waxba kuma soo kordhin,hab dowladeedkii,lago yaqiin dowlad.waa tan horee raga masuulida somalia isaga danbeeyey,waxa ay un ahaayeen magac u yaal,haddi ay ahaanlahayd madaxwayne,ama wasiirka kowaad,iyo tirada xad dhaafka ah ee wasiirada magac u yaalka ah.waa meel aan haba yaraatee,wax nidaam ah,oo dunida casriga ah ay fahmikarto aanay soo marin mudo,20 sanadood ah,marka wax walba oo ay yiraahadaan,waa riwaayad iyo iska hadal,dal dunida looga yaqaan,Failed state,oo runtii sax ah.marka waa in hadba dadka la maqashiiyaa wax aan jirin,war dowladnimo waa la yaqaan,tani hada jirta,wax lago tilmaamo oo nidaam dowladeed ah,haba yaraatee,ma jirto,waxa ayba ka sii liidataa,xitaa maamulada qabiilka ku dhisan ee meela somalia ka mid ah,ka jira.war magacaabida safiir aan lahayn dal,ay ka jirto dowlad dhab ah,iyo nidaam laysko raacsanyahay,waxa haboon in umada laga daayo wax yaabaha dhalanteetka ah ee ay cidwalba garangarto.wixii lacag,yabooh ah ee lago soo qaado magaca dadka soomaaliyeed,ma haboona in lago bixiyo safaarad aan jirin,iyo in safaarado magac u yaal ah dunida daafaheeda,layiraahdo ayey u fadhiyaan dowlad aan runtii,jirinba mise waxa oo dhan baa magac u yaal ah,somalia weli mahelin tubtii saxa ahayd,inta hadba cid aan is-dhaamin maamulka ay u dhiibayaan,dad aan runtii ahayn somali.oo ajnabi ah iyo wadamo dano gaar ah ka leh somalia.somalia somali baa leh.ilaa la helayo nidaan demoqoraadi ah oo ay dadko doortaan,madaxdooda walee horumar ma gaaro.
mar ka hore salaan bahda horseed, kadib, waxaan u sheegayaa shacabka reer puntland, in ay iska daayaan, qabyaaaladda, mr. Abdulaahiba, waa Maamuli jirey markiisa eh, maxaad shiriif ugu kacsantihiin , hadii uu raganimadiisa , wax ku maamulaayo , oo Raiisal wasaarihii , oo noqday magac u yaaal.
ODayga Daaya hashaqaystee.
MUSAL SAL TAXANE AH KAMA DUWANE DOWLADA SHARIF KKKKKKK ILAAAHAY BAAA QAADIRA OON KA SUGNAAAA SIDAN SI DHAAANTA. SAFIIRKU MUXUU SOO KOR DHIN NATHING USA UUN BUU KU NOOLAA HAADAN ISAGA NOOLAAAN
AA LATAHAY ( SHARIIF LASOOGAMAY )
shariifku dalka waa ku ciyaaray,waxa niyadiisa ku soo dhacda buu samaynayaa,sawtuu shalay lahaa safaradaha dibada albaabadaan iskugu dhufanayaa,tan kale dawladu waxay ka talisaa 2 km.
asc waa sax madaxweyne shariif waa in uu wax ka dhigaa dadaka aqoonta iyo waya aragnimada uleh, thanks mr president shariif saa wax ku wataa waa ok insha allah waa gulaysanaysaa viva shariif:
SAFIIR. Dowlad ka talisa 2km maxay safir ka magacabi mise wa riwayad adunka loo dhigayo.kkkkk
ASC,
Waa yaabe safaaradaha waaba la xirxirayaa
baaba la lahaaye,tan cusubna maxay tahay?