Dahabshiil
Golis
HorseedMedia

Isreebreebka Euro 2012 Oo La Soo Saaray

Waxaa lagu dhawaaqay isku aadka isreebreebka Ciyaaraha Qaramada Yurub 2012 lagu balansanyahay Wadamada Poland iyo Ukrain.
 
Xaflad balaaran oo lagu qabtay Caasimada Wadanka Poland Ee Warsow ayaa looga dhawaaqay habka ay Xulalka Group-yada isreebreeka iskugu aadeyn, iyadoona ay xusid mudantahay in xafladaan uu daadihinayay Andry Shevshenko oo Wadankiisa Ukrain ka mid yahay Martigaliyaasha tartanka Euro2012.
 
Haddaba Xulalka ka qayb galay qori tuurka aya waxey gaarayaan 53 dal oo loo qeybiyay 9-Group.

Group A
Germany
Turkey
Austria
Belgium
Kazakhstan
Azerbaijan
 
Group B
Russia
Slovakia
Republic of Ireland
FYR Macedonia
Armenia
Andorra
Group C
Italy
Serbia
Northern Ireland
Slovenia
Estonia
Faroe Islands
Group D
France
Romania
Bosnia-Herzegovina
Belarus
Albania
Luxembourg
Group E
Netherlands
Sweden
Finland
Hungary
Moldova
San Marino
Group F
Croatia
Greece
Israel
Latvia
Georgia
Malta
 
Group G
England
Switzerland
Bulgaria
Wales
Montenegro
Group H
Portugal
Denmark
Norway
Cyprus
Iceland
Group I
Spain
Czech Republic
Scotland
Lithuania
Liechtenstein

F.G: Waxaa si toos ah usoo baxaya kaliya Xulka kaalinta 1aad ku soo baxa Guruubkiisa, sidoo kale waxaa soo raacaya Xulka ugu dhibicda badan dalalka gala kaalimaha 2aad, iyadoona 8-Dal ee soo harta ayaa kulamo Paly Off ah ciyaari doonaan si loo helo 4-dal oo kale, waxaana xusid mudan in dalalka Poland iyo Ukrain aysan ka qayb gali doonin isreebreebka madama ay yihiin martigaliyaahsa Euro 2012.

 

Xussen Maxamed Cabdulle (Riiko)
riiko@horseedmedia.net
sport@horseedmedia.net

One Response to “Isreebreebka Euro 2012 Oo La Soo Saaray”

  1. ali duburi says:

    waaaaaaaaaaw caadi maahaa is reeb reebkan ee alaha nagaar siiyo Xussen Maxamed Cabdulle mahada sanis sxb France baan taageraa jareeta waxana u malayn doonaa inay hari doonaa hadaan laga cayrin macalinka hada haysta