Warbaahinta Horseed Media ayaa markasta ku dedaasha in ay u fududeyso macaamiisheeda qiimaha badan sidii ay ku heli lahaayeen wararka darayga ah ama ugu danbeeyay ee wadankii Hooyo iyo caalamkaba ka dhaca, hadaba Technoolajiyada casriga maanta waxaa la gaarey in aad Internet-ka ka isticmaali kartid aalado badan, waxaana ka mid ah telefonka yar ee gacanta lagu qaato kaas oo iska leh noocyo badan.
Maadaama mobile-ku aanu la mid ahayn shaashada computerka ayaan u sahalney nidaam fudud adiga oo siticmaalaya Mobilkeega in aad ku akhriasatid wararka, kuwaas oo la fududeeyay isla markaasna laga saaray dhamaan sawirada iyo graphics-ka, waxaana uu kuugu furmayaa si deg deg ah iyada oo uu qaadanayo cabirka shaashada mobile-ka aad sidatid.
Cinwaanka aad isticmaalayso waa isla midka guud ee Horseed media http://horseedmedia.net kadib Serverka ayaa garanaaya in aad ku soo booqatay Mobile waxaana uu kuu gudbinayaa version gaar ah oo mobileka loogu talo galay.
Haddii aad raadiyaha Horseed Media ad ka dhegaysan jirtey mobilke-ka gacanta oo aad dhib kala kulanto systemka cusub, ee mobile version-ka fadlan Browserka mobilke-kaaga ku qor cinwaankan:
Kadib waxa aad si toos ah u dhagaysanaysaa Radio Horseed Media oo live uga soo baxaya Bosaso, waa haddii uu yahay waqtiyada Raadiyuhu hawada ku jiro
Horseed Media
Webmaster
Liked this post?
Subscribe to the RSS feed or to Daily email updates, right now!