Comments on: Xildhibaanada Federaalka ee Ku Sugan Garoowe Ayaa Ka Waramay Hawlaha Ay Puntland u Joogaan (Dhegayso)

By: UGAAS Mohamud mohamed yusuf
Xildhibaanka Xareed xasan Ali Wa nin adag oo wax ka badali karaa siyaasada puntland iyo mida Dowlada soomaliyaa oo baryahan ah mid khaliif wayn soo dhex galashay

xildhibaan waa mid u dhashay puntland yaaqaana xaalka puntland iyo waxaa ay jacel yahiiin waxaa filayaa xildhimaanada  soomalida ku sugan puntland  sida xareed .. xasan abshir .. abdi nadiiif iyo rag badan oo kale waa rag wax ka badali karaa xaalka puntland

waa kuwa hada xaalkeeni karaa Waxa filayaa qolada SSC oo shir dhigtay Qodabana soo saartay waa kuwa heshiisiin karaa oo khaliifka dhexdooda ka sari karaa
waxaa filayaa in arintaa ay ku guulaysan doonaa waa arin macquul ayaga oo arintaa qaban waxaa filayaa in ay soo tagi karin waana ku faraxsanahay hadii aan nahay dhalinta puntland  sida wararka aan ku maqlaynay wax wayn ayaa ay qabteen  masha alaah ayaa leenahay

By: said dahir dhimbil
asc waxan salamaya sidii caadiga ii ahayd shacabka aqoonta iyo xadarada saxibka u ah ee reer puntland guud ahaan, intaa kadib waxan rabaa in aan fartiin qaaliya u diro sxb xaaji xaafuun ninka labaxay sxb waxan ku shegaya puntland qabiil waa laga tirtirayaa cidii ku shaqayn jirtayna qalin ayan ugu badalayna mida labad waxad afka saaraysa sida ii muutaqa umad iyo shaqsiyad laakiin waxan ku shegaya sxb la imow aqoontada midaa ayaa ila kala saaraysa waxan kaloo ku shegaya waxad ku hasa anaga sxb mafahan sani cida aad shegaynayso waxa aytahay waayo waxan doodayey in ku hadlaya in aad tahay fakarkiisa laakiin sida ii muuqata waxad u hadlaysa sida ninmaskax kale ka dambayso marka sax fakarkaga, waxan kalo ku shegaya puntland cidna uma baahna waa dowlad wadata shacab keeda mana taqano lahaystayal xamar jooga sidan ku shegayba, waxan intaa kugu daraya faroole waa aqoon yahan siyaasiya watana shacab kiisa no xamar no siyasad fadhiida no lahayste, aduunka lasoco qabiilkana iska saar hadii aad diido talada wanagsan waa lagu jajoobaya adiga iyo cida ku tagersan, mida kale is cadee waxa aad tahay, by

By: saanjo1
war kaalaya raga doodaayo paltalk imaada halkaas ayaan idinka baahanahay

By: Runsheeg
Puntland waa iney ka tashataa dowladan macalimiinta dugsiyada iyo kabiirada hor boodaayaan, Nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin baa taga ,maalinba shaar cusub ayey walaaladeen reer koonfur lasoo baxaan.
Shaley shariifka ayaa 200 loogu darey maantana Ahlulsunaa wada hadal u socdaan oo 200 ookale loogu daraayaa , berina oday dhaqameedyada beesha hawiye iyagana 200,
beridanbena odeygii xasan daahir aweys ayaa xisbu islaam oo sii burbureeysa inta hartey intuu villa somalia lasoo galo 200  lasiindoonaa.
Laakiin maamul gobaleedka puntland hadii xitaa kuwa u matala baarlamaanka amaba wasiirada ey soo hadal qaadaan puntland waxaa la dhihi dowladu waa qaran ee qabiilka ka daa. iskaba iloow mashruucyo horumarineed ama dhaqaalahan magaca soomaaliweyn lagusoo tuugsadey in ey wax la wadaagaane  xitaa looma quuro  xero lagula dagaalamo burcad badeeda ,
marka hadii beri dawlad ku sheegtan ey hirgasho wallaahi waxaan dhibaato aheyn inaan lagala kulmeyn, ma xasuusataan xiligii c/qaasin madaxweynaha isku sheegi jirey dhaqaale yar ayuu ku kala qeybiyey puntland .reer puntland tashada wadankiinana ku laabta kana qeyb qaata horumarkiisa sida reer somaliland oo kale ,
maraan afar wadan oo carab ah aan marey sanadkii 2008 dii 94 boqolkiiba jaaliyadaha kunool wadamadaas ee soomaalida ah waa reer puntland kana kala yimid waqooyiga america iyo europe ,
cajiib war maxey tahay xikmada ka danbeyso maatadii carab oon ognaha intooda badan dhaqankooda inaan dumar iyo caruur 7 ama sideed ah ku aamino? inagiina aan niraahno waan usoo shaqeeyneeynaa, waxaasi wallaahi waa dayuusnimo dayuuskuna janada ma galo.
gee caruurtaada  garowe , gaalgacyo,boosaaso, qardho ,iyo kuwo kale oo badanba dadkoodana wax hala qabaan. oon aheyn isku meel kuwada noolaada kana warqab .
thanx

By: Xaaji Xaafuun
Said Dahir Dhimbil….

Mudo bee igu qaadatey, sida aan u akhrinayey, fartaada markii danbena waxaan ka fahmey, in aad yara careysantahey..

mida kale, maxaa tiri dawlad federal oo aniga iga danbeen garta majirey! looolz.. dat fucking crazy…

adigu maxaa tahey Boowe?, meesha ma yicib baa la cunayaaa mise waa la fanayaa….

Use ur mind…. ninyahow. Puntland waa jireysaa balse waa in ee u hogaan sanataa dawlada somalia, kala go’a Soomaaliya mid aan yeelayo ma ahan,

Faroole ma taageer dawlada federalka, mise kasoo hor jeedsey, haduu taageero, anagu waan taageereynaa, mase kasoo horjeedsadey, dawladu Garowe masoo dhaafeyso….

Mida Kale… dadka aad carabaabeyso, miyaadan ogeyn, in ee ka cilmi iyo siyaasad badiyaan, dadka aad nacamlaha adigu u tahey….. Boowe fagar qabyaaladana iska saar…. Gaalkacayada aad sheegeysanah, Maanta waa Caasumada Puntland, bal horta Puntland sax ah hano qoto ama Galmudug hana qoto….

adiga uun baa kala hadlin ee Isa soo sax…

Meeshaana waa Media ama Maqaaxi shaax lagu cabayo

By: said dahir dhimbil
xaaji xaafun puntland maaha lahayste shariif oo reer maadiye ahna wax maweydiiso laakiin meesha aad ka kulu shahay maaha shariif ee waa ogsoonahay laakiin waxan ku shegayaa kaasi waa lahayste sxb marka faroole maaha nin ay fashili karan raga xamar lagu haysto faroolana waa nin ka siyaasad dheer ragaa aad u tahay nacamlaha marka yaan dabayshu kula tagine dhinac karaac puntland.wsc

By: said dahir dhimbil
asc, dhamaan shacabka reer puntland, salan kadib waxan rabaa in aan ka hadlo sadex arimod mida kobad waxan rabaa in aan runta u sheego xaaji xaafun sxb horta puntland waxay ka timi gaalkacyo ee puntland ka imaan bari waxan taa ula jeeda aqoon dadeed iyo mid deeganba waa isu naqana marka waxan ku leyahay afkaga ka jedi gaalkacyo yaalkacyo uma baahnabari marka ay runta gaarto waxana laga yaaba in aanu bari gacan galino hadii ay xaladu kululato intaa kabib waxan ku shegaya majirikarto dowlad fedarala oo aniga iga dambayn karta somaliyana wax dowlada waxaa ka jirta puntland waxana shirciya in aad midaa ogatan dhaman shacabka puntland gaar ahaan reer bari, intaa kadib waxan rabaa in aan talo murti leh u soo jeediyo xukumada puntland ee uu madaxdanoga yahay madaxweyne abdiraxman maxamed maxamud waxan lee yahay somaliya adiga ayaa ka dowlada kofurta somaliya wax ka jiraa majiran woqooyina waabam ka sii daran tahay waayo waxayba diidan yahiin somali oo marlabad midowda hadaba nimanka ka yime xamar ama nairobi ee ah xildhibanada dowlada fadhiidka ee aan lahayn siyaasada iyo awooda midna yeysan ku keenin wax aan dan u ahayn shacabka ku doortay waxan lawada soconaa in gudomiyaha dowlada fadhiidka uu is hortagey horumarka puntland. wsc

By: Xaaaji Xaafuun
Mida Kale… dadkaan leh, Puntland maxey u qabatey dowlada shiekh  shariif, adeer sidee ka tahey, Puntland laftigeedu maxey u qabatey tan dowlad ahaan? xiligii Odey Yeey, Cadde Musse waxuu siin jirey, Mid Dhaqaale iyo Ciidanba maanta, Puntland waxba ma siiso, Ratio- lagaga baahnaa way la amustey sidii odeygii bustahiisa uga qaatey meesha…. marka Puntland sideeda ha u jirto, weyna ku khasbantahey in ee taageerto Dowlada Federalka Somalia.. Faroole Waa Ku Khasbanyahey in uu taageero Shiekh Shariif, Haddii Kale Shacabka Puntland ku dhaqan buusan taageero ka helin, meeshana wuu ku ceeboobin…..

Faroole Xafidulaah taageerada aan u hayo is above 100%… marka haddii uu kasoo horjeedso dowlada sheikh shariif, waa mid uu isaga ku ceeboobayoh…. Puntland waxey noqon labo dhinac… sidaas beena ku burburin…… awalba waa qabiilo isku tag

By: Xaaaji Xaafuun
Waxaanu dooneynaa dowlad somaliyeed ee loo wada dhanyahey, waxaan xaqiiq ah, in dowladani hada xirgashey, ee lugheyda ku istaageyso, mar haddii caalamku taageerey, tii ka horeysey, dawladu ma ee MR YEEY, calamku lama taageersaneyn, waxeyna ku dhaqaaqdey, wax colaad inoo soo jidey ka shacabka Puntland ahaan, ee cuqdad ku kala abuurey, labada shacab…

Marka ninkii mucaaradoow adigee ku taal, Kolba waxaan ogahey in meylo baddan oo G/bollada Puntland ah, laga soo dhaweynayo, Puntland is  not only Gaalkacayo, mideeda kale, Galkacayo at current is city of Galmudug…..

Waxaan dhahi, ninka is cuqdadeynayah, ee adeerkey baa, Yamen laga tuurayeh, dawladaan aan kasoo horjeedsano, taas ma ahan mid kuu suurta galeysah adeer.. Gursigaana waa mid somali oo dhan ka dhaxeyoh, taas ogoow adeer…..

By: HEER-SARE
dooni mayno dowlad federal ah iyo mid dhexe toona. Puntland iyada ayaa dowlad ah oo isku tashatay.
Dowladda PUNTLAND waa in ay ka saartaa wadanka puntland kuwa federalka sheeganaya.
Waa su,aale maxay u qabteen PUNTLAND intii ay federalka kujireen? dhib ayay tarayaan mooyee dheef maleh.

By: Somali
sxb bosaso waxaan ku leeyahay adiga hadaa miyaa dawlad haysta dayacyahaw meel cidla ah ayaad kaluun qurmay gadaan gaajayahay koonfur ayay ka yimaadeen nimankan

By: maxamed
kkk waxaan dawlad maahan ee federaalkiina iska aada aniga intaas ayaan ku darsanlahaa ee qaata taladayda

By: bosaaso
walaalo hadii aan kaga waramo   putland uma bahna dawlada soomaliya waayo soomli ayaa mar hore ku maha mahday ninkii tiisa xayntaanta ba kuu xanuunsadee xaldu nimay meel ka taal kuma xaax yariye   marka walaalo horta soomliya ha isa soo saxdo

By: u better recognise boy...!!
that is write YOU BETTER RECOGNISE “BOY”

By: faarax faqul
shariif heshiiskii gaalkacyo waa diiday  reer puntland  dadkaas  dawld nimo marabaan   waxay rabaan waa  shilimo lacg ay uruusadan

By: Daljir
ASCWW.

Alhamdu lilaah wel done job hawul fiican ayee u istaagayn waxaana aamin sanahay in xildhibaanada hada shaqadan u qumay aad baan ugu kalsoonahay xildhibaanada uu horkacayo Xildhibaan Xasan Abshir iyo Abdi Giir oo ragan iyo raga kale magac weyn ayee ku leeyihiin.

waa ragii u qumay yagleelkii pland shaqo fiican u istaaga insha alaah.

Nabadgalyo

By: Jagfe
Salaan Sarre bahda Horseedmedia.
Xildhibaanku waa runtiis oo Puntland waa ay u baahan tahay in la helo dowlad dhexe oo Dalka sama bixisa, balse dowladaan hada la leeyahay waa Dowlad dhexe ma tahay mid heesata kalsoonida shacabka Puntland? mar hadii heshiiskii lala saxiixaba ay burinayaan, warbaahinada ku dhaliilayaan horumarka Puntland isla markaana deeqihii Somaliya loogu deeqay laga qadinayo shacabka Puntland?
Waa Siyaasad xumo heesata Raga u sareeya DFKM ee Somaliya hab dhaqanka ay ula yimaadaan Shacabka Puntland oo ay u arkaan in ay ku khasban yihiin taageerada loo hayo DFKM, ayagoo isku qalda Qabiil iyo Qaranimo.
Waxaana ku talin lahaa in Shacabka Puntland iyo maamulkiisaba ay u dhuun daloolaan taageerooyinkaan ay beesha caalamku u fidineeso ragaan horbooda DFKM, si loola xisaabtamo deeqda halka ay ku bixiyaan iyo in aan qolo gaara aysan beesha caalamku HUBEEN oo si ansaxsan awood qeebsiga DFKM ee waxa loogu yeero 4.5ka loo wajaho ciidamada u adeegaya magaca DFKM si aysan qolo gaar ahi isagu koobin.
Mana ahan arin la dhayalsan karo in lagu fiirsado taageerada ay beesha caalamku ka dhawaajisay in ay u fidineeso DFKM, sababta oo ah taageeradaan waxay u badan tahay mid meleteri oo leh khatarteeda.
Xildhibaanada kaga jira Puntland DFKM ahi waa in ay kasoo dhalaalaan shaqada ay ku heleen magaca umada Puntland, cadka dadkooda iyo dalkoodana aysan cidna uga aaboyeelin.
Sida la ogyahay DFKM ah ee Kenya lagu soo dhisay waxa ka mira dhaliyey Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland iyo Shacabkooda oo u huray waqti, maal iyo tanaasul farabadan. Waana in aysan noqon mid lagu waxyeeleeyo shacabka iyo dhulka Puntland.