Comments on: Banaan bax looga Soo horjeeday Eedeynti QM ee Puntland oo ka dhacay Laasqoray

By: barmuuda
aad baanugu faraxsanahay sida wanaagsan ee reer laasqoray ay usoo abaabuleen banaan bax ka dhan ah dacaayada lagu hayo puntland waa in talaabo laga qaadaa cida kadanbeeysa ee dagaalka kuhaya dhulkena waxaa mahad iskale alla ha ina abuuray waxaan kaloo aan aad ugu riyaaqay war saxaafadeedkii uu qabtay gudoomiyaha magaalada laasqoray yuusuf jama dibed yeloxow aad baan uguriyaaqay sida wanaagsan ee cilmiyeeysan ee uu uga hadlay

By: Ahmed Dico
Waa arrin soo dhoweyn mudan, sida reer laasqoray ay uga dhiidhiyeen, been abuurkii  madaxda reer Puntland laga sheegay iyadoo laga  leeyahay arrimo siyaasideed si Puntland sumcadeeda ,meel looga dhaco, somaliland lagu amaano..

banaanbaxu waa in laga abaabulaa  dhamaan goboladda reer Puntland..
mahadsanidiin.

By: c/raxmaan
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan ba bahda horseed  marlabaadkana dhamaan ba reer puntland meelkasta ay joogaan  reer laas qoray waajibay ay leeyihiin bay guteen dhamaana waxaa laga rabaa magaalooyinka puntland inay banaan baxyo samayaan   intaa kadib waxaan layaaban ahay weka somalifans ma caruur baa qorta  akhristayaal badan ayaa kasoo horjeeda   waxaana lagu qoraa  waxaan ilmaha yariiska ah ka suuroobin fadlan hadaanay sida webebka somalida uqorin hayska xidhaan  ama hargaysa hawla guuraaan dhamaana waxaa laga dhaleecayndona websaydada iyo idaacadaha dhamaanba  bye

By: wiil qarxis
marka ilaahay baan mahadleh intaaas kadin waxaan salamayaa bahda horseed iyo shaxab weynaha reer puntland meel kasta oo ay joogaan in taas kadib waxaan mahad gaar ah u celinayaa dadka reer laasqorey oo shucuurtooda muujiyay kana dhiidhiyey beenta laga sheegey madaxda puntland waxaana leeyahay waa in reer puntland oo dhan laga sameyaa mudaharaadyo badan oo lagag soo horka jeedo beenta cad ee lagu canjarafeeynayo  madaxdeena wabi laahay towfiiq

By: XASBAHALLE
Aad ayaad u mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad banaanbax ugu muujiseen, warbixinta been abuurka ah ee laga sheegay madaxda puntland guud ahaa, iyo tan gobolka sanaag.

LONGLIFE PUNTLAND

PUNTLAND

By: wiil bari
horta waan u hanbleynayaa dadka reer puntland sida eey uga damqanayaan in sharafta looga dhaco deeganadooda iyo madaxdooda iyo ciidankooda bada oo eey un ama midoowga gaalada iyo bililiqada eey ku timaameen burcad badeed waxaana u gudbineynaa burcad idinka ah mana deyneyno difaaca aan wadno ilaa eey ka baxaan markiibta dagaalka xeebaha soomaaliya oo dhan 30 markab oo dagaal ah bada basifka ma iman waagii dagaalka aduunka uu socday marka kuwii biliqda waa naga yaraadeen lakiin kuwa waxa soo haray dagaalka oo wax  dhaamin warshada ayaa ku dhex yaal walaahi aniguna waan arkay idhaheeyga ayaan saaray waa eey na qabteen ha noolaato xukuumada puntladn ha noolado shacabka puntland ha noolaato bahda horseed media oo nala socodsiisa xaaladkaste waa dalkii ka taagan