Dahabshiil
Golis

Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Qardho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa usoo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Wefdi u hogaaminaayo Madaxweynaha ayaa subaxnimadi maanta kasoo ambabaxay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho.

Masuuliyinta gobolka,degmada,Waxgarad iyo dadweynaha magaalada ayaa ka qayb qaatay soo dhowaynta,waxaana si aad ah loo sugaayay amniga guud ee magaalada.

Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid aan hore loo si shaacin,waxaana aan la aqoon ujeedka socdaalkiisa magaalada Qardho.

Wararka qaar ayaa sheegaaya in Madaxweynaha u dhowaan sidoo kale soo gaari doono magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Masuuliyinta gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho ayaa iyagu ka gaabsaday in ay faahfaahin ka bixiyaan safarka Madaxweynaha.

Horseed Media

30 Responses to “Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Qardho”

  1. qardhaawi (حتي النخاع) says:

    WIIL QANDALA WAXAAN KU ORAN LAHAA HAGAAJI HADALKAAGA MAANTA CEEL AFWAYN MAJIRTEE . DONT FORGET ,SIDII CEEL AFWAYN LOOGAYIMI TANKALE .CADDE WAA NIN NABADEED .TAAS CAALAMKAA UQIRAY WAXAABA DHICI KARTA IN NOPEL PRES INLASIIYO , ADIGU UMALAYMAAYO INAAD NOPEL TAQAAAN ? THANKS HORSEED USAAMAXIDDA WIIL QANDALA INUU FIKIRKIISA KADHIIBTO HALKAAAAAAAAAAAAN

  2. ASC. WAXAN HALKAN KA SALAMAYAA WARBANITA HORSEED IOH
    SHAQALEHEDAA SLAN KADIB WAXAN JECLAN LAHA IN AN KA HADLOH
    ARINTA BAS EE BOSASO WAXAN QABA FIKIR AH
    IN LASKA DAYOH HAYADAS WAYO WAXA WAX
    KA QATAH DAD AD U BADAN HADINAH
    LA BUR BURSHOH KULI WAXAY NOQON BAGA MUDO
    KOLAY ANAN TAGERO IGA AHAN
    FIKIR AHAN DAD BADAN AYAY NAGA HAYSAA
    EEH YAAN LO XASDIN BAA
    IGA TALO AHAA
    MAGAC AHAN WAA WAX XUUN LKN LACAG AHAN WAA
    WAX MACAAN
    BAS MARKA MA LADAYO
    WAXN KALO KA BAQAYA IN BUNTLAN AY NOQOTOH SIDAA
    KONFUUR HADI LAS DABA GALOH WAX BADAN BAA IS BADALAYA O ABNIGU KA MID YAYAH
    MARKA TALO AHAN
    MAXAWAYN FAROLE WAXAN KULA TALIN MADABA AN AHAY MUWADI RER BUNTLAN AH IN U ISKA DAYOH BAS .BY SWDAN

  3. bacda salaan madaxwanuhu waxaan filayaa wuxuu u tegay dacwad ka dhan ah diyaano oo uu itirinayo inuu kasoo jeedo deegaanka qardho bal aan eegno oowada dhawrno waxa ka dhasha boqoshada m.pl ee qardho. allow sahal amuuraha

  4. A. Abdulkadir says:

    We don’t know the fact because of hidden information! But lets us assume positive side

    Faroole waa Madax-waynaha Wadanka waa Waajib saaran in uu booqdo Gobol ilaa Toolo Puntland

  5. salaan kadib waxaan aad soo dhowaynaya imshaha madaxweynaha putland hadii reer qardho ay diidan nadaamka iyo dawlada waa yaqaanin xeelfwiin mwshi bay ku noqonyaan waxaan oranlahaa diyaano xilka wareeji hadi lake sidii jaamac cali jaamaca waxaa ka carareesa kabahaaga wil qardho waxaan dhehilaa waan cabeena waan cunena waxay tageersanyihiin maanta dawlada iyo rafoole waxaa la ii sheegay waa diiday in uu qabilo faroore cade muse waan soo dhowayneyna ajakis iyo diyaano putland ma bur burin karaan

  6. ali says:

    asc
    salan kadib
    wad mahadsan tihin bahda wesite ka fusadan na siiyey intaa dbaded horta waxan maqli jirey , ma na walan mise cadan baa laga heesaya, dadka qaarkii waxay u haystan in reer puntland ama dad lka mid ah oo man yar ay ku dagalamaya nin la badaley oo misnaa ina aderkii lagu bedelay war dadka waxas waa ka horeeyan wana ogahay dad badan oo reer puntland oo meel dhow wax ka fiiriya baa jira halkana waxan ku fadhiyaa in ay nagu badan yihnn dadkaas lakin somalidu waxay tiraahda ,dad & biyaba wa ku ifiyan, oo dadkaas dadka wax garanaya oo danta guud ka talinaya ba ka badan taasi waa ilaahey nabdii waxan aku mahdineynaa ilaaheyga nawaafajiyey,amin.
    marka wax hadad qoreyso akhri oo sax oo ku noqo in ay qurxoon yihin & in kale taasi waa iga ra’yi ,tan kale ninkan waa madaweyne puntland oo la soo doorety mana ahan nin weligiii mesha fadhinaya ee kii xukun ay ka hayso doorasha ha isku soo taago hadii kale ddad la mid noqo hadad wa hore haysatey hade iskama jireyso in aad wax iska haysato umada u dhaxeysa ee waqti kale iska sug
    puntland hanooto hana is racdo cadowgeeduna shisheye & sokeeyaba hajabo

  7. puntlander says:

    The president should have come to QARDHO before he made the changes. Now he is there to do damage control, hopefully it’s not too late.

  8. c/xaafid Cali Jaamac says:

    A/c
    Salaan Kadib , Dhamaan waxaan ugu baaqayaa Bulshawaynta reer Puntland gaar ahaan reer boosaaso in ay taareegaan Gudomiyaha /sheekha / C/xaafid Cali Yuusuf oo runtii ah Qof is bedel dhalin kara kana muuqato

  9. mmdahir says:

    marka hore waxaan salaaamayaa horseedmedia iyo shacabka reer puntland marka xiga aniga waxayba ilatahay dowlada hada ka jirta in ay tahay tankaliya ee horumar saamaynaysa ee yaan ku dag dagin ee aan sugno, dhanka kale madaxwaynuhu hadii uu booqdo gobolada dalka ma ahan in waxkale lo arko,

    • suhuur says:

      waan salaamay bahda horseed media .madax weynaha faroole ma isagaa awooda bedelaada iska lahaa mise waa wax qolya kale arta ugu fiiqeen

  10. Hersi says:

    Taariikhda magaalada qardho kolley intaan ka xasuusto nin tikniko farabadan lasoo maray oo dib ugusoo laabto ma arag ..faroole oo watta gawaari badan oo wada gaashaaman iyo xaaladda kacsanaan ee boosaaso iyo itixaadka wada cayilay ee tunka bigadaha kuada yeeshey ee ah maaganayaasha waayadaan danbe dhammaan intaasoo ku dhan waxey muujinayaan calaamatul su,aal fara badan???????!!!!!

    midda kale Odayaasha qardho oo iyagu ku caan baxey bis-baaseynta madaxda iyo shaxda siyaasaddaha guracan baa iyana ah isweydiimo badan?!!

    aan aragno maalmaha soo socda iyo barxadaha boosaaso sida loogu kala baxo!!!

  11. ali says:

    Ninkii fowdo iyo burbur u ciilqaba xamar dalxiis ha u aado si uu ugu soo waano qaato .
    Puntland beel ma ahan ee waa doowlad beri waxaa laga yaaba in uu talada dalka qabto nin kale oo cusub oo aan hadda la’aqoon .
    Waad u jeedaan wuqooyiga ninkii kursiga ku habsaday in laga kicin la’yahay .
    Dowladda puntland waa tusaale fiican oo ku dayasho mudan .
    HANOOLAATO DOWLADDA PUNTLAND .

  12. Cise Cise says:

    Mr Faroole laba daran mid dooro

    Waxaan halka ku soo gudbinayaa laba arimood, mudane madaxweyne iney Puntland bur-burto iyo inaad Diyaano xilka ka qaadid ayay taagan tahay. Dadka reer Puntland marna uma dulqaadanayaan power abuse uu sameeyay Diyaano ninka la leeyahay waxaan ku leenahay hadaad xilka ku celisid Puntland waa lagu kala tagayaa mida xigta beesha uu ka dhashey Diyaano waa iney qabsadaan hadii la dilo amase la xiro ha dhow baad wax kale lala iman, hadaan nahay shacabka Puntland waxaan codsaneynaa in la dhowaro wadajirka dadka tani taariiq bey noqon oo waxaa taariiqda gali doonta cidii Puntland bur-burisey oo maamulkii Tolku dhistey kala yaacisey, shacabka Puntland waa iney amarada dowlada u hogaan samaan

  13. Abdi k says:

    Puntland maxaad u mooddaa inaysan ciidan lahayn oo waxa ay leeyihiin ay tahay oo kaliya ilaadada madaxda ilaalisa. Puntland mar haddii ay leedahay cadow aad u badan oo dhinacyada ka xiga, haddana aanaan marna u jeedin wax ciidan ah oo lagaga hortagayo cabadaha iyo damaca kaga imanaya meelo kala duwan.Madax ku sheegtu miyaysan dhisan karin ciidan adag oo u babac dhigi kara dhibaatada muuqata ee aan la’qarin karin. tusaale ahaan Magaalo madaxda Puntland agteeda waxaa jooga ciidanka Soomaaliland, waxayna sheegaan inay markay rabaan ay tilaabo ka qaadikaraan Puntland oo xitaa galikaraan Garowe. Waxaa kale oo layaab leh in aanaan weli arag, madax Puntland leedahay oo xitaa jawaab jilicsan ka bixinaysa hadalada Soomaaliland, waliba maamulka hadda jira, ileen hadalkaba shacabku waa dugsan lahaayeene.

  14. A.O.A says:

    asc hala arko waxa uuqabto cismaan cabdulahi cidna waxna kama qaadi karto waan arkayna fulayga waxa usameeyo waxaan dhihi lahaa i cafi buu wadaa oo waan kugu qaldamay wax ah
    lakin aqbalad umalayn maayo inay jirto

  15. Asc, madaxweynaha safarkiisa degmada qardho waa safarkii caadiga ahaa ee madaxdu ey kormeerka iyo shaqada ku sameyso , madaxweynaha awood ayuu uleeyahay inuu xilka qaadis ku sameeyo qof walba oo horumarka puntland kasoo horjeeda, cid hor istaagi karta puntland majirto, waxay ila tahay in eysan ilaawin dadku waxii ka dhacay puntland 2001-2003 , marka taas ayaa tusaale ugu filan in aan beel ka hor imaan karin dowlad daadka ayaa qaadaya cidii fartaagtaa waa la jabinayaa , marka nabada ha laga shaqeeyo, wadanka iyo maatada halaga fakaro, daneeste ayaan la maslixin, madaxweynaha hala taageero inta uu waqtigiisa ka dhameysanayo, haduu khaldamana hala saxo. VIVA PUNTLAND.
    mahadsanidiin.

  16. Shiine says:

    Yaabka yaabkiisa waxaan la yaabanahay cismaan diyaano xilka uu hayo maanuu ahayn mid loo simanyahay oo uu hayo dadka reer puntland oo markii doono laga qaadi karo hadiiba ay tahay anaa iska leh waxay noqonaysaa in puntland oo dhan laga fiirsado cid ka caraysii isma lihi laakiin xaqiiqda ayaa sidaas ah faroole waa madaxweeynahay puntland si sharci ah ayaa loo doortay waxaa doortay dadka reer puntland hadii aaneey cid gaar ahi rabin macnaheedu maaha in amarkiisa aan la maqal waxaa taas dheer cadda muuse waa madaxweeyne hore dalka iyo dadkana denbi ka galay miyaanuu xishoonayn inuu sii wado qarribaadii iyo xumaantii uu dadka ka dhex abuuray…………..

  17. faroole waa nin aqoonleh xagga maaliyadda, laakiin xagga siyaasadda waxuu ku socdaa qaab la midda kuwii ka horeeyay ,waxaan dhihi lahaa isticmaal kacaankii siyaad baarre oo kale, ama puntland ha noqoto federlka oo shiikha hoos tag

  18. Sowjo says:

    Aad iyo aad. Madaxweyne Cabdiraxmaan faroole xayaakallaah, noolow mudane madaxweyne. Kuna soo dhowow magaalada Qardho. Madaxweynuhu ha tago Boosaaso laadna ha kala daalo afmiishaarada iyo burcadda amniga dhibka ku haya iyo afmiishaarada. Diyaana xilka si hufan ha u dhiibo haddii kale isagoo bahdilan halaga tiriyo oo kuwa laadka lala dhacayo ha galo. Madaxweynuhu meeshii debecsanaan u baahan ha ka muujiyo debecsanaan meeshii adadayg iyo in laad lagu xiiso u baahanna laad ha ku xiiso. Wabillaahi towfiiq.

  19. Waxaan la yaabanahay ninkii xil loo dhiibo, bal car ka qaaad barito. waxaa fiican sidii somalidu dhihi jirtay, in ninkii aad usha ka qaadan kartid loo dhiibo. waayo Diyano Xilka waa loo dhiibay waana laga qaadayaa. Lakin ma ahan in Qardho oo dhan ay kacdo, oo Diyaano lala safto. midda kale, Faroole intii xilka laga qaaday baa haddana wadanka caga caddaan looga saaray. why maanta isagoo madaxwayne ah looga amar qaadan la’ yahay. taasi waxay caqabad ku tahay reer Puntland oo dhan. Nabada hala shaqeeyo, Hala la iska daayo i jiid aan ku jiidee. Wadanka ma reeer puntland baa leh Mise CIA? Shacabka iyo Madaxdoodaba waxaan u rajaynayaa guul iyo kala danbayn.

  20. qardho says:

    madaxweynaha waxaa uyeeray saraakiil use ah oo boosaaso ku sugan saas weeye socodkiisa

  21. albani says:

    waxa moda dadka inay yihin dad wax ka lunsan yihin dr. farole qardho waa magalo ka mid ah pland waana imankara ujeedo la aan
    lama dhgihi karo wx u u yimi arimo kale sida u xusay ninka magaca xun ee ku qorty jajus
    noocas oo kale waa dadka wax magaratad ah ee waxyabo aan lo dirsan gala
    had ana waxa kuso gaba gabayn madaxweyne ku so dhowoow magalda qadimigaa ah ee qardho
    wellcome to qardho dr.farole
    viva puntland and farole

  22. as/c waxan halkaan salaan balaaran hawada u marinayaa bahda warbaahinta horsed waxaan kaloo u marinayaa madaxweynaha iyo dhamaan golaha xukuumada ee ku wehesha madaxweynaha socdaalkiisa waxaan kaloo ka oran lahaa dadka wax soo qoraya walaalayaal waxaad soo qoraysan ha noqdeen wax murti dhaliya oo ala ka cabsi ku jiro

    laakiin ninka kusoo galaya jaajuus bal magacaada dib u daalaco, magacaada iyo qoraalkaadu way is leeyihiin ayaan oran karaa dianana waa muwaadin reerpuntland ah waana laga qaadi karaa xilka waana loo dayn karaa marka wax dagaal ladhahana ma jiro dadku waa dad wada dhashay maamulkuna waa mid si cadaalad ah u shaqaynaya yaan dadka layska horkeenin ayaan idin leeyahay
    walaal waxaan naftayda iyo tiinaba idinkula dardaarmin cabsida alle,
    waxaan gafayna shaydaan bay ka ahaatay

  23. wadani says:

    Asc
    waxa uu saxaayo Faroole ha ku daro wiilashiisa,haddii kale nac nacda dadka hakala hortago,soomaalidaa tiraahda “ninkaad kabo ka tolonayso kuwiisaa la eegaa” wiilashiisii ayuu ka adkaan la’yahay sidii dad u saxayaa.

  24. Amakaag says:

    faroole safarkisa qarsoonida ah bal waa ujeedeynaa wixii ka soobaxa waana hubaa inuu maslaxayo cismaan diyaano

  25. subagdhame says:

    haduu dagaal keeno wax dhacaayaa majiraan faroolaa fashilmaayaa oo booska banaynaaya maxaa kaloo dhici lahaa

  26. waxay ila tahay imaanshaha faroole uu ku yimi qardho oo uu usoo qaaatay tiniko fara badan iyo ciidan waa calaamad suaal? la arki doonee armoo ku dhacadaa boosaaso in uu ka bilaabo dagaal oo ay ku noqoto arboowe waa cunaynaa waa cabaynaa

  27. mohamed says:

    marka hore waxaan salaa mayaa war baahinta horseed intaa kadib waxaan uhanbalyay nayaa madaxweynaha dedaalka uu wado ee ku aadan horumarka puntland waxaana leeyahay ilaahay hakulagarabgalo shacabka waxaan leeyahay madaxweynaha waxaa ka go an inuu wax qabto ee la sheeqeeya oo garab is taaga dowlada puntland hanoolaato cadawgeeduna ha jabo puntland guul guul

  28. jajuus says:

    waa is ka cadahayoo waa diyaano sheekadiisa iyo in uu aqbalo bedelka faroole kkkkk puntland alaad leedahay.

  29. GAROWE says:

    WELL COME OUR ESTEEMED PRESIDENT OF PUNTLAND DR. FAROOLE.

    WELLCOME TO QARDHO.