Dahabshiil
Golis

Garaad Jaamac Garaad Ismaacil Oo Lagu Soo dhoweeyey Magaaladda Nairobi (Sawiro)

Magaaladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa soo gaadhay Garaad Jaamac Garaad Ismaacil Ducaale.

Garaadka ayaa marka uu kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Jommo Kenyatta waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay bulsho waynta SSC oo si diiran u soo dhoweeyey.

Jaaliyadda ku dhaqan dalkaas Kenya ee SSC ayaa si weyn uga qayb qaadatay soo dhoweynta Garaadka,waxaana intaa ka dib loo dhaadhiciyey Garaadka halka loogu talagalay iyadoo maalmaha soo socda shir weyne u qaban doono Jaaliyada SSC ee Kenya.

Abdiwahaab Mohamed Abdiweyne

Nairobi-Kenya

Leave a Commnets, Faallo ka dhiibo

You must be logged in to comment. Log in or Register for Free

Fariin ku saabsan qaabka aad u qori kartid Faallooyinka wararka Halkan riix