Tacsi:- Isimada Puntland u dirayaan Eheladii uu ka geeriyooday Beeldaaje Salaad Cali faarax

Boqor Cabdulahi Boqor Musse

Ugaas Xasan Ugaas Yaasin
Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi
Beldaaje Cali Faarax
Beldaaje Jamac Belaade Xaaji Cabdulahi
Suldaan Daahir Maxamed Muuse
Suldaan Bashir Muuse Koonte
Suldaan Cabdulahi Salax Jenicad
Suldaan Cabduulahi Xildiid Soote
Suldaan Jamac Xasan Ibrahin
Suldan Maxamed Cali Maxamed
Garad Cabdulahi Maxamud Dacar
Suldaan sacid guuled san yare
Suldan Maxamed Sicid garase
Islan Bashiir Islan Maxamud
Islan Ciise Islan Maxamed
Islan Maxamed Islan Yasin
Suldan Raage Shiikh Maxamud
Gaard Maxamed Aadan Finiin
Garad Cabdulahi Cali Ciid
Garad Maxamed Cilmi Shir Waac

Dhaman Isimada waxay Tacsi uu diirayan Caruurtiisii qarabadii iyo Asxaabtuu ka geriiyooday Beldaje Salad Cali Farax oo ka mid ah Isimad Puntland oo 30/5 sanadka 2012 ku geeriyooday Tuulada Xida
Tacsidan waxan na soo garsiiyay Suldan Maxamed Yuusuf Cabdi oo ka mid ah Isimad magaca wayn ku leeh Puntland oo ay sxb dherr ahayen Beldaje salaad Cali Farax Shirar Badana ay kawada qayb galeen oo looga hadlayey Maslaxada Somaliyeed oo iminka joga qarad Yurub Gaar ahaan Dalka Austria

Take The Conversation Further

We'd love to know your thoughts on this article. Meet Horseed over on Google+ or Twitter to join the conversation right now!