Jaaliyada Puntland ee Switzerland oo Tacsi ka Direyso Geerida Maxamed Cismaan Aadan Jigis [Edson]

Jaaliyada Puntland ee Dalka Switzerland waxa ay ugu Tacsiyadeynayaan  Umada Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka Geeriyooday Danijire Maxamed Cismaan Aadan Jigis [Danjire Edson].

Danjire Maxamed  Cismaan Aadan Jigis [Danjire Edson] oo ahaa Qunsulkii Dowlada Kmg ee Soomaaliya u Fadhiyay Magaalada Nairobi, ayaa  Todobaadkaan Waxa  uu ku Geeriyooday Cisbaal ku yaal Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya.

Advertisements

Hadaba Jaaliyada Puntland ee Dalka Switzerland, waxa ay Marxuum Maxamed Cismaan aadan Jigis [Edson ], Ilaahey ugu Baryayaan in uu janadii fardowso Eheed Ka waraabiyo Qoyskii, Qaraabadii iyo Umada Soomaaliyeed ee uu Ka Geeriyoodayne Samir iyo Iimaan Ka Siiyo [Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun].

 

CABDIQANI CALI