Sawirada Jimcaha: Gaalkacyo Oo Si Weyn U Doogsatey (Daawo)

Horseed Media waxay idiin soo gudbinaysaa muuqaalka jawiga magaalada Gaalkacyo oo sadaxdii bari ee la soo dhaafay ay ka da’ayeen roobab xoogle oo si weyn loogu diirsaday.

Roobabkan ayaan gaysan wax qasaaro ah oo soo gaaray dadka ku nool magaalada Gaalkacyo iyo xeryaha barakacayaasha ee ku yaala duleedka magaalada .

Advertisements

Axmed Maxamed Cali  ‘Caano-Geel”
Horseed Media
Gaalkacyo  Puntland Somalia