Hambalyo Lamaanaha Cali Muuse Diiriye Iyo Caasha Axmed Cismaan

Waxaan hambalyo u diraynaa Boqorka iyo Boqorada, lamaanaha is mehersadey Cali Muuse Diiriye iyo Caasha Axmed Cismaan oo meherkoodu dhacay dalka Sweden magaalada Kristiansta taariikhdu markey ahayd 1-12-2012, Waxaan leenahay noqda kuwii isku raaga oo isku raaya, ubad khetr qabana kala hela, soo dedejiya arooskana, waxaan habalyadan diraya:

waxaan soo hambalyeey gabadha reerkeeda
Aabaheeda oo ah Axmed Cismaan
hooyadeeda oo ah Canab
Walaalkeeda Xasan axmed cismaan
Abtigeeda Jaamac Cismaan
Eedadeeda Mahado Cismaan
Asxaabteeda oo kala ah
Sharaf Xaaji
fardowsa
Xaawo Abdirisaaq
Zahra maxamed
Amaal bashiir
iyo dhamaan eheladeeda oo dhan.

Advertisements

wiilka waxaa usoo hambalyeey.
Hooyadiis Siraad Calishire
walaalahiisa oo dhan
Hodan Muuse diiriye
Muna muuse diiriye
maxamed muuse diiriye
axmed muuse diiriye
diiriye muuse diiriye
faadumo maxamed
Sakariye maxamed muuse
abokor cilmi
ibraahim abokor
ismaacil abokor
xamse abokor
salma abokor
hodan abdicasiis
ladan abdicasiis
idman abdicasiis
amaal abdicasiis

asxaabtiisa

Feysal maxamed
mubaarak xasan
maxamed cabdirisaaq