ALJAZEERA Oo Waraysi Khaas Ah La Yeelatey raysalwasaaraha Ethiopia Desaglend (Video)


Telefishanka ALJAZEERA ayaa waraysi khaas ah la yeeshay raysalwasaaraha Ethiopia Hailemariam Desaglend, waxyaabaha Raysalwasaaruhu ka hadley waxaa ka mid ah, Xaaladda Soomaaliya,

  1. Dhismaha maamulka Jubbaland,
  2. Maqaamka Kenya ee Jubbaland,
  3. Heshiis dhexmara Ethiopia iyo Eretria
  4. Iyo waxyaabe kale oo badan.

mar uu ka hadlaayey maamulka Jubbaland ayuu hoosta ka xariiqey in ay tahay shaqada dawladda Soomaaliya isla markaana uu kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya,  iskuna afgarteen sidaas, waxaana uu sheegay in ay wada arkaan  in dhamaan beelaha dega halkaas ay ku jiraan maamulka, waxaana uu meesha ka saarey in Kenya beel gaar ah u wadato maamulkaas, warasyisga oo ku baxay luuqada Englush-ka hoos ka daawo.

[youtube]http://youtu.be/ayK_eY1jub4[/youtube]

Horseed Media
News Desk

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.