Raysalwasaare Saacid Oo Ku Dhawaaqey Wasiiru dawlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno

R/wasaaraha Soomaaliya oo soo dhammeystiray Golihiisa Wasiirrada soona magacaabay 5 wasiiru dowle iyo 20 Wasiir ku xigeen.

Magacyada Wasiiru dowleyaasha

  1. Wasiiru dowlaha madaxtooyada Faarax Shiikh C/qaadir
  2. Maxamuud Nuur Gacal wasiiru dowlaha arrimaha dibadda
  3. Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru Dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka
  4. Maxamed Rashiid Sh daahir wasiiru Dowlaha Maaliyadda iyo qorsheynta
  5. Maxamuud Ismaaciil barqadle Wasiiru Dowlaha Horumarinta adeegga bulshada

Dhanka kale isla wareegtada uu soo saarey raysalwasaare Saacid Faarax ayaa lagu magacaabey 20 wasiir ku xigeen, kuwaas oo u qaybsan 10 wasaaradood ee horey loo dhisey waxaana wasaaradahaqaarkeed ay iska leeyihiin laba wasiir ku xigeen, 18 wasiir ku xigeen saddex kamid ah waa Haween

Magacyada wasiir ku xigeennada :-

  1. Inj Maxamed Aaden Axmed W/kx Wasaaradda arrimaha dibadda
  2. Jamal Maxamed Barrow W/kx wasaaradda arrimaha dibadda
  3. Xassan Ibraahim maxamed w/kx wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga
  4. Jamac Axmed Maxamed w/kx wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga
  5. Maxamed Xasan Aaden w/kx wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
  6. Abuukar Xasan Cali w/kx wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
  7. Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobbe W/kx wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
  8. Maxamuud macallim yaxye W/kx horumarinta Adeegga Bulshada
  9. Fahmo axmed Nuur W/kx cadaaladda iyo garsoorka
  10. Xassan maxamed Jimcaale W/kuxigeenka Wasaaradda cadaaladda iyo Garsoorka
  11. Nadiifo Maxamed Cusmaan W/kx Wasaaradda Howlaha Guud iyo gaadiidka
  12. Cali Sh. Maxamed Nuur w/kx Wasaaradda Howlaha Guud
  13. Saciido Xassan Cusmaan w/kx Wasaaradda Kheyraadka dalka
  14. C/raxmaan Maxamed Geeddi W/k/x Wasaaradda Kheyraadka dalka
  15. Axmed Maxamed Maxamuud W/k/x Wasaaradda Gaashaandhigga
  16. C/raxmaan Kulmiye Xersi C/raxmaan Dheere w/kx gaashaandhigga
  17. C/qaadir Sheekh Ismaaciil w/kx/Ganacsiga iyo Warshadaha
  18. Maxamed Cali Xagaa W/kx/ Warshadaha iyo Ganacsiga
  19. C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
  20. Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

2012 Horseed Media

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.