Tahniyad Aroos Xassan Faarax Kaarshe & Fardowso Axmed Cabdulle

Sawirka TahniyaddaWaxaa Halkaan Tahniyaddan Qaaliga ka Diraya Asxaabta kala ah:

  1. Proff. Cali Maxamed Geeddi- RW hore ee Soomaaliya
  2. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas RW hore ee Soomaaliya
  3. Dr. Hodan Siciid Ciise
  4. Wasiirka Maaliyadda Maxamuud Xasan Suleemaan (Cawil)
  5. Xildhibaan Ugaas Cabdiwahaab Ugaas Xusseen Ugaas Khaliif
  6. Xildhibaan Abukaate Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
  7. Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre
  8. Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko
  9. Xildhibaan Xusseen Carab Ciise
  10. Xildhibaan Cabdinaasir Xusseen Cabdulle
  11. Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Xusseen Jaahweyn
  12. Xildhibaan Cabdixakiin Cige Guuleed
  13. Xildhibaan Maryan Aweys Jama
  14. Siciid Qoorsheel wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda gaadiidka Soomaaliya
  15. Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere
  16. Weriye Cabdiqafaar Axmed Shire
  17. Weriye Maxamed Axmed Ilkacase
  18. Weriye Xassan Faarax Gudaal
  19. Weriye Axmed Cabdisamad Cilmi
  20. Mudane Cabdifitaax Cabdinuur
  21. Mudane Maxamuud Maxamed
  22. Mrs. Sagal Maxamed Abshir Walde
  23. Mrs. Idil Maxmed Abshir Walde
  24. Mudane Deeq S Yuusuf
  25. Mudane Axmed Dhayib Nur
  26. Mudane Asad Faarax Kaarshe
  27. Marwo Khadra Cabdi jaqaf
  28. Marwo Najma Axmed Cabdi
  29. Marwo Shukri Jaamac

Marwo Ruqiyo Daahir Dhamaan asxaabtan iyo asxaab kale oo aanan halkaan lagu soo koob karin, oo kala joogta dunida dacaladeeda waxay tahniyad farxad iyo bogaadin xambaarsan ay u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Xassan Faarax Kaarshe iyo Fardawso Axmed Cabdulle oo uu Arooskoodu ka dhacay Nairobi caasimadda Kenya, waxaana ilaahay u weydinaynaa baraare iyo barwaaqo waarta iyo in labada lamaane ay isku waaraan ubad kheyr qabana ay kala hellaan aamiin,

Horseed Media

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.