Tahniyad Aroos :- Cali maxamuud Xayd iyo Marwadiisa Nimco ibrahim maxamuud Aw faarax,

image001Waxaa Tahniyada Arooska dirayo Anagoo Kala ah:-

Hoyow Caasha Gaas Aaden

Hoyow xaliimo maxamud aw faarax

hoyow hinda maxamud

Hoyow khadra maxamud aw faarax

Aabo ibrahim maxamud aw faarax

Hooyo layla maxamuud aw faarax iyo saygeeda iyo caruurteedaba

Hooyo oktoobar maxamuud aw faarax iyo caruurteeda

Adeero xariir xaaji c\laahi

Adeero ismaciil maxamuud aw faarax

Cismaan ciid

Xamza ciid cisman

Khalid ciid cisman

C\risaaq ciid cisman

Faayez ciid cisman

Badriya ciid cisman iyo saygeeda rashiid cabdilaahi shube

Eng c\salaan mahad ayaanle

eng c\rashiid mahad ayaanle

Maxamed xariir

Naadiya xariir

Fardoosa xasan

Ayaan ismaciil

Hani mahad

Nimco mahad

Xallimo xariir

Ikram c\laahi gaas iyo saygeeda cali

iyo dhamaan reer maxamuud xayd meelkaste oo ay joogaanba

Sidoo kale waxaa Hambalyada taa la mid ah dirayo   Abdi-jay Mohamud iyo Asxaabtiisa.

Dhamaan dad kaan oo kala jooga Dalalka kuwait , Somalia- iyo yurubta waxay Hambalyo kal iyo laab ah Hawada u Marinayaan Arooska iyo Aroosada, Xidiga iyo Xidigta , Faraska iyo Geenyada, Boqorka iyo Boqorada Waa Cali maxamuud Xayd iyo Marwadiisa Nimco ibrahim maxamuud Aw faarax, oo ka dhacay Magaalada Kuweit ee Dalka Kuweit , Maanta oo Jimco ah Taariikhduna ku beegantahay 21/12/2012. Hadaba Waxaa Ileehey Loogo Baryayaa in Guurkooda uu ka dhigi Mid lagu waaro oo weliba Farxad leh

Waxaana soo qoray warqada Eng c\salaan mahad ayaanle

 

Take The Conversation Further

We'd love to know your thoughts on this article. Meet Horseed over on Google+ or Twitter to join the conversation right now!