Tahniyad meher: Deeqa Cismaan Cali-guul iyo Cabdirashiid Cumar Cilmi

Waxaan hambalyo u diraynaa Boqorka iyo Boqorada, lamaanaha is mehersadey C/Rasheed Cumar Cilmi iyo Deeqa Cismaan Cali Guul oo meherkoodu dhacay Magaalada Qardho taariikhdu markey ahayd 20-12-2012, Waxaan leenahay noqda kuwii isku raaga oo isku raaya, ubad khetr qabana kala hela, soo dedejiya arooskana, waxaan habalyadan diraya:  Jaaliyadda reer qardhood ee Salalah Oman .

1- Maxamuud Cali Feera gub
2- Buraale Cabdi koboc
3- SH, mahad C/laahi maxamed
4- Omar Musa Nux
5- Xirsi Cali Bicir
6- C/xakiin Maxamed Osman .
7- Saciid Cali Muuse
8- Saciid C/laahi Xassan
9- Saadiq Huguf
10- C/qani Qurbishaalle
11- Maxamed Xirsi Eembeeye
12- C/naasir C/risaaq Maxamed Osman

Mabruuk Alfa mabuuk.

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.