Somaliland oo loga dhawaaqey saddexda xisbi ee rasmiga ah

Astaanta Gudiga Doorashooyinka Somaliland .

Astaanta Gudiga Doorashooyinka Somaliland .

Guddiga diiwaangelinta iyo ansixinta xisbiyada Somaliland ayaa maanta shaaciyey magacyada rasmiga ah ee Xisbiyada siyaasadeed 10 sano ee soo socda.

Xibiga Kulmiye oo horey u ahaa xisbi jira, Xisbiga u Cid oo isaguna ahaa xisbi siaasadeed jira ay yihiin Xisbiyo rasmi ah waxaana saddex ku noqonayaa oo beddalay xisbigii UDUB xisbiga cusub ee Waddani.

Advertisements

Guddiga ayaa waxybaaha ay ku kala saarayeen doorashooyinkii deegaanka waxaa ka mid ahaa in Xisbiyadu ka helaan ugu yaraan 20% codadkii la dhiibtey 6 Gobol ee doorashadu ka dhacdey.

Xisbiyada Xaqsoor iyo Umadda oo iyagu harey ayaa si weyn u deedafeeyey natiiajada waxaana ay horey u sheegeen in doorashadu ahayd mid la musuq-maasuqey.

Horseed Media
News Desk