Sanadkii tegay maxaa Soomaaliya u qabsoomey, maxaase la fili karaa 2013? Dr.Abdiweli Ali Gaas ayaa ka jawaabaya

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Abdiweli Ali Gaas ayaa isaga oo u waramaya idaacadda VOA isla markaana lagu casumey barnaamij looga hadlaayo sanadkii tegey 2012, waxa uu ka hadley wixii u qabsoomey Soomaaliya sanadkii la soo dhaafey, Sidoo kale Raysalwasrihii hore ayaa wax laga weydiiyey xaaladda Puntland.

Dhegayso barnaamijka VOA ee weriye Cabdicasiis Saddaam
[powerpress]

Horseed Media
News Desk

Facebook Commnets Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.