Tahniyad Meher:- C.qaadir Weyrax Jaamac iyo Fatima Cabdalle Yuusuf

TahniyadOWaxa Tahniyad Meher loodiraya  Lamanaha Iscalmaday ee kala ah C.qaadir Weyrax Jaamac iyo Fatima Cabdalle Yuusuf  Lamanaahan oo maalinti taariikhdu ahayd 01.01.2013  Meherkoodu kadhacay  Magalada Garoowe ee Caasumada Puntland. Waxa Mudanaha Iyo Murwada is Calmaday Rabi looga baryaya in uu Kadhigo Kuwii  isku waara   Kalana  hela  Ubad Khayr Qaba  Siraaxo iyo Nabad kudhisana Kuwada Qaata  Nolasha Aduun,  

 

Waxa Tahniyadaan Aroos diraya  

 

Aabo Weyrah Jaamac Yusuf & marwadiisa  Sahra yuusuf nuur

Aabo Cabdalle yusuf muuse & marwadiisa Xaawo yaasiin cali

Mohamed Weyrax jamac & marwadiisa iyo caruurtiisa

Fatimo weyrax jaamac 

Ahmed weyrax jaamac & marwadiisa

Yuusuf weyrax jaamac & marwadiisa iyo caruurtiisa

C.fataax weyrax jaamac

Xamdi weyrax jaamac

Mohamuud weyrax jaamac & marwadiisa iyo caruurtiisa

Xaawo weyrax jaamac

Ahmed cabdalle yuusuf

C.raxmaan cabdalle yuusuf 

C.fataax cabdalle yuusuf

Hooyo Maryan yusuf nuur
Hooyo xamdi yuusuf nuur

Hooyo asli yusuf nuur

Hooyo dahabo cali dacar

Eedo Axado Jamac yusuf 

Ismacil Jaamac yusuf & marwadiisa iyo caruurtiisa

Axmed Yusuf muuse & marwadiisa iyo cartuurtiisa

Khaliif yuusuf muuse & marwadiisa iyo caruurtiisa

cismaan yuusuf muuse 

jaamac yuusuf muuse 

Shaafi ciise muuse & marwadiisa iyo caruurtiisa

Cali Yaasin Cali & marwadiisa iyo caruurtiisa

Cabdiweli yaasin cali & marwadiisa

Cabdiladiif yaasiin cali 

Cabdisamad Yaasin Cali

Ruun yuusuf  muuse 

 

Naciimo Macalin axmed 

Sahro Macalin axmed

 

 

iyo Dhamaan Familka iyo asxaabta  ee kukala nool Dunida Daafaheeda  waxay Ilaah uga baryayaan Lamaanahaan in uu kadhigo Guurkooda  guur kheyr iyo kuwi kala hela  ubad  Difaaca Diintooda Dalkooda iyo Dadkooda amiin Amiin Amiin.

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.