Finland: Tahniyad nikaax Rooda iyo Cismaan

TahniyadOHooyo Khadro prof.Caalin & Abdirashiid Abdullahi Ismail
Yurub Ali Adan & dhamaan ilma prof Caalin Nuur meel kasta ay joogaan
Aabo mukhtaar Farah Jamac
Ahmed Jamac Farah,
Hasan Abshir Cademer
Mahamed Ahmed Jamac
Abdirshiid Ali Jamac
Shamarke Ali Jamac
Abdirahmaan Gacshe Cumar
Abdiqani Mahamed Saleemaan
Mahamed Suudi Mire Salah,
Ismail S. Awmusse
Mahamuud Muuse afduub & dhaman ilma Jamac Farah oo dhamaantood kale jooga somali ,Yurub, Awstaraalia,Waxay tahniyad iyo bokaadin u dirayaan yasin Cismaan Ciise Kaarshe & Rooda Muktaar Farah Jamac oo Meherkooda ka dhacay 4.01.2013 wadanka Finland magaalada Turku waxaan leenahay reerkii isku waara u ubad kheyr qaba kale hela wiil & caano gabdh iyo caano.

Haddan nahay Bahda Horseed Media xarumahooda kala geddisan ku sugan waxaan leenahay nikaaxiinu noqoy kii loo aayo oo lagu raysto, Arooskana soo dedejiya.

Take The Conversation Further

We'd love to know your thoughts on this article. Meet Horseed over on Google+ or Twitter to join the conversation right now!