Tacsi Tiiraanyo Leh:- Marxuum Cumar Cidlu Carar oo Puntland ku Geeriyooday

tacsi1Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadiraaya dhamaan Jaaliyada reer Austeriya ee reer Puntland waxaan u tacsiyeyneynaa alla yarxamu CUMAR CIDLU CARAR  waxaanu leenahay in ilaahay u janadii kawraabiyo oo ehelkiisa samir iyo ii maan kasiiyo inaalilaahi waa inaa ilahi raa jucuun kuli nafsi daa iqaltul mot nafkasta waa dhimaeysaa waxaanu leenahay in ilaahay qabrigiisa u waasiciyo oo uga dhigo roda min riyaadi janaha:-

Waxaana diraaya tacsida

Advertisements

    1. Suldaan Maxamed Yusuuf Cabadi
    2. Nabadoon Raage Indho Guran
    3. Maxamud Maxamed Ciryar
    4. Ibraahim Maxamed Muuse  05Cabdimaalig Maxamed Saciid
    5. Dr Maxamud Huruuse
    6. Khadar Qanbi Guhaad
    7. Cabdirahman Ciise Cali
    8. Maxamed guursade Maxamed
    9. Jamac Mohamed rajacuun
    10.  cabdullaahi geesood
    11. Oday Ciise Fiimto
    12. Siyaasi siyaad cali jamaac
    13. Aqoonyahan ciid cali dhalab
    14. Sharmarke maxamuud maxamed
    15. Faarah caraysane
    16. Maxamed aadan madoobe (khamro)
    17.  ubah shinbir