Barnaamijka Dhacda kasta ee Horseed Media – Waa Barnaamij Todobaadle ah

dhacda_kastaBarnaamijka Dhacda kasta waa barnaamij horey uga bixi jirey Radio Horseed, haddaba barnaamijka ayaa dib loo bilaabay mar kale, waxaana lagu soo qaadan faallooyin, waraysiyo iyo warbixino kuwa aan is leenahay xiiso gaar ah ayey leeyihiin, waa barnaamij Todobaadkasta bixi doona maalinta Sabtida ah, waxaana soosaarey Cabdiqani Cali Dalmar, Barnaamijkan ayaa laga dhegaysan karaa barta Internetka ee horseedmedia.net, sidoo kale waxaan dhawaan dhegaystaaysha la wadaagi doonaa Telefoono ay ka dhegaysan karaan barnaamijkan, Haddii aad talo iyo tusaale u haysid barnaamijka ku soo haaaji info@horseedmedia.net ama Telefonka ah +44 203 2868585

Todobaadkan waxaad ku dhegaysan kartaa:

Advertisements

  1. Dimoqraadiyadda Puntland iyo nidaamka xisbiyada badan waxaan ka waraysaney Aqoonyahan ismaaciil Adam Diiriye
  2. Dacwadda la xiriirta dhibanayaasha kufsiga ee Muqdisho ka socota
  3. Taariikhda Suldaan Cabdi Suldaan Cali oo Kismaayo lagu aasey- waxaan ka waraysaney Suldaan Maxamed Cabdi Yusuf

Horseed Media 2013