Qaraxyo ka dhacay Hyderabad dalka India

Hyderabad-bomb-blast0crime-scene-BIG_600_1

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay qaraxyadan oo ka dhacay suuqa weyn ee magaalada Hyderbad xalay makhribnimadii, waxaana qaraxyadan ku dhaawacmay 200 qof.

Weerarkan ayaa loo adeegsaday laba mooto oo lasoo saaray waxyaabaha qarxa kuwaasi oo lagu qarxiyey laba goobood oo kamid ah suuqa magaalada halkaasi oo ay xiligaasi ku sugnaayeen dad aad u badan.

Magaalada Hyderanad ayaa ah magaalada xarunta u ah Ganacsiga Computerada ee dalkaasi Hindiya waana magaalo ay degen yihiin dadyow kala gedisan oo horey uga dhaceen weeraro sanadihii lasoo dhaafay.

Horseed Media 2013

Facebook Commnets

Horseed Media is using Facebook comments on stories. To post a comment, log into Facebook and then add your comment. We ask you to avoid personal attacks, and please keep your comments relevant and respectful.