Maamulka Bangiga dhexe oo Faahfaahin ka bixiyey Dab ka kacay Bangiga.

Published: January 28, 2020

Maamulka Bangiga dhexe ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  Faahfaahin ka bixiyey Dabkii Xalay ka kacay Qeyb kamid ah Bangiga, kaasi oo aan geysan Wax khasaare ah sida ay ku sheegeen warsaxafadeed ay soo saareen

Warsaxafadeedka waxaa lagu sheegay in dabku ka dhashay fiilo koronto oo ku xirnayd qolal ku yaal qaybta dambe ee Baniga oo ay isticmaalmaana ciidamada ilaada.

Maamulka Bangiga uu u mahad celiyey Ciidanka Dabdemiska iyo Hay’addaha Amniga oo gacan weyn ka geystay in la laga hortago Khasaare ka dhasho Dabkaasi.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *