Advertise with us

Horseed Media generated, according to Google Analytics, 1,581,415 page views in January 2014 from over 160,000 unique visitors in the last month (not including people reading posts in an RSS reader). This site is targeted towards Somali Diaspora, Somali Speaking in East Africa and News Agencies.

Banners You can buy buttons or larger banners.

We do have short and long term advertisement agreements i.e.; 3 months, 6 months, one year contract etc, and there will be a discount for the long term contracts 6 months – 1 year contracts.
_____________________
Sida uu xisaabiyey Google Analytics horseedmedia.net 1,581,415 Milyan oo jeer ayaa bogaga horseed media la eegay (Pageviews)  bishii Janaayo  2014, waxaana soo booqdey in ka badan 160,000 oo qof, kuwaas oo ay ka mid yihiin dadka nagala socda RSS, Twitter iyo Facebook,  hadaba haddii aad ganacsigaaga ku xayeysiiso Horseed Media waxaa hubaal ah in ay ganacsigaaga arkayaan boqolaal kun oo qof oo xiiseynaya waxa aad iibineysid ama adeega aad bixineysid.

Banners

Waxa aad gadan kartaa Banner 145×145,  300×250 kaas oo dhinaca midig la saarayo, qiimuha waad na soo weydiin kartaa. sidoo kale waxa ka banaan 728×90 oo dhanka kore la saarayo.

Sponsored
Horseed Media waxa ay diyaar u tahay shirkad kasta oo dooneysa in aan Sponser ahaan kula heshiino, waxay ka mid tahay fursadaha jira sida in qoraalo laga diyaariyo ganacsigooda.

Hadaba wixii macluumaad dheeraad ah nagala soo xiriir:

Horseed Media: Horseed Building, Ga’a Square Bosaso, Puntland State, Somalia
Tel: GSM: + 25290 790064
Email: editor(@)horseedmedia.net

European office
Turku, Finland
Email: info(@)horseedmedia.net

The Hague, The Netherlands
contact@horseedmedia.net