AUDIO NEWS
(March 15, 2010)
Shir Jira’id oo u maanta Magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabtay mid ka mid ah Mudaneyaasha Barlamaanka DFKM ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay
(March 10, 2010)
========
(March 9, 2010)
Waxaa maalmahan ku sugnaa caasimadda Dawladda Puntland Xildhibaano ka socdey Dawladda Federaalka kuwaas oo dhamaantood ah kuwo ka soo galay Baarlamaanka Federaalka Deegaanada hoostaga Puntland. Xildhibaanada ayaa tiradoodu dhan tahay
(March 6, 2010)
Waxaa maanta ka dhacdey xarunta gobolka Bari munaasabad si weyn loo soo agaasimey, taas oo ay ka soo qaybgaleen madax faro badan oo ka socotey laamaha kala gedisan ee Dawladda
(March 6, 2010)
Waxaa maanta ka dhacdey xarunta Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda xaflad xilwareejinn ah, waxaana halkaas xilka ku wareejiyey wasiirkii hore ee dekadaha iyo gadiidka badda Eng.Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Gacayte, waxaana
(February 27, 2010)
Dhowaan magaaladda Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayay arimaha Somaliya iyo Puntland kaas oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay. Dhegayso waraysiga Wasiirka Dr.Cabdi
(February 27, 2010)
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf ayaa ka hadlay xilka cusub ee dhowaan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Faroole u magacaabay ka dib markii usoo saaray Wareegto. Dhegayso waraysiga
(February 24, 2010)
Ciidanka Booliska ee Bosaaso ayaa maanta (23.02.2010) fashiliyey walxaha qarxa oo la rabay in loo adeegsado weerar qaraxin ah, kaasi oo ay kasoo qabteen mid ka mid ah Xaafaddaha ku
(February 16, 2010)
Waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad si weyn oo heer sare ah loo soo agaasimay taasoo looga gol lahaa in lagu furdaamiyo xaalada Lamaane British ah oo oo muddo 4
(February 7, 2010)
Dowladda Puntland ayaa maanta si kulul uga hadashay Mudaharaadyadii rabshadaha watay ee ka dhacay Magaaladda Laascaanood ee xarunta u ah gobolka Sool maalinimadi shalay ee Sabtida ahayd iyo talaabooyinkii uu
(February 6, 2010)
Booliska Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay caawa fashiliyeen weerar qarax oo la damacsanaa in laga fuliyo gudaha Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Taliyaha qeybta Booliska
(February 6, 2010)
Xildhibaan ka tirsan Golaha degaanka ee magaaladda Bosaaso kana soo jeeda degmadda Galgala ee gobalka Bari, ayaa maanta si kulul uu beeniyey warar beriyahan dambe soo baxayey oo sheegaayay in
(February 6, 2010)
Maamulka Gobolka Karkaar ee Dowladda Puntland ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixiyeen dil xalay ka dhacay Degmadda Qardho ee xarunta gobolkaas oo lagu dilay qof rayid ah. Gudoomiye Kuxigeenka gobolka
(February 4, 2010)
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Barlamaanka DFKM ah ee Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa si weyn uu difaacay in uusan gudoonka Barlamaanka waqtigoodi uu dhamaan. Wareysi gaar ah uu siiyey Horseed
(February 1, 2010)
Xubno ka tirsan Xukuumada Puntland iyo mas’uuliyiinta Gobalka Bari ayaa maanta kulan looga hadlayo amniga isugu yimid magaalada Bosaaso. Kulankan ayaa looga hadlay dilalkii dhawaan ka dhacay Bosaso iyo falalka
(February 1, 2010)
Dowladda Hoose ee Magaalada Gaalkacyo ayaa bilawday Howlo lagu doonayo in dib lagu soo Celiyo Bilicda Magaalada Gaalkacyo. Howlhan oo isugu jirta gurista qashinka yaala hareeraha wadooyinka iyo burburinta Mehradaha
(January 30, 2010)
Gudoomiyaha gobolka Karkaar C/quraan Maxamed Aadan ayaa soo booqday xarunta Horseed Media ee magaaladda Bosaaso. Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo iminka socdaal shaqo ku jooga magaaladda Bosaaso ayaa ka waramay waxyaabo
(January 29, 2010)
Wasiir ka tirsan DFKM ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda ay weli qorsheynayso in ay soo afjarto kooxaha Mucaaradka, sanad ka dib markii lagu soo aas aasay dalka Jabuuti.
Next Page »