Business News

Shirkadda Honda oo dib ugu yeeratey 5 milyan oo gaari

honda

Shirkadda gawaarida samaysa ee Honda iyaa dib ugu yaaratey 5 milyan oo gaari oo ay sameysey kuwaas oo ay u kala dirtey dalal badan oo kamid ah adduunka. Sababta ay u dalabatey in gawaarida loo soo celiyo ayaa ah cilad laga heley gawaarida gaar ahaan Barkimaha shilalka (Airbag) Dalabka ka yimid Honda ayaa imaanaya iyada […]

Shirkadda Gemalto oo qirtey in la jabsadey SIM-Card ay samayso

gemalto

Shirkadda Gemalto oo ah tan ugu weyn shirkadaha adduunka ee sameeya Kaararka Teleefanada ee loo yaqaan SIM ayaa sheegtey in ay u badan tahay in sirdoonka Maraykanka iyo Midowga Boqortooyada (UK) ay jabsadeen nidaamkooda, si ay u basaasaan una dhegaystaan Balaayiin qof oo isticmaala teleefanada. Shirkadda Gemalto oo laga lee yahay dalka Holland xarumaheeda waaweyn […]

Rouhani: “Dalalka ka danbeeya qiime-dhaca Saliidda iyaguna dhibtu waa saameyn”

Iran's President Hassan Rouhani replies to a question during a news conference on the sidelines of the 69th United Nations General Assembly at United Nations Headquarters in New York

Madaxweynaha dalka IRAN Hassan Rouhani ayaa sheegay in dalalka ka danbeeya qiima dhaca Saliidda ay saameyn doonto dhibaatada ka dhalata qiime dhacaas, waxaana uu uga digey dalalka Sucuudiga iyo Kuweyt go’aanka ay qaateen oo uu sheegay in ay ka qoomameyn-doonaan. “Dalalka qorsheystey in ay hoos u dhigaan qiimaha Saliidda si ay waxyeelo u garsiiyaan dalal […]

Sicirka iyo qiimaha Saliidda oo weli hoos u sii dhacaya

File photo of a flame shooting out of a chimney at a petro-industrial factory in Kawasaki near Tokyo

Qiimaha shidaalka ama saliidda ayaa weli hoos u sii dhacaya. Maanta oo Arbaca ah ayuu markii u horeysey gaarey halkii Birmiil qiime ka hooseeya $50 USD, tan iyo sanadkii 2009, markaas oo adduunka uu ka taagnaa hoos u dhaca dhaqaalaha kadib markii shirkaddo waaweyn oo ka dhisnaa dalka Maraykanku hal mar suuqa ka baxeen oo […]

Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jarey Baanka Ganacsiga ee DAHABSHIIL

First commercial bank officially opens in Somaliland

Shirkadda xawaaladdaa ee Dahabshiil ayaa markii u horeysey furtey Baanka Ganacsiga ee Dahabshiil, kaas oo xaruntiisu tahay bartamaha magaalada Hargeysa. Waxaana xafladdii furtaanka xariga ka jarey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Dhismaha Baanka Ganacsiga ee Dahabshiil ayaa ah mid aad u bilicsan, kana kooban 7 dabaq, loona dhisey qaab casri ah. Cabdirashiid Siciid Duacaale […]

Madaxa ganacsiga shirkadda Golis oo ka warbixiyey habsami u socodka shirkadda(Daawo)

faruq

Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telcom ayaa ah shirkadda isgaarsiin ee ugu baaxadda wayn gudaha dalka Soomaaliya ayadoo xarumo ku leh Puntland, Galmudug iyo qaybo ka mid ah Somaliland, waxaana shirkadda ay bixisaa adeegyada isgaarsinta ee kala ah Taleefanada dhulka , midka gacanta lagu qaato iyo adeega internetka. Taleefanada shirkadda ayaa ka kooban adeegyo kalle duwan […]

Shir laga tashanayo warbixin uu bangiga horumarinta afrika ka soo saaray isgaarsiinta Somaliya

SHIRKA22

Shir laga tashanayo warbixin uu bangiga horumarinta afrika ka soo saaray isgaarsiinta Somaliya. Shirkan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Bankiga horumarinta afrika iyo wasaarada Boostada iyo isgaarsiinta dowlada Soomaaliya ayaa waxaa looga tashanayaa warbixin ka kooban 112 boga oo ku aadan sida horumarin karo isgaarsiinta soomaaliya oo uu soo diyaariyay […]

Dhawaan Waxaad Wadahadal Telefoon ah u Isticmaali Kartaa WhatsApp

whatsapp

WhatsApp ayaa hadda iyo wixii ka danbeeya tartan la gelaaya barnaamijka Skype ee shirkadda Microsoft kaas oo loo isticmaalo wada hadalka Internetka la dhexmariyo, waxaana WhatsApp uu daaha ka qaadey aalad suurta gal kaaga dhigeysa in aad telefoon wacdo. Hadda WhatsApp waxaa loo isticmaalaa in la diro fariin qoraal ah ama cod ah oo duuban, […]

Samsung oo daaha ka rogtay Galaxy S5, Muxuu uga duwanyahay S4?

SamsungGalaxyS5

Waxaa magaalada Barcelona ee carriga Spain maanta ka dhacay bandhig tiknoolajiyeed sannadle ah oo ay isugu yimaadaan shirkadaha caalamka ee sameeya Mobilada, waxayna Shirkadda Samsung meesha uga dhawaaqday nooca cusub ee taxanaha Mobiladeedii caanka ah ee loo yaqaan gaalagsiyada (Galaxy S Lines). Mobilekaan cusub ee ay maanta Samsung daaha ka rogtay ayaa ah Galaxy S5, […]