Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jarey Baanka Ganacsiga ee DAHABSHIIL

First commercial bank officially opens in Somaliland

Shirkadda xawaaladdaa ee Dahabshiil ayaa markii u horeysey furtey Baanka Ganacsiga ee Dahabshiil, kaas oo xaruntiisu tahay bartamaha magaalada Hargeysa. Waxaana xafladdii furtaanka xariga ka jarey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Dhismaha Baanka Ganacsiga ee Dahabshiil ayaa ah mid aad u bilicsan, kana kooban 7 dabaq, loona dhisey qaab casri ah. Cabdirashiid Siciid Duacaale […]

Shir laga tashanayo warbixin uu bangiga horumarinta afrika ka soo saaray isgaarsiinta Somaliya

SHIRKA22

Shir laga tashanayo warbixin uu bangiga horumarinta afrika ka soo saaray isgaarsiinta Somaliya. Shirkan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Bankiga horumarinta afrika iyo wasaarada Boostada iyo isgaarsiinta dowlada Soomaaliya ayaa waxaa looga tashanayaa warbixin ka kooban 112 boga oo ku aadan sida horumarin karo isgaarsiinta soomaaliya oo uu soo diyaariyay […]

Shirkadii Ugu Horeysay Ee Soomaaliyeed Oo Hawlaha Ganacsiga Ku Xeel-dheer Oo Magaaladda Istanbul Laga Furay

Som-Idea5

Shirkadii ugu horeysay ee Soomaali leedahay oo loogu tala-galay inay isku xirto Ganacsiga Wadamada Turkiga iyo Soomaaliya ayaa laga furay Xarunta Suuqa ugu weyn ee Ganacsiga Magaaladda İstanbul oo marka la soo gaabiyo lagu magacaabo (Perpa). Shirkadan oo Ganacsatada Soomaaliyeed oo awal ku dhibanaa inay helaan Xafiis ay kala xiriiraan Ganacsatada Turkiga ayaa u fududeyn-doonto […]

Ganacsiga: Tartanka shirkadaha sameeya telefoonada caqliga leh “Smartphones”

smartphones

Shirkadda Samsung ee samaysa qalabka Korontada ku shaqeeya ee laga lee yahay dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa 4 bilood ee u danbeysey ee sanadkii la soo dhaafey 2012 heshey faa’iido aad u ballaran. Shirkadda ayaa sheegtey in faa’iidadu kor u kacdey 76 boqolkiiba, waxaana ay gaartey 4.9 bilyan oo lacagta Euro-da ah. oo dhiganta $6.6 billion […]

Shirkadda Hormuud Telecom oo adeega casriga ah e 3G ka hirgelisey Soomaaliya

w4

Shirkadda weyn ee Hormuud telecom ayaa maanta shir ballaran ku qabatey Hotel Shaamow magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku soo bandhigayeen adeega casriga ah ee 3G iyo adeegyo kale oo casri ah. S Maanta oo taariikhdu tahay 29/12/2012, waxaa sharaf u ah Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Inc. in ay ku dhawaaqdo adeegga 3 G […]

Magaalada Qardho oo laga furay Salaam Bank [Sawiro]

Salaam_Bank_Qardho (1)

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo xariga looga jarayey Xarunta Cusub ee Salaam Bank Qardho ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada.Qardho waxaana ka soo qeybgalay Wasiiro ka socday Dowladda Puntland,Madaxda Salaam Bank Puntland,Mas’uuliyiin ka socday Shirkadda. Ugu horeyntii waxaa xariga ka jaray Xarunta Salaam Bank Qardho Waiirka Amniga Dowladda Puntland Mudane Khaliif Ciise […]

Isbadalka dhaqaale iyo maalgashiga ku wajahan Africa

Mr. Dude and Ambassador Ajongo of South Sudan

Sanadihii ugu dambeeyay ayaa si weyn loo dareemayey in wadamada reer galbeedka iyo dowladaha Asia sida China iyo India in ay aad xooga u saarayaan tartan xoog lehna ugu jiraan sidii ay u hanan lahaayeen heshiisyo ganacsi. Heshiisyadaas ayaa ah kuwo ka dhexeeya shirkadaha waaweyn iyo kuwa dowliga ah intaba. Isku celcelis dhaqaalaha Africa waxa […]

Barnaamij ku saabsan kobcinta dhaqalaha danyarta oo ka Qardho ka bilowday.

NGOga _SYSF (8)

Xaflad ay soo qaban qaabiyeen Maamulka NGOga SYSF ayaa waxaa ka soo qeybgalay madax ka socotay Hey’adda Daryeelka Bulshada,Maamulka NGOga SYSF,waxgaradka magaalada iyo nabadoono,Xafladaani oo ku saabsaneyd furitaanka arday gaareysa 200 oo baraneyso maadada ganacsiga ayaa waxaa la sheegay marka ay bartaan in la siindoono maargalin si ay ugu maareyaan noloshooda,waxaana ardayda ka qeybqaadaneysaa barashda […]

Apple vs Samsung: Apple Oo Ku Guulaysatey Murankii Lahaanshaha Naqshadaha (patent)

25_AppleSamsung_g_620_A11

Murankii ka taagnaa sharciga lahaanshaha (patent) ee u dhexeeyey labada shirkadood ee waaweyn Apple & Samsung ayaa maxkmad ku taala dalka Maraykanku go’aan ka gaartey, waxaana ay xukun ku ridey shirkadda Samsung in ay siiso shirkadd Apple lacag gaareysa 1 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah. Sida maxkmadda laga soo xiganayo shirkadda Samsung waxay ku xadgudubtey […]

Facebook oo khasaare dhaqaale la kulmey

Monitors show the value of the Facebook, Inc. stock during morning trading at the NASDAQ Marketsite in New York

Shabakada u weyn ee isku xirta bulshada Caalamka ee Facebook ayaa xisaab xirkii kuwaad ee kala barka sanadkan la kulantey khasaare dhaqaale, waxaana shirkaddu khasaartey 160Milyan oo dollarka Maraykanka ah tan iyo markii ay gashey suuqayada caamka ah ee loo yaqaan “initial public offering” IPO, taas oo ah in dadweynuhu saamiyo ka gadankaarn siina kala […]