Arfa Kareem

Mucjisadii Computer-ka oo geeriyootay

Waxa ay dunida Muslimka ahi todobaadkan weydey alle u naxariistee gabadhii loogu magac daray ilbaxadii Computer-ka , oo magaceeduna la yiraahdo Cafraa Kariim una dhalatay dalka Pakistan . Tacsiyo fara badan ayaa dunida daafaheeda laga soo kala [Continue Reading...]

1879799720

Emirates NBD oo la wareegay Dubai Bank

Amiirka Dubai ayaa ku amray Bangiga Emirates NBD in uu la wareego Dubai Bank kadib markii ay khasaaro badan ay bangiga soogaartay labadii sano ee lasoo dhaafay. Sababta keentay ayaa ah in ay dowladu dooneyso in ay adkeyso nidaamka bangiyada dalka [Continue Reading...]

facebook

Facebook oo samaynaya isbedel weyn

Shabakada bulshada isku xirta ee Facebook ayaa samayneysa isbedel weyn oo lagu dib loogu cusbooneysiinaayo Facebook todobaadyada soo socda, waxaana sidaas looga dhawaaqey shirkii F8. Isbedelada u waaweyn waxaa ka mid noqon doona in la beddalo [Continue Reading...]

google-motorola-360

Shirkadda Google oo iibsatey Motorola

Shirkadda Internetka ee Google ayaa iibsatey shirkadda samaysa telefoonada gacanta ee Motorola, waxaana ay ku iibsatey qiime dhan 12.5 Bilyan o dollarka Maraykanka ah taas oo u dhiganta 9 bilyan oo euro. Shirkadda Motorola ayaa muddooyinkii la soo [Continue Reading...]