Mucjisadii Computer-ka oo geeriyootay

Arfa Kareem

Waxa ay dunida Muslimka ahi todobaadkan weydey alle u naxariistee gabadhii loogu magac daray ilbaxadii Computer-ka , oo magaceeduna la yiraahdo Cafraa Kariim una dhalatay dalka Pakistan . Tacsiyo fara badan ayaa dunida daafaheeda laga soo kala diray markii Sabtidii bilowgii todobaadkan la shaaciyay inay geeriyootay ilbaxadii yareyd ee Computer-ka Cafraa Kariim Randaawa oo ku […]

Bandhig-Faneed Wasaarada Ganacsigu Soo Qaban Qaabisay Oo Maanta Boosaaso Laga Furay [Sawiro]

1

Waxaa maanta magaalada Boosaaso ka furmay bandhig-faneed ay soo qaban qaabisay Wasaarada ganacsiga iyo wershedaha ee Puntland oo kaashanaysa Hay’adda Save The Children, kaas oo lagu soo bandhigayey Xirfadaha arday tira badan oo horay farsamooyinka gacanta loo baray iyo weliba qaar kamid ah waxyaabaha ay soo saaraan Wershedaha yar-yar ee dalka gudihiisa ka jira . […]

Shirkadda Golis Telecom Somalia oo ka qayb gashay shir caalami ah oo ka dhacay Djibouti [Sawiro]

Golis Logo

Mareeyaha guud ee shirkadda Golis Talecom Somalia Mudane Aaadam sheekhdoon Cali ayaa waxa uu ka qayb galay shir caalami ah oo  socday 14-15 December 2011.waxaana soo qaban qaabiyey hay’ada qaramada midoobey u qaabilsan ka hortagga daroogada oo loo yaqaan “United Nations Drags office” Shirkaas waxaa  goob joog ka ahaayeen  hay’ado isgaarsiinayd oo fara badan oo […]

Shirkadda Isgaarsiinta ee Orbit oo xarun cusub Boosaaso ka furatay [SAWIRO]

Sawiro 020

Shirkada Isgaarsiinta ee Orbit ayaa xarun cusub ka furatay magaalada Boosaaso, Xaruntaas oo noqonaysa tii ugu horeysey ee ay Shirkaddaasi ku yeelato magaalada Boosaaso iyo guud ahaan gobolka Bari. Furitaanka xaruntan cusub ee ay Shirkadda Orbit Telecom ku yeelatay magaalada Boosaaso ayaa waxaa si diiran usoo dhoweeyey qaybaha kala duwan ee Bulshada maadaama ay dalka […]

Saaxiibada Facebook waxaad ka wici kartaa hadda kadib Skype [Tech]

Facebook-Blog-Pic

Hadda iyo wixii ka danbeeya saaxiibada aad ku leedahay Facebook waxa aad ka wici kartaa oo kala xiriiri kartaa barnaamijka Skype ee loo adeegsado wada hadalka Teleefanada maqal iyo muuqaalba leh, saaxiibadaa ha haysteen Skype ama yeysan haysan waa mid aad toos u wada hadli kartaan. Shirkadda Skype ee ay dhawaan Microsoft gadatey ayaa daaha ka […]

Shirkadda DSAT TV oo xariga laga jaray magaalada Bosaso

Maamulaha qaybta DSAT Tv oo sharaxaad ka bixinaya qaybta isku xirtka Chanel-ada

DSAT TV waa Telefishankii ugu horeeyey ee noociisa ah ee magaalada Boosaaso iyo guud ahaan deeganada Puntland laga furo waana Telefishan loogu tala galay in uu daboolo baahidii ay bulshadu u qabeen daawashada Kanaalo kala duwan iyo weliba in loo baajiyo kharashkii badnaa ee kaga bixi lahaa soo iibsashada Diishash fara badan si ay kanaalo […]

Samsung oo noqotey shirkadda u weyn ee Telefonada Xarfaanta ah “Smartphones”

smarts

Shirkadda laga lee yahay dalka Kuuriyada Koonfureed ee Samsung ayaa kor u dhaaftey shirkadda tartanka adag uu kala dhexeeyo ee Apple, taas oo markii hore haysatey samaynta Telefoonada Xarfaanta ah ee loo yaqaan Smartphones, marka la eego tirada telefoonada la gaday. 9-kii bilood ee la soo dhaafey ama saddex meelood sanadkan ayaa dhoofinta shirkadda Samsung […]