COMMUNITIES
(March 19, 2010)
Waxaa Maalinimadii Jimcaha oo ku beegnayd 5-3-2010 ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Abaalmarin Gudoonsiin ah oo aad u balaaran Jaamacadda University Of Mysore oo kutaala Gobolka Karnataka Gaar ahaan Magaaladda
(March 14, 2010)
Waxaa maalinimadi Jimcaha ahayd taariikhduna ahayd 12/03/2010 Degmadda Bandar Siyaada ee duleedka magaaladda Bosaaso tegay arday wax ka dhigata Dugsiga Imaamu-Nawaawi kuwaas oo soo kormeeray xaaladda degmadda iyo weliba dhismaha
(March 2, 2010)
Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan Magaaladan Bosaaso ee xarunta dhaqalaha dowlada Puntland ayaa si wayn cabsho Xoogan uga Muujiyey Nolosha ay ku tiirsanyihiin oo ah sida ay shegeen mid
(February 27, 2010)
Urur weynaha ardayda puntland ee dalka suudaan ayaa shalay galabnimadii ku qabtay xaflad uu ku soo dhaweynaayay ardayda cusub ee ka soo jeedda gobolka puntland. Xafladaani oo ka dhacday howlka
(February 27, 2010)
Waxaa lagu soo xiray magaalada Tripoli ee dalka Libya, shirwayihii 5 ee dallada Ururada arimaha bulshada ee wadamada Greate Sahara . Shirkaas waxaa kasoo qayb galay 400 oo isugu
(February 16, 2010)
Waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad si weyn oo heer sare ah loo soo agaasimay taasoo looga gol lahaa in lagu furdaamiyo xaalada Lamaane British ah oo oo muddo 4
(February 13, 2010)
Dekeda magaalada Muqdisho ayaa maanta laga soo dejiyay deeq Daawo ah oo ka timid shacabka Mareykanka oo iyagu ugu deeqay shacabka tabaaleysan ee Soomaaliyeed oo ay muddo 20 sano ah
(February 8, 2010)
Waxaa maanta lagu qabtay Tuuladda Buuro Wadal kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen Aqoonyahano, Waxgarad, Haween iyo Isimadda Beesha Dhulbahante oo in mudo ah Shir kulahaa Tuulada. Kulankaas ayaa
(February 6, 2010)
Waxaa habeenkii xalay ka dhacay caasimadda UK ee London xaflad si weyn loo soo agaasimey taas oo lagu xusaayey rabbi ha u naxariistee Cali Xassan Cali (Barduura) oo ahaa
(February 6, 2010)
Magaalada Bander Siyada (Qow) waxaa ka dhacay xaflad aad u wayn maalinimadii shalay ee Jimcaha ahayd oo tariikhduna ahayd 5/2/010 xafladaas oo ku saabsanayd soo dhoweyn marti sharaf ka kala
(January 23, 2010)
Waxaa habeenimadii jimcaha 22/01/2010 lagu qabtay dalka suudaan gaar ahaan gobolka nahrul-niil magaalada shandi xaflad qalinjabin oo loo samaynayey aradada dhameesay jaamacada SHANDI sanadkii tagay dhamaadkiisii 2009, ardaydaas oo tiradoodu
(January 18, 2010)
Anagoo , gudiga Beesha Cali Ibrahiim (reer Biciidyahan) ee UK, kuna hadlayna magaca beesha reer Bicidyahan waxaan halkana ku cadeynaynaaa isla markaasna cambaaraynaynaa in bayaanka lagu qoray website-ka
(January 16, 2010)
Ciyaar aad uu xiiso badan oo ay kasoo qaybgaleen Boqolaal dadweyne ah oo xiiseeya Isboortiga ayaa waxaa ay maanta garoonka weyn ee Kubadda Cagta ee magaalada Bosaaso ku
(January 9, 2010)
Xafladan oo ay soo agaasimeen jaaliyada east Africa ayaa waxaa ay ku salaysneed taageerida jirka holhol ee uu ku dhawaaqay garaad jaamac garaad ismail ducaale waxaana ay u dirayaan halbalyo
(January 5, 2010)
Magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa maanta waxaa ka dhacey shir ay isugu yimaadeen xubnaha Puntland Diaspora Forum UK ee magaalada London,shirkaasoo ujeedadiisu aheyd horumarinta ururka,ugogolxaarida shirwayne ay isugu
(December 15, 2009)
Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta.
(December 13, 2009)
Boqolaal soomaali ah oo ka tiiraanyeysan dhacdadii naxdinta laheyd ee ay naftooda ku waayeen dad isugu jira Arday,Aqoonyahano, Macalimiin, Dhaqaatiir, wariyayaal iyo Waalidiin, ayaa isugu soo baxay bartahamaha magaalada
(December 13, 2009)
Waxaan halka mahad uuga celineynaa dhamaan dadkii ka soo qeyb-galey banaanbixii ka dhacey London ee looga soo horjeedey qaraxii Hotelka shamow, Akhirstoow qeyb kamid ah bogaga Soomalida ayaa lagu daabacey
Next Page »