Bandhig buugeed ayaa lagu qabtay magaalada Bristol, UK – Sawiro

unnamed (8)

Waxaa maalmihii Jimcaha iyo Sabtida, 13-14 Disembar 2013, magaalada Bristol ee waddanka UK ku sugnaa xubno ka tirsan bahda qalinleyda iyo hal’abuurka Soomaalida. Xubnahaas oo ka kala yimid magaalooyinka Luton, London iyo Leicester ayaa kulamo isugu jira warbixin, wacyigelin, baraarujin iyo himmogelin la wadaagay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaas. Kulankan oo abaabulkiisa ay iska […]

Kulan ku saabsan Barnaamijka Aqoonta Madaniga ah oo Maanta Hey’adda Kaalo ku qabatay Magaalada Qardho

Kulan_Kaalo_Qardho (10)

Kulankaan oo ahaa mid ay ka soo qeybgaleen Haweenka,Dhalinyarada,Booliska,Maxkamadda,shaqaalaha Dowladda Hoose,Nabadoonada,Culma’udiinka ku dhaqan magaalada Qardho ayaa waxa uu ku saabsanaa Barnaamijka aqoonta madaniga oo loogu talagalay in bulshada ay fahmaan waxyaabha xaqa loogu leeyahay sida ay ula shaqeynayan Dowladda iyo habka wanaagsan ee Dimoqraadiyadda. Nuur Shire Cismaan oo ka tirsan saraakiisha Hey’adda Kaalo ayaa sheegay […]

Shirkadda GSN oo tabbabaro u qabanaysa Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia (Sawiro)

996768_10202433374291810_1613504731_n

Shirkadda GSN global Resources ayaa dhowaan waxay bilaabi doonta tabbabaro ay u qaban doonto ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Malaysia. Madax ka tirsan Shirkadda iyo Gudoomiyaha Jaaliyadda iyo Ardayda reer Puntland ee Malaysia Cali Mahdi Maxamed ayaa heshiis ku saxiixay in mudo hal sano ah tabbabaro, siminaaro iyo Aqoon iswaydaarsi loo qabto ardayda. […]

Gudiga gurmadka oo kumanaan neef u qaybiyey qoysaskii duufaanta ku cayroobay(Sawiro)

IMG_3751 - Copy

Gudiga gurmadka oo ay horkacaysay mu’asasada Al-Minhaaj ayaa xoolo u qaybiyeen  dadkii Soomaaliyeed ee ku cayroobay roobabkii dabaylaha iyo duufaanta watay ee ku dhufatay degaano ka tirsan Puntland. Masuuliyiinta mu’asada Al-Minhaaj iyo Culimo’udiin uu hogaaminayo Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa  aaday degaanada ku teedsan degaanka Qarxis iyadoo ay la socdeen Issimo , Cuqaal,Madaxweyne Puntland Dr […]

Heshiis taariikhi ah ayaa Qardho ku dhexmaray beelaha Jaamac Siyaad iyo Cismaan Maxamuud (Sawiro)

cagoole

Heshiis taariikhi lagu tilmamey aya ka dhacay magaalada Qardho kaas oo dhex-marey beelaha Cismaan Maxamuud (Majeerteen) iyo Jaamac Siyaad (Dhulbahante), waxaana beeluhu ka heshiiyeen dil dhacay muddo haatan laga joogo 24 sano, heshiiska kadib ayaa Boqorka Beelaha Darood Boqor Burhaan Boqor Muuse waxa uu qado sharaf u sameeyey ergadii ka timid Gobolka Sool ee beesha […]

Bandhig Cilmiyeed lagu qabtey magaalada Leicester ee dalka Ingriiska

1461701_10201871505943221_1230718663_n

Bandhig cilmiyeed halkudhiggiisu ahaa ‘Si aad xor ugu noqot masiirka noloshaada oo lagu soo bandhigay magaalada Leicester ee waddanka Ingiriiska. Bandhig cilmiyeedkaan lagu daahfurayey buugaag xambaarsan daraasado mug weyn oo lagu sameeyey ganacsiga, bangiyada islaamka iyo hoggaaminta, ku qoran af-Soomaali, una qoran qaab cilmiyaysan ayaa xalay lagu daahfuray magaalada Leicester ee waddanka Ingiriiska. Bandhig cilmiyeedkaas […]

Jaaliyadda Birmingham oo gargaar u fidisay dhibbanayaashii duufaantii Puntland ka dhacdey.

DSC_0020

Waxaa maalintii shaley magaalada Birmingham ee carriga Ingriiska lagu qabtay shir lagu taageerayo laguna taakulaynayo dadkii ay saameeyeen musiibooyinkii daadadka iyo fatahaada xambaarsanaa ee ku habsaday gobollada Puntland. Shirkaas oo lagu urururinayay tabarucaad loogu hiillinayo dadkaas ayaa waxaa soo qabanqaabisay hey’adda African Relief Fund taasoo fadhigeedu yahay magaalada Birmingham. Kulankaas oo ay si weyn uga […]

Nabad-sugidda Norway ayaa sheegaysa in al-Shabaab taageerayaal ku leeyihiin Norway

al-shabaab

Hay’adda nabadsugidda dalka Norway ee loo yaqaan PST ayaa xaqiijisey in Xassan Cabdi Dhuxulow uu ka mid ah kooxdii weerarka ku qaadey Suuqa Westgate ee magaalada Nairobi dalka Kenya, waxaana sidaas u xqiijiyey Raadiyaha Norway ee NRK Jan Red Kite, oo ah dacwad-oogaha iyo madaxa baaritaanada ee PST Iyada oo weli uu socdo baaritaankii ayaa […]

Center For Somali American Engagement oo ka qaybgalay shir looga hadlaayey caafimaadka

ohio

Columbus, Ohio October 18, 2013 Ururka Center for Somali American Engagement oo maanta ka qeyb galey shir looga hadlayey arimaha caafimaadka oo ay soo diyaarisey U.S. Health and Human Services Secretary Kathleen Sebelius halkaas oo looga Hadley arimaha bulshad iyo caafimaadka gobolka ohio . Waxaa lagu qabtey Columbus Metropolian Library ee magaalada Columbus , Ohio. […]

FAALLO: Soomaaliya maaha gobolka 51-aad ee Maraykanka.!! (Qalinkii Maxamed Xaaji)‏

somalia

“Waanu soo dhowaynaynaa xitaa weerarro kale, hadiiba ay taasi naga caawinayso in laga takhalluso Al-Qaeda, Al-Shabaab,” ayay London ka tiri wasiiradda arimaha dibedda & xiriirka caalamiga ah Foowziya Yuusuf Xaaji Adam oo sidoo kale ah xigeenka wasiirka 1-aad iyadoo raacisay. “Iskaashi baa naga dhexeeya, mana aha inay na waydiiyaan, maxaa yeelay waxaanu leenahay hal cadow.” “Abaal […]