Ogeysiis Soomaalida Switzerland iyo Taageerada Dowlada Jubaland

IMG-20130612-WA0004

Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa Umada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland in ay ka soo qeyb galaan xaflad lagu taageerayo Dowlada Jubaland iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan, iyo Generaal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil. Xafladaan ayaa waxa ay ka dhici doonto Magaalada Geneve Maalinta Sabtida ah Taariikh-duna ku beegantahay 22.06.2013, waxaana dhanka Madaadalada goob joog ka ah […]

Magaalada London oo lagu qabanayo kulan looga hadlayo Fursadaha iyo maalgashiga Ka jira deegaanada Puntland

viewer

Waxaa lagu qabanayaa Magaalada London Kulan Muhiim oo laga hadlaayo looguna soo bandhigaayo maalgeleyaasha Caalamka siddii ay loogu sheegi lahaa Fursadaha ka jira Puntland oo ku aadan dhanka maalgashiga Kaluumaysiga , Xoolaha Nool iyo habka looga faa’iidi karo Kaluunka, Fikradaha dhanka ganacsiga Puntland ee ka dhaxayn kara Ganactadada iyo maalgeliyeyaasha iyo arrimo kale oo badan. […]

Xaflad lagu tageerayo Jubaland State oo ka dhacday magaalada Washington DC.

548911_10151609467431341_1095133253_n

Waxaa ka dhacay magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka habeenkii Sabtida April 13, 2013 xaflad lagu tageerayo maamul goboleedka ay sameeysanayaan dadka deggan gobollada Jubadda Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo. Waxaa xafladdan kasoo qabgalay dad boqolaal kor u dhaafay oo ka mid ah jaaliyada ku nool agagarka gobollada Washington, Maryland iyo Virginia. Xafladda oo si […]

Mudane Abdi Warsame oo ka qaybgalay dacwad ka dhacday aqalka looga arimiyo gobolka Minnesota [Sawiro]

MNwar5

RCV oo u taagan Ranked Choice Voting ayaa ahayd qaabka golayaasha degaanka magalaada Minneapolis loogu codeeyo tan iyo 2009. Qaabkaan ayaa shakhsiga wax codeeya faraysa in uu doorto dooqiisi kowaad,labaad, sadexaad iyo dheeraad. Muraxshaxa golaha degaanka Somaaliyeed ee magaalada Minneapolis ayaa golaha sharci-dejinta gobolka Minnesota hortooda kasoo jeediyey khudbad aad loogu riyaaqay oo taabanaysay dhinacya […]

Xaflad loo agaasimey ardey ka qalinjebisey kuliyadda Sharciga & Qaynuunka ee Jaamacadda PSU

hkmn 52

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe, xafladda ayaa loo dhigey 23 aredey oo ka qalinjebiyey Kuliyadda Sharciga & Qaynuunka ee Jaamacadda PSU. Guddoomiyaha Jaamacadda PSU Maxamuud Shiikh Xaamud oo xafladdii qalin-jebinta ka hadley ayaa ugu horeyntii u mahad naqay hay’adda UNDP oo uu sheegay la’aanteed […]

Maareeyaha Guud ee Shirkadda AMAL Group oo Australia lagu sagootiyey

IMG_9421

Xaflad Sagootin ah oo ey ka soo qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia, laguna sagootinayay CEOka ama maareeyahay cusub ee ay Shirkadda AMAL GROUP ay yeelatay ayaa lagu qabtay Xaadfadda Fleminton ee magaalada Melbourne Australia. Maareeyaha cusub ee loo magacaabay shirkadda Amal ayaa lagu magacaabaa Mudane Axmed Maxamad Warsame waana aqoon yahan […]

Australia: Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Australia oo kulan la qaatey Soomaalida degan halkaas (Sawiro)

A6

Qunsuliyadda Guud ee Soomaaliya ay ku leedahay wadanka Australia ayaa habeenimadii xalay kulan isugu yeertay dhammaan aqoonyahanada iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee ku nool waddanka Ustralia. Kulankaan oo ku wajahnaa sidii loo taageeri lahaa hannaanka iyo isbadalka cusub ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo agaasimay qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Australia mudane […]

Bulshada Baargaal oo waddo muhim u ah noloshooda gacanta ku dhisaaya (Sawiro)

SAM_1058

Waxaa Degmada Baargaal ka bilowday olele ballaaran iyo shaqo sidii loo hagaajin lahaa loona furi lahaa waddada ganbaduufle oo ahamiyad wayn u leh bulshada degaanka. Ololahaas oo ay si xoogan uga qayb qaateen, horseedna ka ahaayeen dhalinyarada ururka ACDO ( ururka dhaq-dhaqaaqa horumarinta arimaha bulshada Degaanka) ayagoo kaashanaaya maamulka degmada iyo bulsha waynta degaanka. Waddada […]