EDITORIAL
(March 9, 2010)
Waxaa sii xoogeysanaya wararka kasoo baxaya dalalka Maraykanka, Itoobiya iyo Kenya ee ku aadan dadaalada ay Dowladahaasi wadaan oo ay ku doonayaan in ay gacan militari kusiiyaan Dowlada Federaalka
(March 2, 2010)
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa soo saarey wareegto uu isbedel ku sameeyay qaarkamid ah wasiiradiisi halka qaar kale xilkii laga qaadey, iskubedelka wasiirada ayaa ahayd mid muddooyinkii la so dhaafey la
(February 26, 2010)
Waxaa muddooyinkii la soo dhaafey jirey warar sheegaya in Madaxweynaha Puntland uu samayn doono isbedel ah dhanka maamulka
(February 16, 2010)
Tan iyo markii ay bur burtey dawladdii awoodda lahayd ee Soomaaliya muddo 20 sano ka hor, waxaa faraha ka baxay hubka la isku gumaado oo noocyadiisa kala duwan leh, hubkaas
(February 6, 2010)
Waxaa habeenkii xalay ka dhacay caasimadda UK ee London xaflad si weyn loo soo agaasimey taas oo lagu xusaayey rabbi ha u naxariistee Cali Xassan Cali (Barduura) oo ahaa
(January 29, 2010)
Waxaan maqaalkaygaan kaga hadlayaa warbixin gaaban oo aan ka soo qoray socdaal aan ku tegey magaaladda Nakuru ee xarunta gobolka Rift Valley ee wadanka Kenya kadib hawl galadii ciidanka booliska
(January 18, 2010)
Waxaa dhici karta akhristow in aad la yaabto cinwaanka maqaalka, laakiin ma ahan mid aad la yaabto bulshada waxaa ka mid ah dad ku fekera wax weyn isla markaasna gaara,
(January 12, 2010)
Maalmaha madow ee hadimooyinka iyo hawlka badan waa mid maalinkasta saaran umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulkii hooyo. Qaraxii baaruuda ee bilowdey muddo haatan laga joogo 29 sano, ayaa weli
(January 7, 2010)
Waa maalmo taariikh iyo xasuus gaar ah u leh umadda Puntland dal iyo dibad 7 – 8 bisha Janaayo, waxay ahayd maalmihii loo baratamaayey tartanka madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa, shacabweynaha ku
(December 27, 2009)
Weriye Maxamed Yaasiin Isxaaq oo magaalada Gaalkacyo uga soo warami jirey idaacadda VOA ayaa weli ku jira gacanta laamaha amniga ee Puntland. Maxamed Yaasiin Isxaaq ayaa laga soo qabtey magaalada
(December 26, 2009)
Xiisada dib uga soo cusboonaatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ah mid markale soo nooleysay baahida loo qabo in xal waara laga gaaro kala qeyb sanaanta magaalada
(December 23, 2009)
Warbaahinta Horseed Media ayaa samaysey codqaadid ku aadan qaraxyada iyo amnidarada muddooyinkii danbe ka dhacaayey Dawladda Puntland, hadaba Poll-ka oo socdey muddo sadex maalmood maalmood ah ayaa waxaa ka qaybqaatay
(December 20, 2009)
Waxaa maalintii shalay Horseed Media lagu daabacay mid kamid ah calamada loo gudbiyey Gudiga go’aanka ka gaaraya calanka Puntland kadib waxaa akhristayaal badan naga codsadeen in aan u soo bandhigno
(December 9, 2009)
Waxaa maanta ka dhacay dalka Holland magaalada Den haag shir aad u balaaran kaas oo looga hadlaayo Burcadbadeeda Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeelatay dhaqaalaha aduunka. Shirka waxaa soo
(November 30, 2009)
Mudaahaardyo, canbaarayn ba’an, wel wel iyo dabaaldeg ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii ay qaateen shacabka Swiss-ka kadib markii ay maalintii shalay(29.11.2009) u codeeyeen in la mamnuuco Minaaradaha laga taago masaajida
(November 12, 2009)
Gobolada waqooyi Bari ee Soomaaliya iyo kuwa deriska la ah muddooyinkii dawladda Soomaaliya bur bursanayd waxa ay ku naaloonayeen nabad, waxaana bulshadu meel uga soo wada jeesanaysey qofkasta oo nabada
(November 10, 2009)
Bilihii lasoo dhaafay waxaa isa soo tarayey xaaladaha amni ee deegaanada Puntland iyo shirqoolo kala gedisan oo ka dhacay gudaha gobalada Puntland, kuwaasi oo dhamaantood la rumeysan yahay inay salka ku hayeen dagaal hoose oo qarsoon.
(October 25, 2009)
Sanadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa Gobolada Puntland ku soo qul qulayay Dad gaaraya kumanaan
Next Page »