isimo2

Waa Kuwee Isimada Puntland?

Editorial Dadka tariikhda yaqaan waxa ay tilmaamaan in magaalada Xuddun la yiraahdo ee gobolka Sool, ay ahayd meeshii dadka dega gobolada la isku yiraahdo Puntland ay ku heshiiyeen waxa loo yaqaan xeer Harti, ayna ku heshiiyeen sida ay u [Continue Reading...]

Runta Puntland iyo Raamsiga Baxaaya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa safar aan horey loo sii shaacin todobaadkan ku tegay gobolada Karkaar iyo Bari, safarka madaxweynaha ayaa dadka u kuurgala siyaasadda waxa ay ku tilmaameen mid uu ku meelmarinaayo [Continue Reading...]

Faalo: Isbedelka Golaha Xukuumadda Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa soo saarey wareegto uu isbedel ku sameeyay qaarkamid ah wasiiradiisi halka qaar kale xilkii laga qaadey, iskubedelka wasiirada ayaa ahayd mid muddooyinkii la so dhaafey la hadal hayey, Madaxweynaha Puntland ayaa [Continue Reading...]

Kuweenu waa Shuhaddo Kuwooduna Waa Bakhti.

Maalmaha madow ee hadimooyinka iyo hawlka badan waa mid maalinkasta saaran umadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulkii hooyo. Qaraxii baaruuda ee bilowdey muddo haatan laga joogo 29 sano, ayaa weli socda mana muuqato xal laga gaarayo dagaalada [Continue Reading...]

Doorashadii Dr.Faroole Sanad Kadib

Waa maalmo taariikh iyo xasuus gaar ah u leh umadda Puntland dal iyo dibad 7 - 8 bisha Janaayo, waxay ahayd maalmihii loo baratamaayey tartanka madaxweynaha iyo  kuxigeenkiisa, shacabweynaha ku dhaqan Puntland, iyo kuwa u dhashey ee ku nool dibadaha [Continue Reading...]

Editorial: Colaadda Gaalkacyo Xal Maleedahay?

Xiisada dib uga soo cusboonaatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ah mid markale soo nooleysay baahida loo qabo in xal waara laga gaaro kala qeyb sanaanta magaalada Gaalkacyo iyo waliba dagaalada soo jireenka ah ee ka dhaca gobalka [Continue Reading...]

Poll: Yaa ka danbeeya Qaraxyada Puntland

Warbaahinta Horseed Media ayaa samaysey codqaadid ku aadan qaraxyada iyo amnidarada muddooyinkii danbe ka dhacaayey Dawladda Puntland, hadaba Poll-ka oo socdey muddo sadex maalmood maalmood ah ayaa waxaa ka qaybqaatay dad gaaraya 770 qof, ma jirin [Continue Reading...]