Boosaaso matahay casumada ganacsigga Soomaaliya! Qaytii 2aad

Bosaaso

Mahad oo dhan Alle ayay u sugnaatay, allaha (SW) leh Aduunka iyo Akhiradda ba, Wanaagsanaan iyo hufnaan bini,aadam waxaa leh Nabbi Muxamed (NNKH). Waxa marag ma doonto ah in aynu in badan oo kamid ah nolosheena aan maskaxdeena akhristow iska waydiinay, “xagee baa ah ama ahaan doonta caasimada ganacsiga Somalia”?, Waxan u soo joogay meelo badan oo lagu falanqaynaayo su’aashaas […]

Maamul Wanaaga iyo Puntland!

DSC09974

Erayga Maamul Wanaaga waa mid in badan ku batay dhega shacabka reer Puntland tan iyo intii ay Dowlada uu hogaanku u hayo Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ay xilka la wareegtay sanadkii 2009kii. Dowlada Dr.Faroole ayaa sheegtay inay il gaar ah ku eegi doonto inay maamul wanaag ahmiyad gaar ah siiso isla markaana xooga saarto la dagaalanka […]

Magacaabida Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Xiliga Kala Guurka

3hogaankaDFKMG

Madaxweynaha Dowlada KMG Federaalka Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Axmed ayaa wareegto uu todobaadkan soo saaray ku magacaabay Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xilkan u magacaabay Cabdullahi Axmed Afrax, masuulkan ayaa looga fadhiyaa inuu dib usoo nooleeyo Bangigii Horumarinta Soomaaliya oo ah mid laf dhabar u noqon kara dib u dhiska dalka Soomaaliya. Magacaabida Guddoomiyaha […]

Kenya oo bada Soomaaliya dooneysa inay Batrool kala baxdo?

Wasiirka Tamarta Kenya, Mr.Kiraitu Murungi oo gacanta ku haya shidaal laga soo saaray gobalka Turkana ee Kenya

Dowlada Kenya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay si rasmi ah ugu saxiixday heshiis baaritaan Batrool ah labo shirkadood oo laga kala leeyahay dalalka Faransiiska iyo Itaaliya. Shirkadaha Batroolka ee TOTAL(France) iyo ENI (italy) ayay dowlada Kenya u saxiixday inay baaritaan Shidaal ka sameeyaan biyaha bada Soomaaliya qeybo kamid ah. Goobaha Kenya u saxiixday labadan shirkadood ayaa […]

La Gam’i Waayay Warkii Laga Soo Tabiyay Dhulkii Carbeed (Gabay)

522619_405046876191913_100000598117332_1469477_779300814_n

Galgaladkaan dhigiyo gama’ la’aantayda Gogoshaan ku jiifsaday hurdada goodkii igu yaacay Gasiinkii la ii dhigay waxaan gawska uga daayey Dubai kuwii ka yimi baa war baas iila soo galaye Geeridii cabdilahi bay sheegayeen gacal ha waayeene Goblamooyin waxay ii wadeen guuldarriyo hooge Gabbal baa u dumey reerihii gobolka mudug yiille Abidkii rag waa go’i jiree […]

Maxaan ka baranay maamuladii nasoo maray [Faallo]

madaxdii

Tan iyo markii la aas aasay Dowladda puntland, waxaa uu shacabku soomaray marxalado kala gadisan oo ay kamid yihiin in aysan cidna dooran, in aysan adegii dowladda lagarabay helin iyo in aysancodku lahayn waxna aysan dooran Karin. Shacbka reer P/land waxaa ay ku amaanan yihii tanaasul iyo dulqaad, waxa ay wax kasta dhaafsadaan nabadda iyo […]

Rakko: Daawo Sawrida Wefdigii Madaxweynaha Puntland ee Degmada Rako Raaxo iyo Dangoroyo

DSC037533 (4)

Madaxweynaha Puntland iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa booqdey todobaadkan degaano ka tirsan gobolka Karkaar, Madaxweynaha iyo wefdigiisi ayaa ku hormarey Tuulada Dhuudo ee taariikhiga ah kadib waxay soo mareen Xunbeys iyaga oo ugu danbeyntii tegey degmada Rako Raaxo ee dhacda Bariga Degmada Qardho, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey wefdiga Madaxweynaha, Safarka Madaxweynaha ayaa […]

Maxaa Hor Istaagay oo Fashiliyey rajadii iyo Himiladii Shacabka Puntland ?

Cabdirisaaq Xuseen Gacayte

Waxaa   la bilaabey  Bishii Oct ee Sanadii 2008 Abaabul,olole iyo tartan ku wajahan hanashada hogaanka Maamulka puntland Iyadoo laga Faaidaysanaayo fursadan doorasho luguna sugnaa xaalado amni ,dhaqaale iyo Maamul xumo Laguna dhaliilay Madaxdii talada haysay,  xisaab celin la’aan,ku tarki falid hantidii dadweynaha  iyo caburis ,cadaadis xoriyadda iyo xuquuqda aadamaha,,oo si toos ah loogu xadgudbay, […]

Daawo sawirada deegaanka Beeraha ee Boosaaso

Karin 083

Kaamarada Horseed Media ayaa maanta booqatey deeganka Karin Bosaso oo qiyaastii dhanka Koonfureed magaalada Bosaso kaga beegan masaafo dhan 35km, waa dhulbeereed aad u qurxoon marka aad ugudaha u dhacdo isla markaana aad ka dewgtid laamiga, daawasho wacan.   Horseed Media